Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

AQOON_KAABE🧠💪

Description
Kala soco maalin walba wax walba oo maskaxdaada dhisaya dhinac walba
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago

1 month, 2 weeks ago

Tirada dhimashada ee qaza waa 33686 oo qof waxa ay lahaayeen Hamiga aan leenhy waxay ay lahaayeen mustaqbal ifaya.
Waxaas oo dadka ma loolayn ilaa in ay aamineen alle mooyee

1 month, 3 weeks ago

Ciid mubaarak walaalaha 🥰😊🎉☪️

1 month, 3 weeks ago

Nin Cunsuri ah ayaa waxa uu soo galay maqaaxi ay ka cuntaynayaan dad badani. Dadkaas oo dhamaantood ah kuwo maqaarkoodu caddaan yahay marka laga reebo nin afrikaan ah oo meel goonni ah keligii wax ku akhrisanaya.
Markii kabalyeerigii u yimi si uu dalabka uga qaado ayuu ninkii cunsuriga ahaa mudalabkii ku yidhi " Dhammaan dadka meesha fadhiya aniga ayaa qaba wixii ay cuneen marka laga reebo daanyeerkaas madow", Isaga oo fiirinaya ninkii afrikaanka ahaa bal si uu u arko caynka uu dareenkiisu noqday. Hase ahaatee halkii uu ka filayey in uu cadhoodo ama uu qajilo ayuu ninkii afrikaanka ahaa intuu dhoolla caddeeyey ku yidhi " Waad mahadsan tahay".
Mar labaad ayuu cunsurigii mudalabkii ku yidhi "dhamaan dadka meeshan ka cuntaynaya mid kasta sharaab qabow u wada keen marka laga reebo daanyeerkaa" , Isagoona markan ku rajo weyn in ninka afrikaanka ahi uu cadhoon doono, hase ahaatee ninkii afrikaanka ahaa mar kale ayuu yidhi " Waad mahadsan tahay mar kale aad iyo aad".
Wuu mudhxay, wuxuuna ka cadhooday in ninkan uu caayayaa uu waxba kasoo qaadi waayey hadaladiisa wuxuuna markan doonay in uu dagaalka gaadhsiiyo halkii u danbaysay waxa uuna mudalabkii ka codsaday in ninkan meesha laga saaro, haddii sidaas la sameeyana uu maqaaxida u noqon doono macmiil aad u wanaagsan. Mudalabkii oo dhoolla caddaynaya ayaa ugu jawaabay " Middaas anigu ma samayn karo mudane, ninkanna meeshan kama saari karo, sababtoo ah ninkani waa mulkiilaha maqaaxida"
Sidaas wuxuu halhaleel ku qaatay koodhkisiii wuxuuna maqaaxidii ka baxay isagoo qajilsan oo naftiisu dullaysan tahay.!

Share - Sii Faafi Walaal

3 months, 1 week ago

Dadka hada nool dadka waxa ay ku qiimeeyaan laba shey uun

  1. Maalka : qofka inuu hanti leeyahay marba haduu hanti leeyahay wax walboo wuu heli dadkana aad bay u ciseen

  2. Jirka : dadka waxa ay kugu qiimeynayaan waa jirkaaga siduu u egyahay haduu jirkaaga dhisan yahay 50% dadka kamida way ku qadarin.

Taladeyda waxa ay tahay inaa ku mashquulin dadka inaa ka dhaadhiciso wanaagaaga kaliya samee lacag jirkaagana ka fikir aqoona yeelo markaa dadka waxa ay uu qadarin sida uga sareysa

Markaa intaa hesho dadka waxa ay kuu amaani si waali ah lkn ha umaleyn amaantaas inaa tahay kaliya dadka waxa ay ku amaani intaa lacag haysato.

Markaa dadka amaantooda waqti haku bixin.

✍️ Axmed zaki

3 months, 2 weeks ago

💠🌐 Waxaa ogtahay hadaa dadka ogaysiiso waxaa ogaan waxaysan dadka ogeen, hadaa ogaato waxay dadka ogeen waxaa laguu garan nin wax badan og ♥️

✍️ Axmed zaki

3 months, 2 weeks ago

Tiim Halgan : Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, 

3 months, 2 weeks ago

Tiim Halgan : Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, 

3 months, 2 weeks ago

Malaga marka uu qofka nuuxda ka qaado dadka ayaa ku soo xuuma ayaga oo dhahaya naftii baa ka baxday.
markaa buu malaga soo fiiriyaa markaas ayuu ku dhahaa naf kama dhecinee aniga ayaa ka qabtay nafta.

MArkaa buu dhaqaaqaa markaas buu hadana qeylada maqlaa markaa buu soo deymoodaa waxa uu ku yiraahdaa : qofkaan aniga ma dulmin meesha qoraxda kasoo baxdo ilaa meesha ay u dhacdo ayaan tagay wax arzaaqa uu leeyahayna waan ka soo waayay hadaan sidaa ku deyn lahaa baahi darted buu udhiman lahaa

Markaas buu hadana ka dhaqaaqaa markaa buu hadana maqlaa qayladii dadkii oo sii wada.

Markaas buu yiraahdaa war dadkani way madax adag yihiin waxba ma maqlaan waa soo noqon doonaa mana laga yaabo inaa tago ilaa ay dadka aqalkaan dhex jooga aan nafta kawada qabto.

Markaas baa waxaa maqleysaa Cid dhan uu qofna ka harin ay is wada raaceen

✍️ Axmed zaki

3 months, 2 weeks ago

Dadka qaar waxa ay dhahaan
( qofka haduu wanaag igula dhaqmo wanaag ayaan ugula dhaqmi )
lkn aniga waxaan leeyahay taasi sax ma ahan sababtana waan kuu sheegi

Dadka hada jooga waxa ay dadka ku qiimeeyaan waa lacag iyo qabiil
Majiro qof qof maskiina si wanaagsan ula dhaqmi asigoo xitaa maskiinka si wanaagsan ula hadlay hadana waa la dhebsan , halka qofka lacagta ama jagada haaya asiga oo qofka caynaya hadana uu u qoslayo waxa loo diro dagdag ku keenayo .

Hadaba soo lama dhihi karo dadka warkaa way iska dhahaan lkn waxa ay wanaag ugula dhaqmaan waa dadka ayaga ay is leeyihiin waa kaa sareeyaan ee ma ahan dadka martabo ahaan ka hooseeya⛔️

➡️Xadiisna waxa uu ahaa ( qofkaan u naxariisan qofka yar qadarina qofka weyn nagama mid ahan )

🎯Nabiga n.n.k.h waxa uu nagu boorinayaa inaa isku naxariisano keena weyn kan yar u naxariisto kan yarna kan weyn qadariyo

✍️ Axmed zaki

3 months, 3 weeks ago

الحديث : قال رسول الله ﷺ < حجبت النار بالشهوات، وحجبت الجنة بالمكاره >
Xadiis : ( naarta waxaa lagu hareereyay waxa ay nafta rabto , janadana waxa ay nafta naceyso )

Waxaa jira labo wado kaliya mid lagu badbaado mid lagu halaagsamo

Waxaa jeceshahay heesaha waxaa haysaa wadada halaaga
Waxaa jeceshahy sinada waxaa haysaa wadada halaaga
Waxaa dhibsataa salaada waxaa haysaa wadada halaaga
Waxaa ku dhiba xijaabka waxaa haysaa wadada halaaga

Waxaa dhibsataa soo kicida salaada subax Lakin waa kacdaa oo nafta waa dhibtaa waxaa haysaa wadada janada
Waxaa ku raaxeysataa aqrinta quraanka waxaa haysaa wadada janada
Waxaa baari u tahay waalidka waxaa haysaa wadada janada

Janada waxa lagu galaa kaliya waxa ay kaga bahaan tahay inaa nafta ku tarbiyeyso✨️

Lkn ta naarta nafta ayada ayaaba jecel inay sameyso⛔️

🎯Naftaada ka adkoow si aad u badbaado 😊

✍️ Axmed zaki

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 7 hours ago