Pukan jAcayll??

Description
?
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

10 months, 2 weeks ago

Walow aan soo rafaadnay
Dadaalnoo soo ruclaynay
riyada laynoo rumeeyay
hankiyo rajada dhaboobay
rabaa mahadayda yeeshay.

Naftiyo ruuxdaan wadaagnay
runtii nacab uu ku daalay
raxmaay qalbigii ku raacay
ma raysan markaad kadhooftay.

Ra'yiga labadii mideeyay
rasmina isku jecel is doonay sideedana wada riyaaqay ayaa rug barwaaqo yeeshay.

10 months, 2 weeks ago
Ka Qosli Kadipna Kaqoro

Ka Qosli Kadipna Kaqoro
lanbarKeeDa
intaanay Sooxasuusan
Folxumadaada
??
Cilmi Nafsi??

10 months, 2 weeks ago
Inaan Ahay Qof CaaDìya

Inaan Ahay Qof CaaDìya
Waxaa Kuu Cadayn Ķara
Wali Ceebahaagaan
Cadaawaha Ka Qariyaa?

10 months, 2 weeks ago
intay Balamuhu

intay Balamuhu
HirGali Bukaan
kaasaan Ahaan
??

10 months, 2 weeks ago

.Wakhtigu boqol doocsanaa
.dersuu kugu beerayaa
.durduur kugu siinayaa
.dardaaran adoo qabuu
.dagaal kugu beerayaa
.dil buu kugu oogayaa
.markaad deldelaad gashuu
.haddana kugu diidayaa
.darraato wuxuu ka yidhi
.intuu ku diruu haddana
.dabbaal kugu sheegayaa
╭┈─────────────
╰┈➤ - Abwaan Hadraawi ?

10 months, 2 weeks ago

Alle raali haydinka ahaado kuwa qalbiyadooda quful weyn la saaray, furihiina
Tala dheelmaday si arxan la aan ah.??

10 months, 2 weeks ago
Haa, isagu waa walaalkane saddex maalin …

Haa, isagu waa walaalkane saddex maalin keliya ayuu cabaa khamriga, oo kala ah shalay,maanta iyo berri!!.

10 months, 2 weeks ago

Iyadu waa online, anigana waa ii ayaan darro! Goorma ayuu ka daalayaa qalbigaagu, inuu kayga ciqaabo ahey ah.

10 months, 2 weeks ago

Noloshu Ma Caddaalad Baa? ?

•Laga yaabaa inaad jaamacadda ka qalinjabiso adoo jira 23 balse aad shaqo hesho 5 sanno kadib qalinjabintaada.
•Laga yaabaa in qof saaxiibkaa ahi uu hanti, xoolo iyo magac ku helay da’da 25 halka weli adigu aad shaqaale ka tahay da’daaduna 30 Kor udhaaftay.

•Laga yaabaa inaad weli single tahay adiga oo 30 jira halka mid aad isku fasal ahaan jirteen uu 5 caruura dhalay.
•Madaxweynihii hore ee maraykanka Obama waxa uu xilka kaga dagay (retired) isaga oo jira 55 halka Donald Trump uu madaxweyne noqday isaga oo jira 70.

•Kawnkan bini-Adam ka kuwada nooli qof waliba waxa uu noolyahay waqtigiisa (time zone).
•Laga yaabaa inaad aragto kuwo kaa horreeya nolosha halka qaar kalena adigu aad ka horreysid.

•Laakiin waxay tahay inaynu ogaano in ruux walbaa isagu isla tartamayo cidkalena uusan la baratamayn, waqtigiisa uu noolyahay.
•Cidna haka xumaan calafkooda iyo waxa ay heleen sidookalena ha ugu dudin iyaga waxa aad weyday darteed.

•Qof kastaa noloshiisa ayuu noolyahay oo qisadiisa ayuu qoranayaa adiguna bilow maanta sheekadaada. Isdeji oo cagta udhig nolosha. Maad habsaamin markalena maad degdegin. Maantaba waxad ku sugantahay xilligii ugu munaasabsanaa ee aad bilaabi lahayd safarka xiisaha badan ee mustaqbalkaaga si aad u xaqiijiso yoolashaada. Ku dhiirro inaad goordhow qaado tallaabada ugu horreysa ee safarkaas kadib marka aad isdiyaariso. #isdiyaari
#rewardyourself

Salaadda haka tagin. Maalinkaada duco ku furfuro.

Xigasho.

11 months, 3 weeks ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago