Mu'asasa-afiifaatt-adiin🍃📚

Description
𝗔𝘀 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗔𝗹𝗲𝗶𝗸𝘂𝗺 ✪🕊️

ᴡᴀᴀᴅ ᴋᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ sᴏᴏ ʙᴏǫᴏsʜᴀᴅᴀ ᴄʜᴇɴᴀʟᴋᴀʏɢᴀ💙

💞مـــن يــــرد الــلـــه بـــه خـيـــرا يـــفـــقه فـــي الــديــن💞
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago

2 months, 3 weeks ago

Waxaan Gallney Sanadkii Cusbaa Ee Al-Hijri- 1446, Kullu Caam" Waxaan Allah SW) Ka baryaynaa" inuu inooga Dhigo" Sanad Khayr leh oo kaba Mideeya Quluubta Muslimiinta Dhammaantood?" Kusalliya Rasuulkeena Mohamed SCW" oy Marayso, Hij-radiisu- 1446" ١٤٤٦..

كل عام ونحن نشهد أن لا إله إلا الله وأن محمد رسول الله
كل عام ونحن إلي الله أقرب، اللهم اجعله عام جبر لخواطر وقلوب المسلمين جميعًا ? صلوا على من مر علي هجرته ١٤٤٦ عام حبيبنا وشفيعنا يوم القيامة سيدنا محمد ﷺ ♥️

2 months, 3 weeks ago

Aadmiga dhamaan. Idilkood ma jiro. Axad waaraayaa. Aabooy Sidaad.? Noo ababiseed. Aqoon noo bartee.?? Cilmi lagu aflaxo. Nagu aadiseed.? Maxad iyo iskuul❤️. Arday noo qortee. Isha noo furtaad.? Waligay ogoo?. Ma ilaabi karo.? Abaalkaagiyoo Aayado Duco ah.?

2 months, 3 weeks ago

Aadmiga dhamaan.
Idilkood ma jiro.
Axad waaraayaa.
Aabooy Sidaad.?
Noo ababiseed.
Aqoon noo bartee.??
Cilmi lagu aflaxo.
Nagu aadiseed.?
Maxad iyo iskuul❤️.
Arday noo qortee.
Isha noo furtaad.?
Waligay ogoo?.
Ma ilaabi karo.?
Abaalkaagiyoo
Aayado Duco ah.?
Ayaantii kastaba.
Inaan kuu akhriyo.
Waad istaahishaa.
Ehelkii janada.
ALLE kaa dhigyoo.
Ambiyadi wacnaa.
Asaxaab la noqo.

Abooy markaan.
Adduunyada imiyo.
Ilaa maanta oon.
Awood leeyahoo.
Arrin lay dirsado.
Mar kastaba adaa.
Usha ii Sidoo.
Edebta iyo diin.
Iga dhigay adeec.
Akhlaaq fiicanoo.
Ma ilaabi karo.
Abaalkaagiyoo.
Aayado duco ah.
Ayaantii kastaba
Inaan kuu kuu akhriyo.
Waad istaahishaa.
Ehelkii janada.
ALLE kaa dhigyoo?.
Ambiyadi wacnaa.??
Asaxaab la noqo.???

5 months, 2 weeks ago
6 months, 1 week ago

Noo soo duceeyya wallayaall ?dhib yarr baa na hyyztta in alle dhibkaaz io murugtaaz naga dul-qaado??

6 months, 1 week ago
7 months ago
Waxaan nahay ciyaal

Waxaan nahay ciyaal
Caqli aan lahayn
Cudud aan lahayn
Ciirsi aan lahayn
Oo caddaalad iyo
Codsanaaya hiil,

Waxaan nahay carruur
Aan cod dheer lahayn
Oo nolol ku cakiran
Ku cawaynayee
Cududdii dalkoow
Aan ciil baxnee
Idinkoon cafiyin
Na cidleeyahaas
Cidhibtiisa jara.??

7 months ago

**Caawa waa habeen weyn 15-ka bisha shacbaan allaah wuxuu u danbi dhaafaa dhamaan adoomadiisa laba qof mooyaane

1:qof alle cibaadadiisa cid kale lawadaajiya.
2:iyo qofka walaalkii caloosha xumaan iyo cuqdad ugu haya.

‐Huduu jiro qof walaalkaa ah oo aad caloosha wax ugu hayso habeenkaa weyn dartii waan ku cafiyee i cafi ku dheh.?❤️**

7 months, 1 week ago
**Markastoo aad ciriiri nafeed dareentid. qofna …

Markastoo aad ciriiri nafeed dareentid. qofna ha u caban. ee ku celiceli.
رب إني مسني الضر وأنت أرحم الراحمين
Allow dhib baa i gaaray. inta naxariisatana adigaa u naxariis badan.
#IllaahayBaaNaguFilan*❤️*????**

7 months, 3 weeks ago
**Mar kazta Oo Aan ismoodo Aqoonyahan …

Mar kazta Oo Aan ismoodo Aqoonyahan Waxan La kulmaa Wax Aanan garaneynin { Aqoon u Laheyn }, Taazina Waa zababta Aan Wali Wax U Barto.?*?*?   

╭┈──────────────
╰┈➤banaatt cafiifatt al-diin**

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 days, 2 hours ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 day, 17 hours ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 1 week ago