قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )
Last updated 4 months, 3 weeks ago
يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.
Last updated 5 months, 4 weeks ago
- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -
- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.
My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain
- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -
Last updated 6 months, 2 weeks ago
Khatmada sidan way inigu adkayd waayo natiijo wanaagsan kamaan arag marka waxaan u badalayna malinkii hal jis Ramadaan ayaa soo dhaw ninkii alle gadhsiyo in aan quraanka akhriskiisa sii badsano ayay ahayd si aan ula sii qabsano quraan waayo waxaan nahay dad qaflad ku sugan xaqiiqatan waxa suurta gal ah hadii hada aan khatmaatka badsano in bisha Ramadan aan dhawr mar dhamayno ilayn qof la qabsadey ayaad tehee almuhim imika tan waad la qabsan waydeen inagama aha in aan kari laanahay ee niyadena ayaan ka dhadhicinay بالله عليكم markan quraanki dawada inoo ahaa xalka mashaakilka aduunka aan kaga bixi lahayn siin wayno waqti waa suaale nolol sideeya ayaan rabnaa markaa? somalidu waxay ku maah maahda xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan nolosha aan rabno kuma helayno sidaan rabno ilaa iyo inta nafaheena iyo shaydanka intii awood aan leenahay aan ka adkaano maahee sidaan isku leenahay bari mayee sahandanbe ayaan is badali waxaad ku sii dhawaanaysa nolosha dhabta ahayd ee aakhiro gabagabada iyo gunaanadka alle ha inaga dhigo adoomo toosan OO wanaagsan rabbigii abuurayna raali ka yahay
Nabiga scw wuxu yiri sacad ma jirto taasoo so Marta ibnu adamka oo usan xusin allah
Ilaa hdey jirto waxay ku tahay qomameyn maalinta qiyaame
Badi xuska alle ? ?
Salaatu Duxaa Waa Salada Farxadaha waxaa kaga filan fadligeeda inay sadaqo u tahay dhamaan xubnaha jirka tahayna salaada awaabiinta kuwa tawbad keenka badan.??
Haka tagina tukashada salaatu duxa
?بسم الله رحمن الرحيم?
Maalinteeni(13aad)khatmadii {1}
Taariikhda?
December: 9/12/2024
جمادى الاخر: 8
Maalin: isniin ?
waxaa la Akhrinayaa 2jus
juska 25aad?
juska 26aad ?
بسم الله نبدأ ?
????
---☀️?----
1: Adkaaru sabaax
2: wardi Quran
3: suuratul Baqra
4: Tasbiix+istiqfaar+ saliga nabigaﷺ.?
5: iyo intii camal wanagsan eed qaban karto ku darso
------?----
سُـبْـحَـانَ اللَّـه ??".
الـحَـمْـدُ للّـه ??".
اللَّـهُ أڪـبَـرْ ??".
لا إلـهَ الاَّ اللّـه ??".
سُـبحَـانَ اللّـهِ وبِـحَـمْـدِه ??".
سُـبـحَـانَ اللّـه الـعَـظِـيـم ??".
Subax wanagsan ku qurxiya maalinkiina Dikriga
اللهم أجرني انا واصدقائي ومتابعي من النار
سُـبْـحَـانَ اللَّـه ??⊁".
الـحَـمْـدُ للّـه ??⊁".
اللَّـهُ أڪـبَـرْ ??⊁".
لا إلـهَ الاَّ اللّـه ??⊁".
سُـبحَـانَ اللّـهِ وبِـحَـمْـدِه ??⊁".
سُـبـحَـانَ اللّـه الـعَـظِـيـم ??⊁
".ku qurxi maalinkaaga
Dikriga Rabbi kuna adkayso miisaankaaga maalinka qiyaame☺️
maanta waa maalin fadli badan waa maalinta la idhi يوم القر maalinta Alqar OO ah maalmaha waa wayn ee la ducaysto lana dikriyo istiqfarsada??"?
قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )
Last updated 4 months, 3 weeks ago
يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.
Last updated 5 months, 4 weeks ago
- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -
- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.
My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain
- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -
Last updated 6 months, 2 weeks ago