SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Naf ma oga waxa ay Beri shaqaysan doonto, Nafi ma oga dhulka ay ku dhiman doonto, dhallinyarada qaar waxa ay dhahaan aniga dhalinyaraa ahay geeri iima soo dhowa ma oga miyaa in uu geerida kaga dhowyahay 100 Waayeel. Meeqo dhalinyaro ayaa gawaaridooda kortay oo aan ka soo dagin, immisa ayaa dharkoodii xiratay oo aan iska siibin oo laga jeex-jeexay si karfanta loogu xiro ?immisa seexatay oo aan soo toosin oo horay u geeriyooday, immisaa gurigoodii ka baxday oo aan u soo laaban Isbitaalka un baa loo sii qaaday Isbitaalka laga qaaday qabriga la sii geeyay haddaaba wakhtiga aanu adduunkaan ka tagayno aniga iyo adigaba ma naqaan waxaa nagu waajib ah in aan diyaar ahaano daqiiqad walba. Ilaahayoow khaatuma wanaagsan nagu dil ??
Xanuun ?kasta oo hadda kuhaya waa mid aad kabixi doonto ee niyadaada wanaaji marwalba
Allena talasaaro?
Dadka qaar waa sida riyada oo kale, daqiiqadaha, saacadaha iyo inta ay kula joogaan bay wax kasta kuu macaaneeyaan oo aad is tiraa waa jannadii ifka. Mar Alla markii ay kaa joojiyaan ama yareeyaan waxaad niyadda iska tiraa maxey kaala soo dooneen haddeyba la tagayaan?
So Sad?
Asxabe channelkan waa iib waxadna ku helesa lacag yar hadii aad ubahan tahay WhatsApp lambarkan igla soo xirir https://api.whatsapp.com/send?phone=+2520614273477&text=ARM44N⛓️?
"Ninka raadinaya gabadh dabeecad wanaagsan, fariid ah , qurux badan
Aqlaaq wanaagsan diin iyo xishood leh waa nin raadinaya afar dumar ah"
kusaliya kan ugu wanaga badan basharka oo idil
? Hadii aadan awoodin in aad dadka quluubtooda kaga tagto raad wanaagsan haku beerin xanuun aysan iloobin?
Habeen Wanaagsan walaalaha qalbiga wanaagsan ee aan halkan ku saxibnay
Fadliga 10ka dilxij.
1. Waa maalmaha aduunka ugu fadliga badan
2. Ibnu cabaas wuxu yidhi { Camal ilaahay uga fadli badan ma jiro 10kan
Sidee looga faaideystaa.
1. Digriga badi
2. Sadaqo baxso
3. Sunayaasha salaadaha badan
4. Wadooyinka ka leexi waxyaabaha dadka dhibaya
5.Dadka xanuunsan booqo
6. Janaaso raac
7. Hana yareysan khayrka.
Waxay bilaabmayaan jimcaha
Idamka alle.
Soonka sunada Maalinka isniinta Ah yaan la Hilmaamin insha allah??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago