Abdullahi dhaqane

Description
Kuma odhanayo qoraaladaydu waa kuwa ugu wanaagsan, lknse waxaan hubaa inaanad akhrintooda ku khasaarayn.??✍
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 month, 3 weeks ago

Daaiimoow allhayow
Deeqa allow illhiyo
Daaiiman raxmanow
Darjadlahyow
Ii wanjii quluubta
Iguna dahiri kheyrkag?❤️

1 month, 3 weeks ago

??? ??????????.?‍?

  1. Ku dheh ha raacin jarnjaro ayadoo ay rag kaa dambeeyaan, istaag meel dhinac ah ee sug inta ay ragga kaa hor marayaan inta aysan ku dardarin.
    ??
  2. Ku dheh ha is dul saaranin lugahaaga markaa fadhiso meel ay dad waaweyn oo waalid ah joogaan ama macalin ama qof ixtiraam mudan waayo waxay ka dhigantahay qadarin la'aan iyo isla weynaan, u fadhiiso adiga oo isku dhaweysanayo lugaha.
    ??
  3. Ku dheh markaa qosleyso aayar u dhoola cadee oo cod dheer haku qoslin.
    ??
  4. Ku dheh haku salaamin gacanta ilma adeerka ama ilma abtigaa iyo wiil kasta xataa haddii uu yaryahay.(ilmaha kuma jiraan)
    ??
  5. Ku dheh qof walboo aad la hadleyso yuusan hoosta kaaga soo galin adna aad ha ugu dhawaan oo ha idiin dhaxeeyso labadiina masaafo ↔️ macquul ah.
    ??
  6. ku dheh hala raacin wiish nin kaligii ee raag wiish eber ah ama dumar saaranyihiin, ama sug isla wiishkaa oo markuu ku dago kadib raac.
    ??
  7. Ku dheh qof walba oo aa la xeriireyso siduu doono saaxiib hakuugu ahaado, mar walba ha idiin dhaxeyso xuduud hadalkiina xaduud halahaado oo yuusan soo dhaafin xuduudaas oo ilaali dhaqankaaga.
    ??
  8. Ku dheh mar walba oo ruux waayeel ah soo galo meel aa fadhiso, u istaag oo ixtiraam kursigana uga kac hadduu haysanin meel uu fadhiisto.
    ??
  9. Ku dheh hakula kaftamin oo hakula qoslin saaxiibadaa jidka dhexdiisa oo ilaali aadaabta dariiqa.
    ??
  10. Ha u ogaan in ay gabadhaada dirac iyo maro qafiif ah ku aado suuqa, oo uga dig in ay meel fog ka istaagto ninka dukaanlaha ah, meeshii loo dirana ay waqti dheer iskaga maqnaan.
    ??
  11. Ku dheh oo u sheeg in nimanka jidka marayo oo dhan ay ajnabi yihiin oo marnaba aysan soo dhaweysan (marki laga reebo aabaha, walaalaha iyo intii waalid u ah).
    waayo dadka qaar waxaa jira nafsiyyan u xanuunsan oo ayagoo qaraabokore ah ama dad la yaqaano ah, hadane jecel in ay ilamaha il xun ku fiiriyaan.
    ??
  12. Ku dheh markaa jidka ama meel dad joogaan ay alaab dhulka kaaga dhacdo oo soo qabsaneyso ka fogow inaa rukuucdo?‍♀️, ee fadhiiso kadibna soo qabso, si ay dadka kaa gadaaleeya jirkaa u arkin ama lugahaada in ay feydmaan aysan ragga u arkin.
    ??
  13. Ku dheh markaa gaari saarantayay taleefanka hakala furin, sidoo kale qofna hala sheekeysanin oo afkaaga hakala furin, waayo darbiyada dhego ayey leeyihiin dadkuna weh kasii daranyihiin, oo codkaaga gaabi tasbiixso oo istiqfaarso amaba iska aamus.
    ??
  14. Ku sheh gabadhaada: iska ilaali caayda iyo af xumada, oo noqo gabar dhowrsan oo afkeeda hadal wanaagsan loogu yimaado.
    ??
  15. Gabadhaada waa saaxiibtaada waana in aa mar walba la dardaarantaa oo waayo aragnimadaada uga faa'ideysaa, waana inaa ku dhiiragelisaa sidi ay u noqon laheyd mid dhaqan iyo dabeecad iyo wanaag u saaxiib ah.?

~Abdullahi dhaqane ?

Haddaa ka heshay love ❤️ta hala saeo postigan sido kalana share dheh postigan oo lasi wadaga saxibadin kale.

Hooyo aa taqaano usi share gare ama si garsi ❤️?plz.

@DhirigalintaNafta hdi anad kamid ahen saxibada ku xiran hda kuso bir mahadsanidin❤️???

1 month, 3 weeks ago

Adoo dugsiga dhaxjogo
Gabdhl dugasaga isla dhigtan oo ardayd wad tihin intey kuso fiirsey dhunkasho hawad makuso racisey?
Inta kadib mku dhahdey mnshallah wada qurxbadnthy adigan ma isla qnjisheyna hhh
Dhaman ardeydi dugsiga jogeyna makuso fiiriyen ???

Tan cml hadi ay ku qabsto maxad sameyan lahyd adigan

4 months, 2 weeks ago

‏{ وَإِنَّكَ لَعَلى خُلُقٍ عَظِيمٍ } ربنا احشرنا مع أفضل خلقك، واجمعنا به في جنتك. اللهم صلِّ وسلم على سيدنا محمد عدد ما ذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون❤️

4 months, 2 weeks ago

‏{ وَإِنَّكَ لَعَلى خُلُقٍ عَظِيمٍ }

ربنا احشرنا مع أفضل خلقك، واجمعنا به في جنتك.

اللهم صلِّ وسلم على سيدنا محمد عدد ما ذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون❤️

4 months, 3 weeks ago

Jion hda dhaho channalkan wax badan ayaad ka fa'idi doonta i.a❤️???

4 months, 3 weeks ago

Maseerku ma ahan kalsooni darro? Maseerka macnihiisa kaliya waa inuu qalbiga ilaashanayo waxa uu Xaqa u leeyahay oo ah qofka uu jeclaade Maseer haduu jirin Jaceyl ma jiro??

4 months, 3 weeks ago

Ya Allah naga fogee waxwalba oo naga kaa fogeyn kara.?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago