امة الدعوة ummataldawah

Description
اصلاح النفس هو المقصود الاول ( ومن جاهد فإنما يجاهد لنفسه )
@ummataldawah
We recommend to visit

Last updated 2 months, 2 weeks ago

سيرافقك قلبي إلى اخر العمر
- لطلب تمويل تواصل ← : @ooooow
- قناة التمويلات : @xxxxzz

Last updated 4 months, 1 week ago

https://t.me/hjjhhhjjnkkjhgg1234

Last updated 3 months ago

3 months ago

ASC Asxabta

Sidi horay an idinku shegay waxa sodhamaday meherki 3 guuri an dhisnay

Runti adban uku faraxsanahy inan ka qaybqato .
Allah waxan uka baryaya inu isku barakeyo.

Hambalyo Allah ha isku barakeeyo.
Baraka Allahu Lak Wa Baraka Caleyk Wajamaca Baynikumaa Bil khayr - Amen.

3 months, 2 weeks ago

ASC ASXABEY

Sidi an Manta idin shegay Hada waxa sodhamaday Meherkodi

Runti adban uku faraxsanahy inan ka qaybqato gurigas inu Manta dhismo Allah waxan uka baryaya inu isku barakeyo.

Inchallah qolkan waxa ku Midobay Asxaab khayka jecel Oo uu badan quran xafidin.

Hada waxan kujirnaa 3 guur Oo kale inchallah waxan Rajaynayna Inan dhisno todobaadkan inchallah.

3 months, 2 weeks ago

ASC Asxabey

Waxan sodhigay qoral before 3 days Oo ku sabsana Guur.

Rabi Subhanallah watacala wa aqbalay guurki.
Labo qof Oo asxabta qolka kamida Oo quran xafidina waye.

Manta Bacda salatul casar waxa dhacaya meherkodi.

Dhamantin uso hambalyeyo una soduceya.

Hambalyo Allah ha isku barakeeyo.
Baraka Allahu Lak Wa Baraka Caleyk Wajamaca Baynikumaa Bil khayr - Amen.

5 months, 1 week ago

Mararka qaar ma helaysid  garab aad ku oydo ,balse waxaad heli kartaa dhul aad sujuuda dhigto iyo sujuud aad ilaahay kula hadasho.

5 months, 3 weeks ago
  1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo
    وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً)

2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)

  1. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
    (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).

  2. Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
    (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).

  3. Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman
    (فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى).

5 months, 3 weeks ago

Sababta kowad ee guusha wa Qushuuca Salada Wana sifoyinka qafka Libanay:

قال تعالى:(قَدْ أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونَ ۝ الَّذِينَ هُمْ فِي صَلَاتِهِمْ خَاشِعُونَ۝ وَالَّذِينَ هُم ْعَنِ اللَّغْوِ مُعْرِضُونَ)

Alle SWT Wuxu dhahay: "waxa Libanay oo guulestay kuwa Muminiinta ah oo Imanka laga helay,wa kuwa Salada marke Dukanayan Qushuucsan Wana kuwa Laqwiga Ka jeedsada oo Laqwiga an racin".
Yarabi nagu Irsaaq Macansiga Qushuuca Salada dhaxdeda.

8 months ago

Wax shuruda majirto kaliya wan is cawinayna waxan rabna walalaha khayrka an ku midownay inay wax Nala bartaan .

Only Qima Yar Oo diwankalisa an bixinayna.

Waxan ku dhiganayna zoom live wana macalin ku takhasusay Crypto .

Qofwalba Oo kamida walalaha khayrka Oo is diwankaliya aniga ka masuula.

We recommend to visit

Last updated 2 months, 2 weeks ago

سيرافقك قلبي إلى اخر العمر
- لطلب تمويل تواصل ← : @ooooow
- قناة التمويلات : @xxxxzz

Last updated 4 months, 1 week ago

https://t.me/hjjhhhjjnkkjhgg1234

Last updated 3 months ago