Dhiiragaliye

Description
Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka

Fadlan kusoo biir :
╭══?════════ღ❦ღ══╮
@Dhiiragaliye
╰══ღ❦ღ════════?══╯
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Jahr, 2 Monate her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 Jahr, 4 Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 Jahr her

1 Jahr, 2 Monate her

Waxaan oo dhan cidna ma aragto ????????????????????????????????????

Laakiin calankii Nabiga markii la arko: ?

1 Jahr, 2 Monate her

Buugga Geesiyaal Taariikhda Galay?

━━━━| @Dhiiragaliye |━━━━

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ ????
? ????
? ????????

1 Jahr, 2 Monate her
1 Jahr, 3 Monate her

Xishoodka iyo Qiimaha uu Islaamku Siiyay

Xishoodka waa akhlaaqda diinta Islaamku oo ay si weyn u ammaantay, waana dareen qofka ka celinaya inuu ku kaco wax xun ama ceeb ah.

قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا، وَخُلُقُ الإِسْلَامِ الْحَيَاءُ"

"Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka."
[Mu’jam Al-Tabaraani Al-Kabiir]

قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِذَا لَمْ تَسْتَحْيِ فَاصْنَعْ مَا شِئْتَ"
"Haddii aadan xishoonayn, samee waxaad doonto."
[Saxiix Bukhaari]

Xishoodku waa mid ka mid ah astaamaha ugu muhiimsan ee qofka Muslimka ah. Waa inaan ku dadaalnaa ilaalinta xishoodka iyo akhlaaqda wanaagsan si aan u dhowrno xiriirka aan la leenahay Alle iyo bulshada.

Qoraa Aisha Ahmet

1 Jahr, 3 Monate her
Buugeyga kowaad magaciisa ***✨******❤️***

Buugeyga kowaad magaciisa ❤️

2025?

1 Jahr, 3 Monate her
Dhiiragaliye
1 Jahr, 3 Monate her

25 jir waalidkiis ku dul nool ayaa meelaha kusoo qoraayo Carab dirirtay maxaa innaga galay☺️ waa runoo waxba kaama gelin oo waa howl u taallo dadka nool?

1 Jahr, 3 Monate her

اللهـم لـك الحمـد ولـك الشكـر?****

1 Jahr, 3 Monate her

Dimishiq Caasimaddii dowladdii Umawiyiinta?

Mardhaw xor ayey noqoneysaa?

1 Jahr, 3 Monate her

Malaaigta wey dhibsataa wxuu dhibsado ibnu aadamka, hdii insaanka yhy mid dhibsado qof faajirnimo sameenayaa uuna ku caasinayo alle asaga agtiisa( an ka xishoneynin) haba ahaado mid sameenayo camalkiisa oo kale (Xumaanta uu asaga sameeyo oo kale) hadaba maxad umaleyneynaa dhibka soo gaarayo malaaigta Kaatibiinta ah. ?

@DayaxiiMaalmaha

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Jahr, 2 Monate her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 Jahr, 4 Monate her

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 Jahr her