Nolosha|الحياة?

Description
Nolosha waxay ubaahantaha, kafakar sidaa awgeyd waxaan go'aansanayay wax yaabo lagerebay cuquushii in aan idinla wadaagno
Ku waa oo ay ku cabireen nolosha aynu ubaahanahay inaan helno
Qooswalbana kadhigaysa midaan dumin

²⁷|August

#guulaysta Jaalayaal
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas

2 years ago

- اللهُمَّ يا مقلب القلوب ثَبِّتْ قلوبَنا على دينِكَ.

ـــــــــــــــــــ ??? ــــــــــــــــــ

2 years ago
\_***?***Dadka qaar waxay isku dayaan inay …

_?Dadka qaar waxay isku dayaan inay noloshaada curyaamiyaan, laga yaabaa in jiritaankaagu hiil uyahay iyaga_??

2 years ago

?????‍♂?‍♂?

2 years ago

Ogow marwalba in jacaylka ilaahay
inoo qabo uu yahay mid joogto ah ??

2 years ago
Ha dooran qof qurux badan.***?***

Ha dooran qof qurux badan.?
Dooro qof noloshaada qurxin kara .??
@nolosha0

2 years ago
Xikmadaha laga diiwaan geliyay Sheekh Mustafe …

Xikmadaha laga diiwaan geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil qaar ka mid ah:-

1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo".

2- " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa".

3- " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan".

4- " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha".

Cajiib

2 years ago
Ha u murugoon Qof si lama …

Ha u murugoon Qof si lama filaan ah isku badalay, sababtoo ah waxa uu ku daalay jilidii oo wuxuu ku noqday qofnimadiisi dhabta ahayd.!!!

2 years ago
sh mustafe xaaji ismaaciil

sh mustafe xaaji ismaaciil

2 years ago
Markad guursatid gabadh ku jecel, adigey …

Markad guursatid gabadh ku jecel, adigey ku dhaleysa.?
@abdirashidsaajid

2 years ago
Madadaalo***?******?***

Madadaalo??

Soo Nabiga scw ma dhihin "Qofkii laandhuuga Ciyaara Alle iyo Rasuulkiisa ayuu ku caasiyay" -sunanka ayuu ku yala

Nabiga scw wuxuu kalooyiri
Qofkii Laandhuug?? ciyaaraa waa sida qof gacantiisa marsaday hilib doofaar iyo dhiigiisa.
@nolosha0

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas