Facakoraya📈📊

Description
Soo dhowaada saxibayal halkan waxad ka helaysaan courses free ah oo ku saabsan forex iyo cryptocurrency📈📉
My IG👇
https://www.instagram.com/mohamed_dikato?igsh=a2tyem5iczMzaWpl&utm_source=qr
We recommend to visit

Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo

👇👇👇

@Samiir0910

Last updated 1 year, 7 months ago

Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks

Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.

Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain

1 year, 10 months ago

68: Market Cycles (Bitcoin)

1 year, 10 months ago

Waa idiin fasaxay casharada groupka kujira waa dagsan kartaan

1 year, 10 months ago

Asc dhalinyaro Muraad ban leeyahay bal soo duceeya in eebe ii fududeeyo wixii aan rajaynayo

1 year, 11 months ago
Ha hilmaamina inaad moonbix xilli hore …

https://t.me/Binance_Moonbix_bot/start?startApp=ref_936399982&startapp=ref_936399982&utm_medium=web_share_copy

Ha hilmaamina inaad moonbix xilli hore ku biirtaan si aad wax fiican ushaqaysataan

1 year, 11 months ago
Mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaan la soconay …

Mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaan la soconay kororka airdrop-yada lagu qabanayo Telegram bots-ka. Binance, oo ah horyaalka suuqa cryptocurrency, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay bilaabayaan mini app game cusub oo la yiraahdo "Moonbix." In kasta oo wararka la xiriira ciyaartan ay suuqa soo galeen ka hor waqtigii loo asteeyay in la soo daayo. Binance waxay ku dadaalayaan inay bixiyaan in mashruucaan shaqo badan galiyaan, oo ay ka dhigaan Mini-game-kii abid ugu ballaarnaa ee Telegram-ka lagu qabto.

Waxaan ku talinaynaa dhammaan isticmaalayaasha barnaamijyadaan inay taxadar dheeraad ah muujiyaan marka ay ka shaqaysanayaan, waayo waxaa aad u badan scamers-ka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay iyo ogeysiisyada rasmiga ah ee Binance, fadlan raac kanaalada Telegram-ka rasmiga ah ee ay Binance ku leedahay Telegram-ka. Waxaan rajeyneynaa inaan aragno waxa xiisaha leh ee ay Binance inoo soo diyaariyeen, waxaana rajaynayaa in qof walba uu ka faa'idaysan doono maadama laga yaabo inuu Hamstar ka saro maro project-gaani.

https://t.me/Binance_Moonbix_bot/start?startApp=ref_936399982&startapp=ref_936399982&utm_medium=web_share_copy

2 years ago
Play with me, become cryptoexchange CEO …

https://t.me/hamsteR_kombat_bot/start?startapp=kentId936399982

Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop!
? +2k Coins as a first-time gift
? +25k Coins if you have Telegram Premium

Airdrop-ka Hamster Kombat wuxuu kamid yahay airdrop-yada bishaan dhammaadkeeda soo baxaya, haddii aanad active ahayn ka sii shaqaysii maalmahaan dhiman.

2 years ago
[t.me/empirebot/game?startapp=hero936399982](http://t.me/empirebot/game?startapp=hero936399982)

t.me/empirebot/game?startapp=hero936399982

?Play with me, grow your startup.

? +5k coins as your first gift
? +25k coins if you have Telegram Premium

Airdrop-ka X empire wuxuu kamid yahay airdrop-yada bishaan dhammaadkeeda soo baxaya, haddii aanad active ahayn ka sii shaqaysii maalmahaan dhiman.

2 years ago
100 love ***❤️***saara si aan u …

100 love ❤️saara si aan u arko rabitaanka coursadan si aan usoo dhigo

2 years ago
We recommend to visit

Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo

👇👇👇

@Samiir0910

Last updated 1 year, 7 months ago

Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks

Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.

Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain