Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Description
Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

5 days, 17 hours ago

Shimbir walba shimbirkiis ha la duulo , yaan leysku qaldamin.
Gabar tiktok ayuu ka helay , waa macalin maado saynis ka dhig mid ka mid ah dugsiyada . Saaxiibada waxay dhaheen waa iska calaf.

Bil ka dib macalin wuu noqday nin maseyr badan , shaki badan , wuu iloobay in gabadha tiktok aheyd.

Nimanka ay la jirto waa saaxiibadeyda shaqo ,
Waxay wada duubaan life iyo sheekooyin shukaansi si ay dad badan u fiirsadaan .

Waxa ugu badan maseyrka macalinka waa hadalada ay la jilayso xilliga shukaansiga.

Macalinka maxaad kula talineysaan ?

6 days, 19 hours ago

﴿اللَّهُ خالِقُ كُلِّ شَيءٍ وَهُوَ عَلى كُلِّ شَيءٍ وَكيلٌ﴾

1 week ago
2 months ago
2 months ago

Ibnu Qayim raximahu allaah ayaa markuu ka sheekeeyey qisada gabadhii jannada ku gashay Ey ooman oo ay biyo siisay dartii,
Ayaa wuxuu Yiri:

" Hadduu Uu ALLE u dambi dhaafay qof Ey ooman waraabiyey bal kawaran ajarka aad helayso marka aad qof ooman waraabiso ama aad qof baahan quudiso!"

Maadaama ay bishii ramadaan soo dhowaatay waxaa nala gudboon inaan ka faa'ideysano oo aan dad badan afurino oo uu qof walba ugu yaraan hal qof afuriyo.

2 months ago

:اللهم إن كان رزقي في السماء فأنزله ، وإن كان في الأرض فأخرجه ، وإن كان بعيدا فقربه ، وإن كان قريبا فيسره ، وإن كان قليلا فكثره ، وإن كان كثيرا فبارك لي فيه )

( llahayow hadee irsaaqadeda samada tehe iisodaji
Dhulka hade kujirtana illahayow kasoosaar
Illahayow hade igafogtahayna iisodhawey
Illahayow hadee dhawdahayna iifududey
Illahayow hadee yartahay iibadi
Mid badan hadey tahayna illahayow ibarakey )

4 months ago

Hadii lagu waydiin laha kuma ayaad tahay adigu?

Jawaabta aad hayso maxay noqon lahayd .

4 months ago

Rajab waa bisha 7aad ee Tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4-ta bilood ee Xurmada goonida ah leh.

Bilahaa qiimaha badani waa:
︎Rajab رَجَب
︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة
︎Muxarram مُحَرَّم

ilaaheey (swt) ayaa yiri:

[ مِنۡهَاۤ أَرۡبَعَةٌ حُرُمࣱۚ ].

"Waxaa ka mid ah (bilaha), 4 xurmo gaar ah leh."

(Aayadda 36aad ee Suuratu Toowba).

Rasuulkuna (Salallaahu Caleyhi Wasalam) waxaa uu ku duceeysan jirey:

[ اَللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَ شَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان. ]

"(Alloow noo barakee Rajab & Shacbaan, Oo na gaarsii Ramadaanka)."

4 months, 1 week ago

Togaga Jahannaba.

Naarta Jahannabi waxay leedahay togag (Waadiyo) oo naar ah kuwaasi oo ka soo burqada gunteeda hoose.Saqar, Wayl iyo Qayi ayaa ah saddexda Waadi ee ay leedahay Jahannabi,mid kasta Eebbe ayey ka magan gashaa, Ajliga kulaylka daran ee ay tufayaan awgeed.

1- Togga Saqar waa tog naar ah,kaasi oo lagu cadaabi doono ruuxa ka taga salaadda.

*Qofka Saalada ka taga Waxa meel la soo wada tubi doonaa kuwii Illaahnimada sheegtay ,Fircoon,Haamaan, Nabruud iyo gaaladii waaweynad ee arliga soo martay. Waxa laga mamnuuci doonaa qofkaas Shafeecada Nebi Maxamed Salalaah calayhi wasalam iyo inuu Xawdkiisa ka cabo. Dabka ka hulaaqmaya Saqar ayaa lafihiisa ruugi doona,waana togga haddii dhinbiil yaroo ka mid ah badaha lagu tuuri lahaa ay uumi bixi lahaayeen.

Waadigani waa meel Rabbi kaga aargoosan doono cid kastoo xad-gudubtay,Saqar waa mid Injiil iyo Qur'aankaba uu Eebbe ku sheegay

{ سأصليه سقر، وما أدراك ما سقر، لا تبقي ولا تذر، لواحة للبشر}.

2-Togga Wayl waa mid ka mid ah togaga naarta ee Jahannaba ,culimo badan ayaa ku fasirtay inuu Wayl yahay Waadi jahanaba ku yaal,kuwo kalena waxay yidhaahdeen waa goodis iyo digniin dadka la siinayo. Waxa la yidhi Haddii buuraha dunida oo dhan la dul dhigi lahaa Wayl ,waxay u dareeri lahaayeen sida baraf la dhalaaliyey oo kale !sidoo kale waxa la sheegay in togani ay ka buuxaan Dibqalloocyo iyo masas waawayni,kuwaasi oo uu Eebbe ku abuuray .
Toggan Rabbi ayaa Kitaabka Qur'aanka inoogu waariyey (...فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ)

3- Togga Qayi waa midka saddexaad ee Jahannaba, Qayi wuxuu sugayaa qofka dayaca salaada wakhtigeeda,ee isku geeya salaada,kuwa raaca hawadooda iyo waxay naftoodu jeceshahay. Alle ayaa Qur'aanka ku sheegay toggan Qayi
{فَسَوْفَ يَلْقَوْنَ غَيًّا}.

Alaha na badbadiyo in sha Allah 🤲🤲🤲

4 months, 1 week ago

Dadaal aan la joogtayn

Durba guusha. Lama helo

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago