Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀™

Description
‏﷽
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
╭══💜═══ღ❦ღ══╮
👉 @jiilka_wacyiga1
╰══ღ❦ღ═══💜══╯
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
3 months ago
***🎓******🎓******🎓******🎓******🎓******🎓***

🎓🎓🎓🎓🎓🎓
Congratulations Congratulations🌹🌹🌹🌹🎓

التخرج شعور رائع وجميل وعندما يتخرج الشخص من الجامعة يفرح بأنجازه العظيم الذي استغرق منه بعض من السنين ...
الف مبروك التخرج اخي محمد  بن فارح أسأل الله لك دوام والتوفيق..

Qalinjabintu waa dareen cajiib ah oo aad u qurux badan, qofka markuu jaamacad dhameeyo wuxuu ku farxaa guusha weyn ee uu qaatay sanado badan, #HAMBALYO ayaan ku leeyahay Wllky Muhamed Bin Farah @binfarah😘😘😘😘😘😘 ,

Waa QORAAA :

BUUGAAGTIISA : 👇👇👇👇👇👇👇
#Waxaa_tahay_Saxaabiyad  #Geesiyaal_Taariikhda_Galay

Waa Aas_aasaha kanaalka Telegramka ee #Dhiirogeliye ..

Waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu ku siiyo cilmi aad ku intifaacdo iyo cimri dheeri....

Congratulations wll @Binfarah Congratulations🌹🎓

~ AbdiNasir Mohamett Albaani
@Albaanichannel252
@Albaanichannel252

3 months ago
Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ …

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟᴇʜ🥇

Chanell iib ah 15k✓ Marayo , Qiimihiisa 13$ Active La xiriir : @caawinta

Hᴀᴅᴀʙᴀ ʟᴀ ᴢᴀxɪɪᴘ Aǫʀɪsᴛᴇ ᴋᴀɴᴀʟᴀᴅᴀ ᴀᴀɴ Hᴀʟᴋᴀᴀɴ Isᴜɢᴜ ᴋᴀᴀ sᴏᴏ ᴜʀᴜʀɪʏᴇʏ 📂

Aᴅᴍɪɴ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

3 months, 1 week ago

﴿ أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ اللَّهَ يَرَىٰ﴾ [ العلق: 14]

3 months, 1 week ago
Masjid ku yaalla dalka spain oo …

Masjid ku yaalla dalka spain oo markii hore dhulka uu ku yaallo kiro ahaa, ayey shirkaddii dhulka laheyd go'aansatay inay Masjidka dumiso ama ay muslimiintu dhulka ka iibsadaan.

Qiimaha dhulka masjidku ku fadhiyo waxay aheyd 500 oo kun oo dollar. Lacagta oo aad u badan darteed Muslimiintii masjidka
Ku cibaadeysan jirtay way awoodi waayeen inay si degdeg ah u bixiyaan.

Arintii waxay gaartay Federico kanoute oo ah laacib muslim ah oo xagga weerarka uga ciyaara koox seville ee dalka spain.

Shirkaddii ayuu la xiriiray lacagtii 500,000 ee dollarna uu ku wareejiyey si uu masjidku u sii jiro.

Mar wax laga weydiiyey sababta uu waxaas oo lacag ah u bixiyey wuxuu ku jawaabay: Maalkeyga oo idil waan u huri karaa diinteyda, anigu laacib kubbadeed keliya ma ihi, ee waxaan ahay qof muslim ah, waxaan rumeysanahay in lacag lagu bixiyo masjid ay wax walba ka qiimo badan tahay.

Mustaf Awil Hassan

3 months, 1 week ago
Dhib malahan sida aad u moodo …

Dhib malahan sida aad u moodo in aad tahay mid aan qiimo lahayn balse Waxaa jira ugu yaraan hal qof oo u maleynaya inaad tahay qof cajiib ah🥰

Saaxiibtinimo🤙😘

3 months, 2 weeks ago
Carruurtaas yar yar waalidkooda waa gaalo …

Carruurtaas yar yar waalidkooda waa gaalo ayagoo ku sugan garoonka diyaaradaya ayay arkeen labo nin oo Muslim ah kuwaasoo salaada iska bixinayay.

Carruurtii ayaana bilowday in labadii nin la tukadaan oo waxay sameynayaan ka daba sameeyaan. Arinta ayaana layaab ku noqotay waalidkii dhalay oo bilaabay iney sawiro ka qaadaan.

Sida Nabiga scw noo sheegay ilmo walba oo dhashaa fidrada ayuu ku dhashaa ee waalidkiisa ayaa Yahuud ka dhiga ama Nasaaro ka dhiga.

TEAM_WAANO
@JIILKA_WACYIGA1

5 months, 2 weeks ago
“Ilaahay waxba ku fali maayo cadaabtiinna, …

“Ilaahay waxba ku fali maayo cadaabtiinna, waa se haddii la idinka helo laba shardi: mahadnaq io iimaan. Ilaahey waa mahadnaqe aqoon badan”

Al-nissa. 147

@JIILKA_WACYIGA1

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago