SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Silent message ?
Saaka (31 July 2024), Madixii siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyah ayay Israa'iil (ama Maraykan) ku dishay caasimadda dalka Iiraan. Rabbi naxariis waasaca ha siiyo. Qalbigaa dhab ii gilgishay runtii, indhahana ilmaa buuxisay. Waa dareen aan la wadaago muslim walba iyo insaan walba oo dulmi-diid ah.
Laba arrimood ba, waa muhiim:
1. Reer Falastiin, si gaara ururka wax-iska-caabbinta Xamaas lagama filayo jixin-jix.
2. Farxadda isticmaarku waxa ay la cimri noqonaysaa kiniinka xummad-jabiyaha ah (painkiller). Inta uu kiniinkaasi jidhka qof xanuunsan ku jiro, in ka badan farxadda dilka Ismaaciil Haniyah kuma jirikarto quluubta awoodaba isticmaarka ah (Israa'iil & xulufadeeda).
Sida aynu badankEen lasocono waxaa SanaD cusub ubilawmay Taariikhda Hirjiga ah Ee Tirsiga u aH bulshawaynTa islaamka 1446 waxananu ku jiraa bishiisii 1aad Ee محرم oo kamida 4 blood Ee xurmada leH Haddaba bishaa waxaa ku jirta MaalinTii ilaaHay uu Halaagay Gaalkii waynaa Ee fircawn Uuna Badbaadiyey Nabi muuse oo aHayd maalinta 10aaad Ee bisha muxarram
qofkii sooMana wuxuu Helayaa Hal Sano oo Danbi dhaaF ah siduu Nabigu sheegay
Sidoo kale Waa Soonka lasoomo Ee ugu Fadliga badan Ramadaan ka Dib
”Maalinta CASHUURA waxay ku beegan tahay maalinta Talaadada 16 July 2024 oo ah maalinta tobanaadi bisha MUXARRAM ee sannadka 1446 taariikh ahaan”
Sidoo kale maalinta 9aad oo loo Yawaano TAASUUCA Oona bari ah in la raaciyo waa Ajar dheeraad ah
KaFaa.iidaysi wanaagSan sii Faafi
◇الدال على الخير كفاعله◇
Nabi Muxammed ﷺ : "Soomitaanka maalinta carafo waxaan rajaynayaa in lagu dhaafo danbiga sanadkii tagay iyo sanadka soo socda" waa maalinta 9aad waxaana soomitaanka maalintan loo sunneeyaa qof kasta oon acmaasha xajka ku guda jirin.
Maalintaas waxay ku beegantahay ,maalinka sabtiga ah insha allah , kafaa'ideyso wll.
Naftaydaay gacalo dhalasho wacan wax aad u dhawaatay dhimashada oo wax kuu kordhahay sannad , waxa uuna ka go,ay cimrigaga 20 sanno wax aan soo bartay waxyaabo badan oo aan soo koobi karin waxana gaadhay hadafyo aan in badan soo dajinayay alxamdulilaah allow waad iigu guulsaysay.
Ku soo dhawoow dunida 20 jirada khalid Rage ahmedow
Ma la iga daroomoya inaan 20 jir noqday ??
Eid mubarik ?✨
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago