Xikmad badan

Description
Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado
kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano🍁

Admin: @xikmadbadan_bot
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 2 weeks ago

Nabi muxamed ﷺ waligii bad mamarin hadana wuxu ina leeyahay" midkiin yaanu bada fuulin bada waxa kujira biyo biyahana waxaka hooseya naar naartaasna biyo kala kahooseya."

Waanu kuxiisnay nabi allow😪♥️

1 month, 2 weeks ago

*Caa"isha Alle haka raalli noqdee waxay tiri:"nebigu ﷺ wuxuu ahaa mid 10'ka dambe ee ramadaam u dadaala si uusan u dadaalin inteeda kale"

Kudadaala tobanka dambe*❤️

1 month, 2 weeks ago

Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdur Rahman Al Sudeysi ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan 00
aad kaga faaideysan karta tobanka dambe ee Ramadaan maadama ay ku jirta leylatul qadriga

  1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddli ay habeenkaa ku beeganto Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.

  2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.

  3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga,

waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay Qur'aan ka karimka maalin kasta 84 sano.
Waxa kale oo uu yidhi dadka ku faafi hadalladan, kuwii hadalkaaga dhegaysan doona ee camal fala, idinkuna waxaad heli doontaan ajar la mid ah camalkooda, inshaa allaah.
Maxaa yeelay Rasuulku (scw) wuxuu
yidhi: "Qofkii hanuuniyo camal
wanaagsan wuxuu helayaa ajar la mid
ah kan camal fala, laakiin wax la'aani maayo ajarkiisa". (Muslim, 2674)
Alle ha ina waafajiyo dhammaan
camalka aan qabanno.
Aamiin.🤲

1 month, 3 weeks ago

Kheyr haddii aad bixiso kheyr ayaad heleysaa shar haddii aad bixisana shar ayaad heleysaa!👍❤️

#xusuusin
#naseexo

1 month, 3 weeks ago

Wiil yar ayaa hooyadi weydiiyay "Hooyo
maxay haweenka la ooyaan? Adigana
maxaadu ooysaa?!!!". Hooyaddii ayaa
ku jawaabtay "sababtoo ah waxaan ahay
haweeney!"
Wiilkii yaraa ayaa yirri "warkaas ma fahmin
hooyo."
Hooyadiisa ayaa laabta ku qabatay
wilkeeddii yarraa oo ku tiri "waligaa fahmi
meysid hooyo arinkan".
Intaa kUma harin wilkii yaraa waxa uu U
tagay aabihii oo uu weeydiyay "aabbe
maxay haweenka la'ooyaan? Aabihi ayaa kuU
jawaabay "dumarka waa iska siddaa oo way
iska oo yaan naagah oo dhan aya iska ooya
sabab la'aan".
Wilkii kUma qancin jawaabta aabihii waa
UU koray oo weynaaday waxa uu nqoday
nin wax badan kala bartay laakin su'aashi
ahayd haweenka maxay la ooyaan kama bixin
qalbigiisa.
Maalin maalmaha ka mid ah ayuu arkay nin
xikmad badan waxa uU ku yirri
"Xakiimoow su'aashaan iga shaafi aana ku
weydiyo".Xakiimkii ayaa yirri "adeer i weydi
su'aashaada" Wiilikii weynaaday ayaa yiri
"Xakimoow maxay haweenka la ooyaan?!!!"
#Xakimadlihii ayaa yiri
"llaahay markuu aaburay khalqiga haweenka
waxa uu llaahay siyay awood gaar ah
waxaana la siiyay dumarka dhabar iyo awood
aan la siin noolle kale waxayu dulqaadaan
dhibka adduunka oo dhan, waxa uu llaahay
dumarka siiyay laba gacmood oo xanaano
badan oo laga helo raaxo iyo daganaan
waxay siiyaan ilamahooda iyo waxii la hal
maala.
Illaahay waxaa UU dumarka siyay awood
gudaha ah oo ay uga dulgaataan dhibka
iyo rafaadka caruurta sicdda dhalmada iyo
korinta ubadka, waxay leeyihin dumar
awoow ah inay u soo jeedaan ilmahooda
daraadii hadiiba meel laga qabto habeen
Oo dhan maalin oo dhan nafteeda tiisa
ayay ka hormarisaa, dumara waxaa la siyay
adkeysi midka ugU weyn o0 aah ugU dul
qaatado dhibka kaga imaanaya wax walba
Oo ku xeeran sidda inay illaaliso caruurteeda
ubadkeedda una fuliso wax walba oo ay
karto ama ay aWOodo.
"Waxay siisaa haweeney raxmad farxada
xanaaneen ubadkeeda, seygeeda,
walaalkeed iyo aabaheed iyo intii wax u ah
iyada."
Dumarka waxay ka sameesanyihin naxaris
wanaag aan is badalin waligii.
Hooyada waxay ubadkeeda siisaa farxad
iyo wanaag aan la soo koobi karin xataa
hadii uu dhibo ama ay ku dhibtooto waxay
ku ilowdaa wax yar dhibka ubadkaas ay ka
martay badalka dhibkana waxay siisaa jaceyl
xanaano ilaalin korin iyo dhira galin waxay ka
saxdaa khalad walba illaa ay u bilowda habka
hadaaga kalmada ereyga iyo qaab u hadalka.
OOHINTA ayaa la siisay dumarka si ay uga
yareyso waxii dhib ahaa ee gaaray waana mic
ay xaajou keento.
Markii ay faraxdo wa oydaa.!!!
Markii ay dhibtooto waa ay ooyadaa
haweeneyda!!!
Markii ay wax gaaran kuwa ay jeceshahay
way oooydaa!!!
Xittaa haddii ay kala maganaadaan shakhsi
ay jecleed ha u ahaado wadaay walaal ama
waalid wa mid oyda.
Oohintaas ayaa ka baabi'isa xanuun oo dhan
halkaas waxay ka sii wadaa nolosheeda
caadiga ayadoo farxad cusub la soo baxday.
Siddaa daraadeed waxa anagu waajib ah
inaan ixtiraamnno dumarka haddii aad aragto
iyadoo ooyeysa ha la yaabin ee la qeebso u
muuji wanaag farxad iyo raali gelin.
Waxaadna ogaataa waxaad ku beerantay
Uurka haweeney koo aad ku dhex nooleed
muddo waxaad cuntada uurka hooyadaa
kaga dhex quudan jirtay xariga madheerta oo
aad ka dhiigeysay nafago 0o dhan markii aad
soo baxdo waxaa lagaa jaaray xarigaas illaa
maanta waa tan calaamada kuu ah.
Ogoow dumarka siiba hooyadaa waxay
kuu tahay Hudheel aad cuntada ka cunto
markaad baahato, cusbitaal markaad
bukooto, xaflad markaad faraxsantahay,
gambaleelka saacad markaad seexato oo
illaa yaraantaad waxa a
kaa kicin jirtay hooyadaa.
Hooyadaa waxay kuu tahay duco tan ugu
qaalisan ee uu Alle aqabalo. Toloow hooyo
qaalisanaa Allow karaamee aduun iyo
aakhiraba hooyo.

https://t.me/bahjasooyaalka

1 month, 3 weeks ago

Waxaan gaadhney 11K oo walaalo ah.!

"Bata oo Barakooba.!"

Hambalyadu waa dhankiina😁❤️

🎊 🥳 🙌 💖

3 months, 3 weeks ago

"Qofka salaada kataga, ilaahayna wuu khiyaamay rasuulkana wuu khiyaamay"!

3 months, 3 weeks ago

*Docdadaan kukoro
Dhabtaad idajiysay
Nololbaad idoorto
Daryeelbad ihurtay

Hooyadaay❤️*

3 months, 3 weeks ago

***"Qof walba oo aan diinta ugu yeero wuu shakinaayay Marka laga reebo Abuubakar."

- Nabiga salalaahu calayhi wasalam❤️***

4 months ago

Ku Dadaal Inaysan Naftada Ka Mid Noqon Kuwa Baqiilinta ah, Oo Ku Sali Markasta Suubanaha Salallaaahu Caleyhi Wasalam.❤️🦋🥰

#xusuusin
#xikmadbadan

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago