Dhiiragaliye

Description
Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka

Fadlan kusoo biir :
╭══💜════════ღ❦ღ══╮
@Dhiiragaliye
╰══ღ❦ღ════════💜══╯
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 week, 2 days ago

Goormee Instagram igusoo booqaneysaan macnaha😉

Bal Fur Linkigaan
👉 https://www.instagram.com/binfarah10?igsh=OTcyZnQyNWhxNXYz

1 week, 2 days ago

Inaan farriimaha ka jawaabo waxa ay igu qaadataa 3 ilaa 5 Second oo kaliyaa😊 haddee waa anigoo caan ah mardhawna Musharax noqon rabo😅🙈 Hebel ama heblaayana waxey kaa dhaadhicinaayaan iney mashquul ahaayeen oo ay farriintaada waqti u waayeen😄

Ma idinka yeelena hee😎

1 week, 2 days ago

Buuga: I taalkaygi iyo Abaalki Internetka
Qoraa: Muna Mahamoud Mouse
Nooca: Pdf
Boga: 277 Page
Cabir: 2.8 MB

❤️Love

🥰🥰

2 weeks, 2 days ago

Asalka Basharka Waa Ninka Dumarkuna Waa Qeyb Ninka Kamid ah. 👌

#AdoontiiRabbi

2 weeks, 2 days ago

Baro Inad Wx Cafisid oo Harayna U Socotid Waayo Mar Walbo Qofka Cafis Badanyhy Waa Mar Walbo Uu Awood U Leeyhy Inuu Noloshiisa Wato, Mar Walbo oo Aad Thy Qof Aan Wxba Cafin karin Waa Mar walbo Aad Dreemeysid Xanuun iyo Inadan Hore Uga Gudbi Krin Dareenkaas. 👌❤️

#AdoontiiRabbi

2 weeks, 3 days ago

Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL
Qora: zahra bint ciisa
Page:76 pages
Size:406 KB

😊❤️

3 weeks, 1 day ago

Tacsi
إنا لله وإنا إليه راحعون
Anoo ah alfaaruuq Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa saaxiibkeena   Oo ah Ownerka channelka @XikmadoSom Abdulkadir uukow geerida ku timid aabbe Abuukar ibrahim maxamed,
Waxaan ku leeyahay aabbe naxariistiisii Janno allaha ka waraabiyo adinkana sabar iyo Iimaan allaha idin siiyo anagana gadaashiis nama fitneeyo.

3 weeks, 1 day ago

Si kasto U Tahay qof wanaagsan qof baa qisaddiisa baal xun uga Jirtaa.👍

#xaqiiqa

3 weeks, 1 day ago
  1. Sir wadaad xoolaa soo saaro.
  2. Sir dhulna roob baa soo saaro.
  3. Sir waayeelna sakaraad baa soo saaro.
  4. Sir dumar maxaa soo saara toloow......?
4 weeks, 1 day ago

Ifka lagu janeeyay (Hooyo)
Uurkiyo wadnahaay (Hooyo)
Aqligiyo maskaxdaay (Hooyo)
Dhiigiyo oofahaay (Hooyo)
Barbaarin aloosaneey (Hooyo)
Ducadeeda la aqbalaay (Hooyo)
Arxan iyo naxariis
Eebe ku manaystayeey (Hooyo)
Aduunkaan kadeedkaa
Kurbadiyo aafadaa
Alloow hadimada ka dhowr (Hooyo)
Aakhinarane Raboow
Suubanihiyo asxaabtiisa
Eeboow rafiiqeeda ka yeel (Hooyo).

👉 Join @Tuujimaankaada

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago