??????aha Nolosha?

Description
Waxaad Channelkaan kaheli doontaa
???????●????? ?????????●??????????
●Erayo jacayl ❤️
●Quran iyo xadiis ----> fasiran{ Tafsiir}
●Xikmado
●Dhiirigalinno?

Kamid noqo saaxiibada inagu xeran.
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

3 weeks, 4 days ago
Via [@Faaido\_team](https://t.me/Faaido_team) T 1

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe?   

?Ku biir?

????????? ?

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ ?‍?: @Cabdullahi_7

3 weeks, 4 days ago
Diirada saar Hadafkaaga ama ujeedooyinkaaga ee …

Diirada saar Hadafkaaga ama ujeedooyinkaaga ee diirada hasaarin Cabsi daada

Ujeedadu waa Maxay: Hadaf walba oo aad leedahay yay San Cabsi kaa hor istaagin .

Waxaan arag nay : in fashilku joojin riyooyinka balse Cabsidu joojiso ??

Habeen wacan?

3 weeks, 4 days ago

EMDR (Eye Movement Desensitization and Reprocessing) waa hab-cilmiyeed loo adeegsado daawaynta dhaawacyada maskaxda, sida xasuusaha xanuunka badan ee ka dhasha dhacdooyinka murugada leh. Waxaa la ogaaday inay si weyn waxtar ugu leedahay dadka la daalaa dhacaya:

Xusuus murugo leh (trauma).

Walbahaarka aadka ah (PTSD).

Welwel iyo walbahaar guud.

Dhibaatooyinka xidhiidhka.

Niyad-jabka iyo murugada.

Sidee loo adeegsadaa?
EMDR waxay ka shaqaysaa iyadoo:

  1. Xasuusta murugada leh lagu xusuusto si aamin ah: Waxa laguu diyaarinayaa inaad si tartiib ah ula kulanto xusuusta xanuunka leh adigoon dareemin culays weyn.

  2. Dareenka maskaxda dib loo habeeyo: Dhakhtarka ayaa adeegsada dhaqdhaqaaqa indhaha (eye movements) ama ishaarooyin kale si maskaxda loo saameeyo. Habkan wuxuu ka caawinayaa maskaxda inay si wanaagsan ugu shaqayso ka-saarista culayska.

  3. Xusuusta loo beddelo: Xasuusta murugada leh waxaa loo beddelaa mid "aan culays badan lahayn" iyadoo aan laga baqaynin.

Faa’iidooyinka EMDR

Waxay si degdeg ah uga caawisaa qofka inuu yareeyo xanuunka maskaxeed.

Waxay kor u qaadaa fahamka qofku ka haysto naftiisa iyo dhibka uu soo maray.

Waxay bogsiisaa dhibaatooyinka xidhiidhka.

Waxay yareysaa welwelka iyo walbahaarka.

3 weeks, 5 days ago

Habeen Wacan jaalayaal

❤️??????

1 month ago

Lix {6} kamid ah dhakhtarada ugu wanaagsan

1) Cabida biyo badan
2) Nasiino kugu filan
3)Jimicsi
4) Cunida cunto isku dheelitiran
5) Xushmaynta naftaada iyo dadka kugu hareereesan
6) Hadal yari yacnii aadan no qon qof warbadan.

Mahadsanidiin
#3.8kfreinds
Habeen wacan jaalayaaal

1 month, 1 week ago

Soo laabasho wacan

3 months, 1 week ago
?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? …

?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? ????? ????? ??????? ????? ???????? ???????? ?????? ?'??? ??????????, ????? ?????? ??? ??? ????? ?????, ????????? ??? ???????? ????? ???????? ?? ???? ????? ???, ?

?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ?

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

3 months, 2 weeks ago

Wuxu yiri ibnu Qayim allah ha unaxristee ?☝???

Salada risqiGa ayey kentaa ??
Caafimadka ayay dhowrta?️?
Dhibka ayayy celisa ??
Xanunada ayay ka hor tagta ??
Qalbiga ayay xojisaa ???
WajiGana way nurisaa?
Nafteyy ka farxisa ?
Kana tagsiSaa wahsiga ??

رب جعلني مقم الصلاة ومن ذريتي ربنا و تقبل دعا ء
راغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب ?

3 months, 2 weeks ago
Salaada lyo Jaceylka Waa Labada Shay …

Salaada lyo Jaceylka Waa Labada Shay Ee Qalbiga ❤️‍??

Qofka Insaanka Ah Jilciyo,oo
Dareenka ku Abuuro ?️??.

❤️‍??

3 months, 2 weeks ago
Qofkii Hal mar ku saliya Nabiga …

Qofkii Hal mar ku saliya Nabiga ﷺ ilaahay ayaa 10 mar ku salinaya.
اللهم صل وسلم على محمد وعلى ءال محمد.?❤️

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago