Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo
👇👇👇
@Samiir0910
Last updated 1 year, 7 months ago
Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.
Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain
55: ➪ ?**Wanaagsanaantu maaha in aad ku dadaasho in aad samayso waxa laguu sheego, ee waa in aad u hurto shaqada aad go’aansatay in ay mudan tahay in aad qabato.
75: ➪ ? Guul-darradu weligeed ma aha hadafka ugu dambeeya, waa in ay noqotaa waayo-aragnimada waxbarashada halkii ay ka ahaan lahayd khibrad ceeb ah.
85: ➪ ?Akhriso taariikh nololeedka dadka aad majeerto, baro noloshooda, go’aamadii ay gaadheen, iyo caqabadaha ay kaga gudbeen waddadii guusha. Waxaad casharo badan ka baran kartaa khibradaha dadka kale.
Join?@TAMARSIINTARUUXDA ™️**
Waxa aan is weydiiyaa marka aan arko dalkii soomaaliyeed dhibaabaha uu gondaha la galay, tolow ma la helayaa hogaamiye soomaaliyeed oo dalka shisheeyaha ka caydhiya, maamuuskiisii u soo weeciya, caasimadihiisii bila, bulshada ii sima, cadawgiisa rida, horumarkiisa isu xidha , gaaxdiisa lisa, baahiyihiisana isku dubbarida.?**
Join?@TAMARSIINTARUUXDA ™️**
**Aad ayay u xanuun badantahay marka aad doonayso in aad qof u sharaxdo oo fahansiiso in aad tahay qof isaga oo kale ah ... !