XO
Unzensiert Infoseite
Übersicht über alle Kanäle & Bots
@unzensiert ist ein Non-Profit Kanal
🤜🏻Partnerkanäle🤛🏻
@Aufwachen
@DokuKiste
@BuecherKiste
@GruppenListe
@Gesundheitsecke
@VegetArisch
@MZWnews
Asc. Far Cusmaani: waa far Af-Soomaaliga lagu qori jiray kahor inta aan si rasmi ah Far Laatiin loo qaadan 1972dii.
Waxaa 1920 kii alifay Cusmaan Yuusuf Keenadiid, oo ahaa Qoraa, iyo Gabyaa sidoo kale kamid ahaa SYL.
Waana farta ay wax kuqoran jireen dhalinyaradii SYL.
Waxaa Unicode-ka lagu daray 2003dii, taasoo kadhigan in moobilka ama Kumbuyuutarka lagu qori karo.
websitekan ama mawqican ( https://farsom.vercel.app/ ) waxa uu kaa saacidayaa inaad far Soomaali Laatiin u Qorto, kadibna uu kuugu badalo Far soomaali Cusmaani.
XO
Unzensiert Infoseite
Übersicht über alle Kanäle & Bots
@unzensiert ist ein Non-Profit Kanal
🤜🏻Partnerkanäle🤛🏻
@Aufwachen
@DokuKiste
@BuecherKiste
@GruppenListe
@Gesundheitsecke
@VegetArisch
@MZWnews