Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo
👇👇👇
@Samiir0910
Last updated 1 year, 7 months ago
Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.
Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain
Subax wangsan SaakaY salaada subax ilaahay haduu ku waafajiyay alxm dheh.
Gelinka dambe ee Jimcahu waa qaniimo weyn ee aynnu ka faa’iidaysanno, salliga suubanahana aynnu carrabkeenna ku badino.
Caawa haddii Alle idmo waxa ay ku beegantay habeenkii khayrka badnaa ee 15 bisha Shacbaan.
habeenka 15 Shacbaan waxa uu Alle u danbi dhaafayaa Adoomadiisa oo dhan marka laga reebo labadan qof.
1- Qof gaal ah oo Alle u shariik yeelay.
2- Qof nacayb iyo calool xumo caloosha ugu haya walaalkiisa muslimka ah.
illaahay ha inagu daro liiska Adoomadiisa uu habeenka khayrka badan u dambi dhaafo.
La wadaag Saaxibadaada si ay ugu faaideystaan kheyrka.
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"camal la sameeyo waxa u kheyr badan salaadda oo waqtigeeda la tukado iyo waalidka oo baarri loo noqdo"
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
juma mubarak
ku quruxso jimcaha:-
?Aqrinta Suuratu Kahfi.
?Aqrinta quraanka,Duaa,Istiqfaar.
?Saliga Nabiga ﷺ ku celcelintiisa.
?Duco Salaadda Casir ka dib.
Allah Ina waafajiyo saacada ku jirta ee ducada la aqbalo.??
"Naftaada haddi aadna runta ku mashquulin.. beenta ayay kugu mashquulisa"
~imaam shafici.
Shahaadada Dugsiga sare, midda Jaamacadda, midda Master-ka & midda PhD-da, dhammaantood habeenka 1-aad ee qabrigaaga, waxa ay noqonayaan boor la fardhiyay(Hal bacaad lagu lisay).
Waxaana soo haraayo darsigii fasalka koowaad;
Waa kuma Rabbigaa?
Waa tee Diintaadu?
Waa kuma Nebigaa?SCW
Walaal Allaha ku Naxariisto adiga iyo qof kasta oo Muslim ah.
Yaa Allah gafkeena iyo geerideena hakulminin yaa rab?
Asc wr wb waxaan idiin Ku bishaaraynayaa in labilaabay dawradii qiraa aadka oo waliba udheertahay qofkii aan aqoon quraanka in Asna labarayo si waliba free ah laqaybso ajirka walaasha oo u share garee adna sooraac khayrka
Isdiwaan galintu way socotaa Waa 25 arday oo qiraa,aadka ah iyo 25 oo higaada iyo aas aaska quraanka labarayo yayna kaabuuxsamin?
Qofkii share raba luuqa iyo qofkii raba in wax loo xayaysiiyo
👇👇👇
@Samiir0910
Last updated 1 year, 7 months ago
Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Kusoo dhawaw Halkan waxa aad ka helaysa filiman xiiso leh kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii dhexeba iyagoo ku turjuman afkaaga hooyo.
Qofkii share iyo xayaysiin u baahan ha isoo qabto @xuseenzain