Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Fardawsa Fiican1

Description
kusoo dhawaaw channel-kan.

● Waxaad ka heli doontaa:
•Qoraallo Dhiiri-galin ah.
•Sheekooyin xikmado leh.
•Wax kasta Oo faa'ido leh.
•NALA JOOG😇
Mahadsanid.♡
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

3 weeks, 6 days ago

https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

3 weeks, 6 days ago

Dadkoo asalkoodii waxaa laga abuuray ciid qaar lagama abuurin buurta oo dhulka ka saraysa

Markaa sabab aynu isu liidno oo anaa kaa sareeya iyo anaa kaa sharaf badan laysu dhaho maba jirto

alle midka uu sharfay waa midka ka cabsada
isaga🌿🥀

3 weeks, 6 days ago

Dumarka badankood allah intey raali galin lahaayeen waxey raali galiyan shaydaan😢

Waxan la yaabey gabdho aan badana said isku qaawin jirin ayaa maalinta arooskooda cawradooda dadka la hor imaada😢

Waxaadba moodaa in aysan aakhiro io xisaab ka danbeynin

Wlhi waa wax laga xumaado in damiirka xishoodka io diinta sidaas ay dilmaan sbxnlh😢

Intaad shaydaan raali gali lahaydeen allihiina ka baqa hablow  adigoon is qaawin ayaad quruxsan kartaa maalinkaaga

Quruxda lama diidana  lkn aakhiradiina ubaqa🥰🥰

1 month ago
1 month ago

https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

1 month ago

Quruxda Gabdhaha 🌼🌿

Haddii aad waddo socoto ee uu wiil kaa daba yimaado ha hor ordin ee isku day inuu kaa hor maro aadna gadaashiisa socoto ma sheegin magaalo leys dhax yaacaayo 🌻🌿

Markii aad goob wax barasho joogto aqlaaqdaada ilaali oo iska daa qosol maalayacni ah iyo in la dhib sado dhawaaqaaga🌿☘️

Iskaga foggoow xiriirada xun oo gaar ka noqo ☘️🌻

Haka tagin salaada waayo xumaha ayeey suulisaa daganaan ayaana laga helaa 🍀

Ha noqon mid aroos kasta iyo meel kasta oo la isugu yimaada joogta ee kasoo muuqata meel kasta 🍀🌼

Ha tuurin xijaabka oo qaado xijaab dhameeys tiran waxaa jira gabdho dhar xiran haddana jirka meel ka mida feeyda☘️

Sidda timaha qoorta waana kuwa ugu cowrada badan gabadha jirkeeda waana meelaha ugu quruxda badan ma ahan inaad muujiso 

https://www.facebook.com/profile.php?id=61554373553158

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

1 month, 1 week ago

عن ابن الزبير رضي الله عنهما قال :

قُلْتُ لِأبِي الزُّبَيْرِ بْنِ العَوَّامِ : مَا لَكَ لَا تُحَدِّثُ عَنْ رَسُولِ اللهِ ﷺ؟. قَالَ : مَا فَارَقْتُهُ مُنْذُ أسْلَمْتُ ، وَلَكِنِّي سَمِعْتُ مِنْهُ كَلِمَةً سَمِعْتُهُ يَقُولُ : "مَنْ كَذَبَ عَلَيَّ فَلْيَتَبَوَّأ مَقْعَدَهُ مِنَ النَّارِ".💐

1 month, 1 week ago

Xikmada 76 aad: Waligaa ha ka niyad jabin wax aad maalin kaste ka fikirto: rajadaasi maalin ayuunbay kuu romaabi in a:

1 month, 1 week ago

💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼
Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿

(الحمد لله الذي أحيانا بعد ما أماتنا، وإليه النشور)🌷🌸🤲

(لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير، سبحان الله، والحمد لله، ولا إله إلا الله، والله أكبر، ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم، رب اغفر لي)💐

(اللهم صل على محمد، وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد،🌼🌺 💫

🍀🍁🌾-لا.تنسوا😊🌹📿

3 months, 1 week ago

Markad bilowdo inad ruux jeclaato maxaa ka fudud🥺*
*Markaad Bilowdo dhaawicisa ina ka bogsata maxa ka adag
💔****

Idinko IskU maagsan Yuunsan wadku idin kala qarin

❤️...............

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago