SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Nabiga S.C.W. wuxuu yiri camal wuxuu Allah ugu jecel yahay qof muslim ah oo aad ka farxisid. kurbada oo aad ka faydid. yacni Dayn aad ka bixisid ama gaajo aad ka quudisid??☝???
Habeen wanagsan akhayarey ✨
Maalin ayuu nebigu scw salaadda soo hadalqaaday, markaas ayuu yiri:
“Qofkii salaadda ilaaliya maalinta qiyaame waxay u noqotaa iftiin, xujo iyo badbaado. Qofkii aan ilaalinna ma helo iftiin, xujo iyo badbaado midna, maalinta qiyaamana wuxuu la-jirkooda noqdaa Qaaruun, Fircoon, Haamaan iyo Ubay ibnu Khalaf”.
Xadiith saxiix ah.
كان عبدالله بن مسعود رضي الله عنه يقول :
عليكم بالشفائين : القرآن , والعسل
وكان يقول : العسل شفاء من كل داء
والقرآن شفاء لما في الصدور .
[ مصنف ابن أبي شيبة 30642 / 30643 / الطبراني في الكبير 8910 ]
Cabdullaahi Binu Mascuud Ilaahay haka raalli noqdee wuxuu odhan jiray; Waa inaad isticmaashaa laba daawo: Qur’aanka iyo Malabka Wuxuu odhan jiray: Malabku cudur kasta waa dawo Qur’aanku waxa uu dawo u yahay waxa laabta ku jira.
[Musannaf Ibnu Abii Shaybah 30642 / 30643 / Al-Tabaraani ee Al-Kabiir 8910].
Maalinta Carafo Waa Beri I.a.
Waa Maalin Aad U Fadli Badan, Waa Fursad Aad U Weyn Qofka Muslimka Ah Waxa laga Rabaa Inuu Ka Faaidaysto Fursada Maalintan, Waa Maalin Ilaaahay Ka Xureeyo Naarta Adoomadiisa, Waa Maalin Danbiya Oo Dhan La Dhafayo, Waana Maalin Ducada La Aqbalo,
Maalinka Carafa Wuu Yimaaday Ducadeycana Waxay Noqonee Mid La Ajiibay, Waxana Wax Aad Loogu Farxo Eh In Maalinka Beri Ah Alle Imaan Doono Samada Dunida, Markaana Aan Weydiisano Waxwalbo Ood Rabbi Ka Rabno Wana Ognahy Cidkale Aan Asiga Eheyn Mana Siin Karee, Beri Waa Maalin Ilaahay Rabo Inuu Umadiisa Ka Farxiyo, Siiyana Nimcooyinkiisa, Ilaahay Waa Wanaagsane Caadil Ah, Ma Mooga Inta Baryaysa Oo Gacmaha U Taaganaysa, Ilaahay Waa Ciiltire Inta Baryaysane Wuu Ajiibaya Hadaba Beri Carabkaaga Yuu Ku Ciilin Oo Maalinkan Weyn Shaydaan Yuusan Kaa Mashquulinin.
Ugu Danbeyn Xujaajta Marka Ay Fuulan Buurta Carafo Ayuu Ilaahay Noo Soo Degayaa Samada Aduunyada Waana Xiliga La Aqbalaayo Ducooyinka.
Dadkii Hore Maalinka Carafo Ayay Ducooyinka U Dib Dhigan Jireyn Si Alle Subxanu Watacalaa UBaryaan, Waxaa Jiro Kumanaan Kun Oo Alle Carafii Hore Baryay Maantana Ducadooda Arkay Aynu Maalinkaas Sagaaladka Ee Carafo Soono, Soonkaaso Lagu Dhaafayo Dunuubta Sanadkii Laso Dhaafay Iyo Sanadka Soo Socdo, Suubanaha Salalaahu Calayhi Wasalam Waxa Yiri Duco Waxa Ugu Fadli Badan Maalinka Carafo Wax Layiraahdana Waxaa Ugu Fadli Badan Waxa Aniga Iyo Nabigadii Iga Horeeyay Ay Dhaheyn Taaso Ah
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
عمرو بن شعيب عن أبيه عن جده أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: “خير الدعاء دعاء يوم عرفة، وخير ما قلت أنا والنبيون من قبلي لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
Sedex Shay Ku Dadaal Inaad Samaysid Maalinka Carafo.
1)_ Inaadan Qofna Qalbiga Wax Ugu Heyn Kan Wax Ku Geeystay Iska Cafi kan Adiga Wax U Aad Geesatayna Cafis Waydiiso.
2)_ Waxad Ku Dadaasha Inaad Joogtid Meel Cidla Aan Waxba Ku Mashquulinaynin, Kaliya Aad Ku Mashquulaysid Dikriga Ilaahay Iyo Xuskiisa Sida Guriga Meel Ka Mid Ah Ama Masjidka.
3)_ Waxaad ku Dadaasha Inaad Ku Duceysatid Ducadaan
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
? ??? sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ?
? Dɪɪɴɪ ?
?: @Kalimakariim
?: @Quruxdaislaamka
?: @Daarulkheyr
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Bᴜᴜɢᴀᴀɢ ?
?: @Somalibooks
?: @Somalilibrary
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ ?
? : @Liibaanpro
? : @Somali_tech
? : @Somsoft
? : @somalitej
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?
?: @Som_Motivation
?: @Al_xakiim
?: @Albaanichannel252
?: @AishaAhmed99
?: @Xigmadoiyoxaqiiqo
?: @Dareen2021
?: @Dareen_side
?: @daren_jaceyl
?: @DhamBaal123
?: @Xikmadosom
?: @Zamzamsooyaal
?: @Nololifeysa
?: @KobciAqoontaada2
?: @dhaqan_wanaag
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
?? Qɪsᴏᴏʏɪɴ ??
?: @qalbiyadeena
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Aғʟᴀᴀᴍ ?
?: @Som_Flims
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ ?
? @Ilaqosal
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?
?: @Cilmiraadis
?: @Hogaan_Dumar
?: @xafso143
?: @Jiilka_wacyiga1
?: @Hogaan_bulsho
?: @Dhiiragaliye
?: @bqgrsh
?: @Noqoxiddig
?: @QalbiDhaye143
?: @Hidaayatu_Rabi
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
? Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ ?
?: @Hasancaashaq
?: @dareen_dahson
?: @Farsamada
?: @TilmameCafimad
?: @DunnidaSuugaanta
?: @haqabtire1
?╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾?
???
?━━━━━━?━━━━━━?
? ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
? Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_?_
╔═ ══ ══•| ? |•══ ═══ ═╗
?↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
?━━━━━━?━━━━━━?
?↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
?━━━━━━?━━━━━━?
•━━━ ??? ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
?↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫?
♋️ ??? sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ♋️
? Dɪɪɴɪ ?
♋️: @Kalimakariim
♋️: @Quruxdaislaamka
♋️: @Daarulkheyr
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Bᴜᴜɢᴀᴀɢ ?
♋️: @Somalibooks
♋️: @Somalilibrary
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ ?
♋️: @Liibaanpro
♋️: @Somali_tech
♋️: @Somsoft
♋️: @Freepreset13
♋️: @somalitej
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?
♋️: @Som_Motivation
♋️: @Al_xakiim
♋️: @Albaanichannel252
♋️: @AishaAhmed99
♋️: @Dareen2021
♋️: @Dareen_side
♋️: @daren_jaceyl
♋️: @DhamBaal123
♋️: @Xikmadosom
♋️: @ZamzamSooyaal
♋️: @Nololifeysa
♋️: @KobciAqoontaada2
♋️: @dhaqan_wanaag
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
?? Qɪsᴏᴏʏɪɴ ??
♋️: @qalbiyadeena
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Aғʟᴀᴀᴍ ?
♋️: @Som_Flims
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ ?
♋️: @Ilaqosal
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?
