Camey trading

Description
Kusoo dhawow brashada Gold Trading and their behavior
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Welcome to Garisoakings, where laughter is the best seasoning! Dive into a hilarious pool of memes‼️👑,Join us, share the joy, and let's soak in the meme-licious madness together! 🎉😂

Last updated 1 week, 6 days ago

3 days, 7 hours ago
Booom ***🔥***

Booom 🔥

3 days, 23 hours ago
Perfectionism.!

Perfectionism.!

Waxa jira dadka qaar oo jecel wax kasta oo ay sameenayaan iney 100% unoqdaan dadka noocaas ah ayaa magacan loo yaqaanaa high expectations ama filasho aad u sareysa ayay wax kasta ka leeyihiin buug aan akhrinayey ayaa qoraagu wuxuu yidhi  dadka shakhsiyadan leh waa dadka ugu badan ee aan nolosha waligod wax isku day ah  sameyn waayo waxay ka baqayaan wixii inuu u noqon waayo sidii ay rabeen anigayagan marbaa jirtey aan la dhibanaa oo wax kasta aan jeclaa sidan doonayo iney ii noqodaan lakiin markii aan ogaadey iney ka mid tahay sababaha qofka udiida inuu gaadho waxa uu doonayo waan iskala dagaalamaa anyway adiga hadaa leedahay waxaad isku daydaa inaad naftaada u sheegto inaanad ku qasbaneyn wax kasta iney prefect kuu noqdaan adigana marnaba aanad masuul ka ahayn natiijada ee aad masuul ka tahay ficilkaaga waxa kaloo iyana aad qurux badan inaad ogaato marnaba ilaahay inaanuu ku dayacayn qof kastana uu siiyo  dadaalkiisa isgaaba inoo sheegey oo yiri ( وأن ليس للإنسان إلا ما سعى ).❤️

4 days, 1 hour ago
Clear structures saakay waa idinla share …

Clear structures saakay waa idinla share gareeyay inaan buy nahy.

Sdo kle jihada suuqa casharadaa oga hadlo waxaa kow ka ah fakeoutkaas maantoo kale dhacay oo buydaas soo bilaabay,
Fakeout badan maalin walba way dhacaan lkn si rondom ah bay u samaysan lkn kan maanta wuuka duwan yahy in badan.

Cashar ayaan ka sameeyay (sidee la iskaga ilaaliyaa fakeoutka loogana faaidaystaa) hddaa daawatay waa fahansantahy haddii kale soo daawo insha alh.

2 months, 1 week ago
Akoonku wuuna baasi karaa wuuna qarxi …

Akoonku wuuna baasi karaa wuuna qarxi karaa lkn waxa mar walba kula joogaya waa aqoontaada io waqti aad naftaada galisid.

Weekendgaagu hakuu ahaado fursad aad tradingkaaku ku hormarisid, sdoo kale aad khaladaaadkaagiina aad ku saxdid.

2 months, 1 week ago
Congratulations Mr Ahmed

Congratulations Mr Ahmed
Proper trading plan plus risk management is what makes you winner.

2 months, 2 weeks ago
5 months, 1 week ago

https://youtu.be/oE8oKd__aBA

Telegram

C a m e l l i a 💎A n d i a

Administration of @saboos\_sweety

We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Welcome to Garisoakings, where laughter is the best seasoning! Dive into a hilarious pool of memes‼️👑,Join us, share the joy, and let's soak in the meme-licious madness together! 🎉😂

Last updated 1 week, 6 days ago