All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH
Partnerships: [email protected]
Last updated hace 7 meses
Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii
Contact us @Burqasupport
Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii
Last updated hace 3 meses
👉👉 Sʜᴀʀᴇ ɪʏᴏ xᴀʏᴇʏsɪɪɴ sᴏᴏ ᴅᴀʟʙᴏ👉👉 @Ibiiye_online
MY ᴄʜᴀɴɴᴇʟs 👇👇🔥💀
0619425303👈👈👈👈 qofkii xareesiiska rabo luuqa iga soo qabo
Last updated hace 4 semanas, 1 día
? BlackRock's Bitcoin ETF ayaa kor u kacday kaalinta saddexaad sannad ilaa hadda soo galitaanka dhammaan ETF-yada caalamiga ah.
2024 qof walba oo caaqil ah qorsha ayuu dagsaday oo ah sida suuqa cryptada guul ugu keeni lahaay.
Waxaa lajoogaa waqtigii ugu haboonaa ee aad noloshaada badali lahayd, maxaa kuu diiday facaa waxeey sameeynayaan inaad sameysid .
Ka tag waxaan macna buuxda kuu laheyn, ka tag ku mashquulka dadka , maanta naftaada kaaga baahan inaad ku mashquushid , maalin waxaa imaa doonta aad ka shalaayneysid waqtigii shalay aad soo dayacday.
Hadii aadan wali qorsha dagsanin hadda jiifka ka kac oo qorsha dagsa , qorshahaadana ku dadaal.
Guusha wey imaaneysaa sxb balse waxay imaaneysaa dadaal dheeer iyo rafaad kadib.
waxaan idiin rajeynaa guusha labada daarood insha allah.