♋️: @Jiilka_wacyiga1
♋️: @Cilmiraadis
♋️: @Hidaayatu_rabi
♋️: @Hogaan_Dumar
♋️: @xafso143
♋️: @Dhiiragaliye
♋️: @bqgrsh
♋️: @Noqoxiddig
♋️: @Hogaan_bulsho
♋️: @QalbiDhaye143
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
? Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ ?
♋️: @Hasancaashaq
♋️: @dareen_dahson
♋️: @Farsamada
♋️: @TilmameCafimad
♋️: @DunnidaSuugaanta
♋️: @haqabtire1
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
⌛️?⌛️
✅━━━━━━?━━━━━━✅
? ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
? Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
?↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━?━━━━━━☀️
?↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━?━━━━━━☀️
•━━━ ☀️?☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Xikmadosom ↫
❸ @Hidaayatu_Rabi↫
❹ @somalilibrary↫
⭐️↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫⭐️
Mataqaanaa ducada ashkatada? Mise maba ogid in illaahay loo ashkatoodo! Haddii aanad aqoonin hadda kadib barro waa duco ku anfici doonta intaad u malayso ka baddane.
Marka koobaad waxaad ku bilaabaysaa magacyada illaahay in allaale intii aad ka taqaano. Marka labaad waxaad ku salinaysaa nebi mohamed (callayhi sallaatu wa sallaam) ducooyinka uu ku jirro saliga nebigu waa maqbuul baddanka. Marka saddexaad waxaad odhanaysaa sifo kasta ood illaahay ku ammaani karto way badanyihiin ee inta kugu so dhacda ku ammaan illaahay.
Ugu danbayn halkan ka billaw cabashadii iyo ashkatadii isla socday.
Rabbigaygii qurruxda iyo wanaaga u saaxiibka ahaayow miyaanan ahayn anigu addoonkaagii aad ku abuurtay gacantaada? Miyaanan ahayn addoonkaaga u sujuuda adiga keligaa? Miyaanan ahayn adoonka qirsan inuusan jirrin illaah aan adiga ahaynu? Miyaanan ahayn adoonka cabsida baddan marna farxadda baddan markastuu maqlo inuu kuso laabanayo adiga? Miyaanan u qalmin in adduunku I wanaajiyo? Muxuu iiga xidhmayaa albabkasta oon garaacaa? Maxay kuso gaadhi laayihiin ducooyinkaygu? Miyaanan ahayn mid salaadiisa la aqbalo? Mise qur'aankayga ayaan u akhriyaa si khaldan? Mise ducooyinkayga ayaan la aqbalin oon kusoo gaadhinba? Ma dunuubtaydaa ka baddan acmaashayda ? Ma danbi dhaafka aan ku waydiistaa mid daciifa Ah? Yaa Allah adigu hadaad I maqli weydo oo iso jawaabi weydo yaa kalle oon haystaa. Intan ka baddan waxaan u muuqdaa mid daalay ee rabbigaygow iso jawaab, haday dunuubtaydu badantay I cafi, hadaan khaldanahay isax, hadaanan toosnayn I toosi, waan ku baryaa adigu illa jir hadii aanad illa jirin waan hallaabayaa, waxkastana way iga xumaanayaan illaa weligayna sidanbaan ugu heehaabayaa adduunka!
Sow immika kuuma soo ashkatoon? soo ma arkaysid indhahayga illinta kasocotaa halkay gaadhay, sow kuuma sheegin waxkasta oo uurkayga kujiray adigoo weliba og, ma waxbaan kaa qariyay rabbigaygow,iso jawaab waan ku baryayaa oo ii fur albaabada khayrka iyo wanaaga oodhan adiga ayaa ah midkan ugu deeqsisan bixiyana waxa ugu quruxda baddan ee la bixiyee.❤️
Waxa Qortay Hamdi Abdullahi Ali?❤️
Ciid Wanaagsan Walaalahayow❤️
Xabibi Ramadaan So Dhawow, Maxan Ku Xiisnay Marti La Jecelyahay Ba Tahee❤️?
رمضان مبارك اصحابي
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago