SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 3 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 4 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 3 weeks, 2 days ago
أكثروا من ذكر الله في نهار رمضان.
🔰 sameeso barnaamijki aad uga faaideesan laheed ramadaanka 🔰
Bishani qeeraadka ay wadato iyo fursadaha ku jira ee hagaajinta nafta , laylinteeda iyo kasbashada xasanaadka ma aha mid laso kobi karo .
Sidaa darteed waa muhiim in aad qorshe u sameeso qaabki aad uga faaidesan laheed .
Qorshe acmaasha wanaagsan ee aad ku buuxin laheed waqtiyada qiimaha badan ee bishaan barakeesan ay leedahay .
Tusaale bishani waxa fcn labada dhanba acmaasha wanaagsan in aadan ka gaabin sida :
- waajibaatka
- sunooyinka
Waxaa jira acmaal badan oo aad ku camiri karto maalintaada oo ku naqanaya keed aad ku faraxdo sida :
• salaadaha :
- salaatul jamaaca
- raatibooyinka .
- duxada
- taraawiixda
- tahajudka
- witirka
• sadaqootinka :
- hantida
- xooga
- kalimad wanagsan
- wax barid .
• aqrinta qur'aanka kariimka .
• baryada alle caza wajalla .
• xuska alle iyo adkaaraadka kala duwan :
- tawxiidka
- tasbiixda
- taxmiida
- xawqalada
- baaqiyatu saalixaat
- istiqfaar
• saliga nabiga csw .
Waa muhiim bishaani in aan ka faaideesano ,waayo waa fursadi qaali ah oo sanadki mar ina so marta ,
Ku bilow marka hore tawbad dhab ah oo ka fogoow wax kasta oon fcneen ama xumaha dhaamantiis kadibna ku dhaqaaq acmasha suuban ,
bishani waxay ka qeeb qaadata in Ruuxa naftiisa uu ku leyliyo cibaadoyinka si sanadka intiisa kale uu Ula si qabsado , marka waa fursad qaliya oo mudan in aan la dayacin ,
Niki ramadaan dayaca sanadka intiisa kale ee danbe waa uu dayaca !!
baryadi jibriil uu nabiga csw aamiinta lahaana waad xasuusataan !!
Allaha Naga dhigo kuwi ka faaideesta bishaan barakeesan ee qiimaha badan , allaha nawaafajiyo qeerka , allahana Naga aqbalo inta yar ee aan la imano amiin ya rabi
👈 كتب التصوف تبكي وتنادي هل من مبلغ ما في هل من مستخرج الدرر التي بين دفتيّ ؟!
أخوة الكرام وكما ترون فالتصوف علم لا مثيل له وهو زبدة العلوم إذ هو لب الاسلام كله ! اما افراده بالتصنيف فيه فهو من محاسن العلماء يستوي في ذالك سائر العلوم التي ميزها العلماء وافردوها بالتصانيف ، وفي الحقيقة كل علم من العلوم الشرعية سواء أن يكون من الالات او من المقاصد فهو جزء مهم لا يكون العالم عالما الا بتعلمه ! وكأن العلوم كلها علم واحد متفرق في كثير من الاوراق وهو كذالك ، أما ما صنعوه من افراده بالتصنيف فلحاجة لا لانه مستغنى عنه او انه شيء لا يحتاج اليه !!
إذن كل العلوم الشرعية من آلاتها ومقاصدها فهي بمثابة علم واحد متفرق في الكتب يحتاج الي تعلمه ومعرفته ،
هنا يتضح لنا أن التصوف - بالنظر الي مباحثه ومسائله مما قدمناها- لب الاسلام وزبده وحقيقته ومن كتب فيه فهو شيخ عالم عارف نضج علمه وحل نور الاسلام في قلبه ، فجدير بهم أن يأخذ منهم التربية والنصيحة والحِكَم فهم اخلص الناس واعلمهم وابصرهم لمقاصد القرآن والسنة ودعوتهما ،
وللأسف الشديد اليوم لم نحظ برجال ذوى نشاط يسعون في تقديم تربية التصوف للمجمتمع ببساطة ، مع ان شعوبنا تعاني من مفاسد وأمراض كثيرة كلها يمكن التصوف أن يداويها ! التباغض ، التحاسد ، التدابر ، الخيانة ، التفاخر ، البخل ، فقد الثقة ، سوء الظن ، حب الدنيا ، وغيرها !
أخشى أن تجادلنا الكتب غدا وتقول يارب علموا ما في ورأوا واقعهم فصاروا يشاهدونه كالفليم لا بلغوا الدعوة ولا ادوا واجبهم الضميري ؟!
رب وفقنا لما فيه رضاك !
من الجدير بالذكر أن حبيبنا فضيلة الشيخ محمد ولي من مشايخ مدينة هرجيسا حفظها الله واهلها ،
صدق فيه أكبر ما كنا نحسب فيه ، ولله الحمد ، فالشيخ يرفع راية التصوف من جديد هو والمشايخ الذين معه جزاهم الله خيرا يبذلون جهودهم في نشر تعاليم التصوف وتربيته الفائقة ، فاقاموا مؤتمرا مباركا لم نر مثله ، جزاهم الله خير الجزاء ونفع الأمة بهم ،
فالشيخ محمد ولي حفظه الله وبارك فيه له نشاط دعوي لا مثيل له علي مواقع التواصل ، خصوصا في التصوف الاسلامي وتعاليمه ، فهو ما بين أن يشرح كتبه او ينشر اوراقا مكتوبة بتعالمه مترجمة بالصومالية او ان يقيم مؤتمرا يا له من عمل مبارك ودعوة مرضية!! ربي يرضى عنك شيخنا ونفع الأمة بك وجزاك عنها خيرا .
ويستخق أن نسمي الشيخ "غزالي " تشبهيها بشيخ المربين ، ولدينا له رسالة نطلب فيها أن يشرح للمجتمع الصومالي كتب حجة الاسلام رضي الله عنه في التربية الروحية والسلوك خصوصا " الاربعين في اصول الدين "
واخيرا نقول : يا أخوة كتب التصوف تبكي وتنادي هل من مبلغ ما في ؟! وفيها حقا دواءنا وقد كثرت فينا الامراض السلوكية والروحية والقلبية، ولنا في الشيخ اسوة . وفقنا الله واياكم لما فيه رضاه
✨" Allaah mooyaane !!"
Sheywalba oo aduun yadaan ka jira laba mid waye , in aad adigu ka tagto , ama in uu isaga kaa tago .
Allaah mooyaane!! ,
Maxayelay allaah marka aad xagiisa ujeesato oo aad ku xernato waa ku deeqtooneynaa .
Hadii aad ka jeesatana - ceebtaada - allaah subxaanahu watacaala waa uu kuu yeerayaa ".
Rabiyoow adigaa wanaagsan , wanaagana jecel , nolosheena ayaad wanaaga la dooneysaa rabiyow mahad adaa leh ?
بسم الله الرحمن الرحيم
Barnaamijka
أَهْلُ القرآنِ ،هُمْ أَهْلُ اللَّهِ وخاصَّتُهُ
Waa barnaamij aan dhowaan bilaabidoono, saa magaca ka aragtaba waa barnaamij ku saabsan quraanka kariimka, kaas oon ugu tala galnay inow anfaco qofka raba inow xifdiyo quraanka iyo kan raba tafsiirkiisa inow barto labadaba insha allah,
Waxa uu ka koobnaan doonaa barnaamijku qeyb aqris ah dhegeysi iyo tafsiir, waana hal bog maalinkasta marka laga reebo jimcaha iyo qamiista oo fasax ah.
Barnaamijku sidoo kale waxa uu yeelan doonaa qeybta tebinta tooska ah ama loo yaqaano (live stream) taas oo markasta diyaar u ahaandoonta dadka daneynaya inay isla muraajaceeyaan ama iska dhegeystaan ama ay caawiyaan dadka caawinta uga baahan casharka, fadlan gaarsii inta aad awoodo inaad gaarsiiso mahadsanid.
*?#أنشر*.. الدال علي الخير كفاعلہ ..
Linkga barnaamijka?
?sunooyinka iyo waajibaatka ?
"ﻭﻗﺪ ﻛﺎﻥ ﺻﺪﺭ الصحاﺑﺔ ﻭﻣﻦ ﺗﺒﻌﻬﻢ ﻳﻮاﻇﺒﻮﻥ ﻋﻠﻰ اﻟﺴﻨن مواﻇﺒﺘﻬﻢ ﻋﻠﻰ الفرائض ﻭﻻ ﻳﻔﺮﻗﻮﻥ ﺑﻴﻨﻬﻤﺎ ﻓﻲ اﻏﺘﻨﺎﻡ ﺛﻮاﺑﻬﻤﺎ "
( ابن حجر / الفتح )
Samanki hore e saxaabada iyo ragi raacay dariiqodi waxay ahaayen kuwo ugu dadaala una joogteya sunooyinka sida ay ugu dadaalayeen waajibaatka , mana aheen kuwo ku kala farqiya xaga kasbashada iyo dheefsiga awaalmarinada kusugan labadaba .
----
? : Fatxul baari - sharaxa saxiixul bukhaari .
Shareecada rasuulka scw waa mid mugdiga jahliga lagaga saaro dadka loona saaro iftiinka aqoonta iyo nolosha wacan ee nidaamka qurxon leh !
Islaamku waa nidaam dhan walba hagaajinaya nolosha oo dhanne aysan ka maarmin ,
Baahida islaamka aan uqabano waa mid jamaaci ah iyo mid fardi ahba !!
Qofwalbaaba waxa Lama huraan u ah tacaalimta diinta islaamka oo ah mid tayo wanaagsan oo qeeb lexaad leh ka qaadata toosinta qofka iyo in lagu hago dariqa wacan ee guusha mid aduun iyo mid aaqiraba !
? Bisha Mowliid ?
Waxaa haboon bishaan gudaheeda in maalin walbaaba mawduuc gaara lagu baro qeybaha bulshada ,fadhiyo qurux badan loo caqdo ,walow rubi saacba allaha ka dhige !!
Fg : yar yarka carurta waa in il gooni ah loo yeesha , Laguna tartansiiya xafidaada macluumaatka lasiiye ee ku saabsan taariiqda rasuulka csw , noloshiisa , wax qabadkiisa diimeed ,waxa uu layimid iyo waxu ka tagayba !
Way fiicnaan laheed in hadiyado quluubtoda soo jita lagu bixiyo !,
Balse waxa alxm ah in ayba ku farxayan takriimka cuntada iyo macmacaanka ah ee lasiyo .
Balanteenu waa { in aan bishaan ku bixino duruus gaagaban oo siirada rasuulka ah csw ,Lana koontaroolayo wax tarka ay sameeyen ama sida ay xaadiriinta uga faaideesteen ! }
اللهم صل وسلم علي سيدنا وحبيبنا محمد ❤️
? booqashada qubuurta ?
Ahlusunuhu waxay aalaaba yihiin dad ay ku danbeeso diin jaceelka , alle jaceelka , Nabi jaceelka iyo jaceelka dadka wanwanaagsan .
Waa dad ay ku danbeeyaan dhaqamo waaween oo ay lahaayeen rasuuladi rabi sxwt .
Waxa kamida : in diin barida aysan ku doonin wax dhaqaale ah ,
Sida macalimiinta dugsi quraanka iyo mudarisiinta cilmiga shareecada ee xalaqaatka ay sameenjireen .
In aysan dacwo faafinta iyo wacdiga umada aysan ku qaadan wax dhaqale ah sida ducaada usafrijirtay degaanada .
Taasi waa dhaqanki rusudha oo wali ku baaqi ah raga ku abtirsada madrasada suufiyada .
Ahlusunuhu waxay caado uleeyhiin ixtiraamka iyo weeneenta shacaairta diimeed , weenenta dadka usaaxibka ah aqoonta diineed , iyo kuwa usaxibka ah cibaadada suuban iyo alle ku xernashada iwm .
Weenenta ahlu cilmiga iyo wanaajintoda kuma eka kaliya dhunkasho iyo slaan bal waa dad u dhag raariciya culumada oo ku adeeca wanaagyada ay farayaan si qalbi san oo daacadnimo leh , kana baqa maqaamkoda iyago ka baqa maqaamkoda sare ee eebe weene uu siiye ,
Waa dad ahlu cilmiga marka ay dhintaan xitaa aanan iloobin oo qabuurtoda soo booqda oo uduceeya si sanadle ah .
Siyaaradaas asal ahaan waa mid sharciga ku sugan walow suuradeeda maanta ay noqon karto mid fiiro ucelin ubaahan karta oo ahlu cilmiga fiirada dheer ay war gilin karaan Hadi ay wax dhibato ah umaqato mana aha taasi ceeb .
Waa dulmar koban !
Waxan dhex gali Dona toosh ku iftiiminta habka quman ee lo guto boqashada taso si dimni ah uga fahmi dono siyaaboyinka kale in aan lo bahnen hadu alle idmo .
عجبت من ادب الجلوس وحسن الاستماع وحضور القلب وكبر التأثر!
عبد عرف ربه فاطاعه وامن برسول ربه واتبعه ووهب نفسه لله فخدم لدينه وعباده رحمك الله يا امام ناصر الدين وناصح الأمة نور الله قبرك وجزاك عنا وعن المسلمين خير الجزاء ❤️
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 3 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 4 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 3 weeks, 2 days ago