Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Riyaadul jannah

Description
🍂بسم الله الرحمن الرحيم🍂

Aduunka kaga tag raad wanagsan iyo tusaale fican.❤🌻🌸
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

Maxaa ka fiican inaad ramadaan iyo habeen jumco ah isla heshay, aduun iyo aakhiro badi saliga nabiga ﷺ♥️

4 months, 1 week ago

قال رسول الله ﷺ: ❪الْبخِيلُ مَنْ ذُكِرْتُ عِنْدَهُ، فَلَم يُصَلِّ علَيَّ.❫ رواهُ الترمذي

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: ❪Bakhayl waxa ah ka agtiisa la igu xuso oo aan igu sallin.❫

Xadiiskan waxaa laga qaadanayaa in salliga Nabiga (ﷺ) lagu dedaalo gaar ahaan marka Nabiga la soo hadal qaado ama sifadiisa ama magaciisa in lagu salliyo.

Culimada qaar waxay ka daliishadeen mar kasta oo Nabiga (ﷺ) la xuso ama la soo qaadaa in lagu salliyaa inay waajib tahay.

صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.

4 months, 3 weeks ago

“Aduunyadan shaqo la qabto waxa ugu qiimo iyo ayaan badan shaqadii Nabigeena ﷺ oo ah in ummadda wanaaga la faro xumahana laga reebo ❤️🌻"

4 months, 3 weeks ago

Dulmigu mugdiyo ayuu noqonayaa maalinta qiyaame ee aad iska ilaali !.

5 months ago

Sow lagama yaabo in risqigaaga uu yahay inaa ka caafimaad qabto cuduro badan, ama qaladaad badan ood gashay Alle kuu asturay, sow lagama yaabo inuu risqigaaga yahay in Allah kugu hareereysiiyay qalbiyo ku jecel iyo dad ku garab taagan, sow lagama yaabo in risqigaaga uu yahay dhib yar oo kugu dhacay oo lagaaga badbaadiyay dhib weyn oo kugu soo socday.

Arsaaqda wey fara badantahay ee ha u maleyn in ay tahay maal iyo maadi kaliya.

#marwo

5 months ago

Sunooyinka maalinka Jumcaha 📌

🌼 Qubeyska 🛀
🌼 Is carfinta 🌸
🌼 Cadayga 🥰
🌼 Labiska qurxoon 👔👗
🌼 Suuratul Kahfi 📖
🌼 Saliga Nabigaﷺ
🌼 Ducada 🤲

5 months, 3 weeks ago

Never Skip Salah because>>

  1. Fajar increase beauty🤎

  2. Zohar increase income🤲🏻

  3. Asar improves health 💖

  4. Maghrib release tention🌻

  5. Isha gives peaceful sleep.🌙

5 months, 4 weeks ago

Haddii ay gabadha jaahil ka tahay culuumta diinta, ninkeeda wey dhibtaa, caruurteedana wey fasaadisaa, umaddana wey halaagtaa.
Ibnul qayyim.

6 months ago

" Haddii jannadu tahay meesha qofka loogu nimceeyo, cadaabtuna tahay meesha qofka lagu ciqaabo, ogoow adduunyaduna waa meesha qudha ee bani'aadamka lagu imtixaano."

~Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

6 months, 1 week ago

Wuxuu yidhi Nabiga ﷺ:

"Qofkiii ku waa bariista reerkiisa isagoo oo nabad qaba, Caafimaad qaba, maalinkaa wuxuu cunni lahaa haysta, wuxuu lamid yahay qof aduunyoo dhan halkiisa ugu timid".🪴

W/W: Tirmidi 📚.

اللهم لك الحمد على كل نعمة أنعمتنا بها.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago