Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™š๐™ฃ_๐™Ÿ๐™–๐™˜๐™š๐™ฎ๐™ก1๐Ÿฅ€๐Ÿ’โœ๏ธ

Description
๐Ÿฅ€--Soodhawadaa walaalayal--๐Ÿฅ€

Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo๐ŸŒน๐Ÿฅฐ

Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€โค๏ธ

@Reporter8...๐Ÿ“ฉโ†ฉ๏ธ
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago

hace 1ย mes, 1ย semana

๐Ÿ•‹โ˜ช๏ธRAMADAN MUBARAK โ˜ช๏ธ๐Ÿ•‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Xabsi24 jaceyl โค๏ธ๐Ÿ’
โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ

โ˜†โ—‡Gudoomiyaha kooxdaโ—‡โ˜†
@Gud_Kooxda_Midnimo
https://t.me/addlist/n3CJEQU3g9MxMDhk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMidnimoโ€, which includes 91 chats.

hace 1ย mes, 1ย semana

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen,  "Join Us"

hace 1ย mes, 1ย semana

Rแด€แดแด€แด…แด€ษด แด‹แด€ส€ษชษชแด CแดœสŸษชแดแด ๐Ÿ’œ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป โค๏ธโšก๏ธ๐Ÿ˜‡

Admin - @Zaxiibka_nolosha

hace 1ย mes, 2ย semanas

โ˜ช๏ธRAMADAN MUBARAK โ˜ช๏ธ๐Ÿ•‹

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Suaalo_Diini_Ah ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ•Œ
โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/J5g5yXVcObI5YTI8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMidnimoโ€, which includes 84 chats.

hace 1ย mes, 2ย semanas

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.

Arooryo suban..๐Ÿ˜˜๐Ÿค๐Ÿ‘

hace 1ย mes, 2ย semanas

Qofka sooman ee aan tukaneyn ma daawo ayaa u socota!!?๐Ÿ™„

hace 3ย meses, 3ย semanas
๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

@Xikmadoiyodhiirigalin
@Darenjaceyl1

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ., ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง 

hace 3ย meses, 3ย semanas

Jacaylkii bilan qaybta 14aad๐Ÿฅ‚โ™ฅ๏ธ

Farxaan"haa,may walal waa iska caadi ,kaliya habeenkii ayuunbaan akhriya ama diyaariyaa"

Bilan "dee haa,xitaa waxaan arkay fartaada quruxda badan ee dhiibsan iyo sida wanaagsan ee su'aalaha aad uga jawaabtay walaahay qof sidaa buugiisu uqaabaysan yahay wali maan arag dugsigeena"
Amaan ayay kala dul dhacday miskiinka maalmihii ugu danbeeyay oo dhan ,balse may oyayn inay dhib uhorseedayso.
Maalintani dhibaato ayuunbay usii kordhisay .fikiro khiyaali ah oo aan loo baahnayn soo noqnoqoshadooda ,waa maalintay sii xoogaysateen kal hore haddii uu isaga uun fikiri jiray ,maalmihii danbe bilan ayuu ka fikiri jiray tolow sababtu maxay tahay?sababti waaba arrinka uu ubaahan yahay inuu ogaado.

Farxaan wuu ogayahay inuu iskaga baahan yahay qof lammaane ah ,haddii uu helayo ,balse wuxu aaminsanaa in bilan ay qof kale jeceshahay .xili kasta oo uu isku dayo inuu u dhaqaaqo iyadda ,hubsiimo la'aan arrinkan ayaa xakameeya naftiisa .xaqiiqada jirata ayaa ah in aanay bilan wax raggaaba lawadaagin afkaateeda.nin raga la hadalkiisana waxaa ugu danbaysa dugsiga .bal haddaba yaa farxaan usheega inaanay bilan cidna jeclayn .bilan se yaa dareensiiya jacaylka uu uqabo farxaan iyadda.

Sheekada farxaan ayaa ah:-
.awood baan jirin xagaygoo
.afkiibaa juuqda gabay

Galabtii uu usheegay farxaan inuu jecelyahay bilan waliba si xad dhaafa,wuu uqaadan waayay fahad inuu dhici karo arrinkani.
Farxaan "saaxiib ma ogtahay inaan jacaylaaday bilan?"ayuu sheekada uga bilaabay iyaga oo laba shaaha oo caano lagu badiyay jiidaya.

Fahad intuu kabadii shaaha ahayd ku saxday,laba jeerna qufacay ayay dhaguhu balaadheen ayuu yidhi "yaa,war maxaad tidhi?bilan baan jeclahayaa ?ayuu kor ugu qayliyay "sidee dee haaye?waxasi wax imaraya maahe"
Farxaan"oo waayo saaxiib miyaanan qof wax jeclaada uqalmin?bilanse miyaan la jeclaan karin?haddaan kuusheegay se ma ceebaa?si ay ka muuqato niyad jab ayuu hadalo badan oo sidaa udhignaa ugu celceliyay?

Fahad wuu daeeemay inuu saaxiibkii niyad jab kuriday ,balse sidaa imu jeedin.kaliya filan waa yar ayaa kudhacay kolkuu arrinkan maqlay.farxaan wuxu yaqaanay muddo aad udheer walina kama maqlin wax jacayl ku saabsan.qof dumaraa waligii arrin kama galin, hadduu ka gallana waaba is ilawsiin jiray .tanina waa sababta uu uliqi waayay fahad arrinka farxaan.
Fahad "niyad jabkaaga uma jeedo anigu saaxiib ee maxaad iyada ugu sheegan wayday jacaylkaaga intaad aniga ii sheegayso?"
Farxaan"waaban usheegan lahaaye sidaan ugu sheegtaa ?
Fahad "dee intaad utagto miyaad ku tidhaahdid bilan walal waan ku jeclaaday".

Lasco qaybta xigta fadlan share.like.comment.waa xagina

Si aad ufajanto nuxurka shekada qaybihii hore soo akhriso

Emoji-kala noca sara gyz๐Ÿ™

hace 3ย meses, 3ย semanas
Suuradaada quruxoon

Suuradaada quruxoon
Iyo sowdkaaga macaan
Inaan dhugtoo iska kaa
Daawadeey daawadeydu
Ku jirtaa โค๏ธ๐Ÿฅฐ

Galabesan gyz๐Ÿซถ

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago