Elmi Daadiye📖📚 با حث

Description
waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah.

wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir
@Abdinaziromar
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

3 weeks, 4 days ago
Dulqaad kasta waxaa ka dambeeya waxyaabo …

Dulqaad kasta waxaa ka dambeeya waxyaabo qurux badan.
Ha degdegin, laga yaabee inaad hesho waxaad rabto..

4 weeks ago
Guushu waxay mar walba ka bilaabataa …

Guushu waxay mar walba ka bilaabataa Halkaas

1 month ago
️ ▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃

️ ▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃

🕋 يَومَ.الجُمُعة.tt

❪ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا  ❫

🌱 رَابط.سُورة.الكَهف.tt

b5b5.com/1/

️ ▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃▃

💦|سَاهم.فِي.نَشر.القَناة.فَالدَّالُ.على.الخَيرِ.كَفاعِله.tt

📬 |قَناة.أَهْلُ.الْقُرْآنِ.وَخَاصَّتُه.tt
┏━━☆━━☆━┓
💎 @qurraan
https://goo.gl/Wkfm5F
┗━━☆━━☆━┛

1 month, 1 week ago

Qofku mar haddii uu qalbigaaga hanto ee uu toos u dhex dego, waa ay adag tahay in aad kala fogaataan, maxaa yeelay, qofkaas qaladaadkiisa oo dhami kuuma muuqanayaan ee keliya waxaa kuu muuqanaya uun dhankiisa wanaagsan.

Quluubta noolaha waxaa lagu hantaa

  1. Ixtiraamka
  2. Daacadnimada
  3. Naxariista
  4. Dhoollacaddeynta
  5. Isu kaalmeynta, hiilka iyo is garab-istaaggidda xilliyada adag

juma mubarak

1 month, 2 weeks ago

Waqti kadib waxaad baraneysaa dad faraxsan, laakiin ma,aha kuwo waxkasta heysta ee waa kuwo qadariya waxkasta oo ay heystaan
╰┈➤ - Abdullahi iise (Furaat)

1 month, 3 weeks ago
4 months ago

Tawbah Allaah Ayaa raali ka ahaadee
Aan is xasuusinno in u toobad keenka Alle uu aad ugu farxo maxaa yeelay waa cibaadada Alle loogu jecelyahay. Markaan ku biirno kuwa toobad keena, waxaan sidoo kale kasbaneynaa jacaylka Alle. Alle wuxuu quraanka ku yidhi:

“…Runtii, Alle wuu jecel yahay kuwa u toobad keena oo wuu jecel kuwa is daahiriya”

Quraanka (Suuradda Al-Baqarah, Aayadda 222)

4 months, 1 week ago

Qodobbadan hoose waxay kaa caawin doonaan inaad kor u qaaddo kalsoonida aad ku qabto naftaada.

1: Baro aqoon iyo xirfado muhiim u ah, weliba xirfadaha kuu soo jiidaya sumcadda iyo in laguugu ixtiraamo.

2: Dejiso hadafyo yar-yar isku day inaad xaqiijiso. Si walba haw yaraadee hadaf aad gaadhey wuxu kor u qaadayaa kalsoonidaada.

3: La saaxiib dadku taageera oo noloshaada wax macna leh kusoo biirin kara.

4: Ka taxaddar lebiskaaga, nadaafaddaada iyo caafimaadkaagaba.

5: Dhaliishada teeda dhisitaanka ah haka cararin, ee iska sax wixii kaa khaldama.

6 : Isku day wax cusub inaad samayso.

7: Iska jooji cannaanta xad dhaafka ee naftaada aad canaanato.

8: Dejiso xuduudo aan dadka kale kuu soo dhaafin.

9: Iska jooji hadallada niyadjabka iyo quusta ah ee naftaada aad kula sheekaysato kuna bedel kuwo dhiirigelin ah.

10 : Xus oo uga mahadnaq Ilaahay waxyaabaha wacan ee uu ku siiyey, marwalba oo xamdiga aad badiso waxa yaraanaya inay kuu muuqdaan waxa dadka kale haystaan.

~Usaame.......

4 months, 1 week ago

Sidee ku ogaaneysaa naftaada inay gadaal usii socoto...???

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días