SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 weeks ago
Telegram
𝐍𝐎𝐋𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐇𝐒𝐎𝐎𝐍 💕🫶🏻
Qofna haka ogalaan inuu kaa dhigo siduu rabo ee adiga waxad noqotaa sida aad ku qanacsantahay oo aad rabto***😽******💗***
Gabar reer Sudan ah oo lagu magacaabo Xafsa ayaa seyigeeda oo aan waxba ka dalban u guurisay saxibadeed.??
Markii warbaahinta laga wareystayna waxey sheegtay : in ay dareentay in seyigeedu uu naag kale u baahan yahay.??
Waxaan dareemay inuu minyaro u baahan yahay ama haweeney labaad. Dabcan aniga marna ma jecleeysanayo inuu naag kale ila wadaago lakin farxadiisa iyo rabitaanka aan dareemay ayan go’aankaas u qaatay”?☺️
Taliso bintu Gob gob dhashay watta hadaba ❤️??
Waxey idiin tahy oo wngsan ?
Ha u noqon Adoon shaqadaada, ha ku lumin waqtigaaga wax aan dan kuugu jirin, Ha ku dayicin daryeelka naftaada madadaalo micno la’aan ah, ha u baabi’in naftaada shaqsi ama shaqo aan horumar ku gaarsiineyn
Waxaa jiray khilaaf soo kala dhex galay Imaam Ibnu Al-Jawzi iyo xaaskiisii, markaasay gurigii ka baxday, iyadoo khilaafku jiro haddana waxay aad u jeclayd inay ka qaybgasho duruustii cilmiga ahayd, markaasay casharkii ka qaybgashay, waxaana soo hor fadhiistay laba dumar ah oo waaweyn. , wuu arki waayay, markaas buu ku dhawaaqay isagoo leh:
Waa maxay labada buurood ee dadka ah
Iftiinkii bay indhahayga ka saareen
Inyar dib u baxa si aan u arko dayaxayga."❤️??❤️
Jacaylka dhabta ah waa kaas?
#sanyaniisey ❤️
waxaad igu abuurtay dareen kasoo lamagac baxay jacayl waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad.
Run ahaantii ma aqaano si aankugu sharaxo xiisaha♥️
Aanku qabo adiga lkn waxaan
Ogahay markaan kulano?❤️??
Oo aan laabtaada naxariista badan galo?? inaa ogaan doontid xiisaha aanku qabo??
Marksta ood dareento murugo iyo cidhiidhi allah xagiisa ulaabo oo xuskiisa badi waxa aad dareemi doontaa daganaan iyo xasilooni xuska alle ayaa dhibaatada lagaga baxaa"⚡️??
?❤️?
?ku sali nabigada??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 weeks ago