Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

WadaJirkeena🦋

Description
Ma doonayo caalamka oo dhan in aan u xog warramo, ee waxa aan doonaya hal qof oo aan uga xog warramo sidii in aan naftayda la hadlayo oo kale.

Fyodor Dostoevsky
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

3 months, 3 weeks ago
Waxaan Illaahay weydiistay in uu iga …

Waxaan Illaahay weydiistay in uu iga dhigo hantiile, wuxuu i siiyay Islaamka.

4 months, 1 week ago
Waa ay qurux badneyd, laakiin ma …

Waa ay qurux badneyd, laakiin ma ahayn sida gabdhaha jariirada iyo magasiinada ku sawiran. Wey shidneyd, sida ay u maleynaysay. Waa ay quruxbadneyd marka la eego xiribaha indheheeda kolka ay ka xog warramayso wax ay jeceshahay. Way qurux badneyd, awoodna waa ay u laheyd in ay dadka kale ka dhoollacaddeysiiso. Maya, ma aysan quruxbadneyn kali ah mararka qaar sida muuqeeda. Waxa ay aheyd mid ka quruxbadan gudaha ruuxdeeda.

4 months, 2 weeks ago
"Dhaqamadaadu waxay I tuseen inaan waxba …

"Dhaqamadaadu waxay I tuseen inaan waxba kuu eheen markii horeba"

4 months, 2 weeks ago
Waxaa lagayaabaa inuusan muhiim kuu ahayn …

Waxaa lagayaabaa inuusan muhiim kuu ahayn balse wuxuu ahaa qalbigayga.🫀

Mohamd darwiish.

4 months, 2 weeks ago
In kastoo ay noloshaan dhameystirnayn balse …

In kastoo ay noloshaan dhameystirnayn balse jaceylka aad ii qabto waa mid dhameystiran.🫀

4 months, 3 weeks ago
اذا الشعب يوما أراد الحياة

اذا الشعب يوما أراد الحياة
وجاء بما يقتضيه القدر
فلا بد لليل أن ينجلي
ولا بد للقيد أن ينكسر

5 months ago
Sidaad igu soo dhawaatay ayaa igu …

Sidaad igu soo dhawaatay ayaa igu filan aduunkan.🫀

5 months ago
La kali noqda dabeecadina iyo jaceylkina.***🫶🏻***

La kali noqda dabeecadina iyo jaceylkina.🫶🏻

5 months ago
Maalin maalmaha kamid ah ayaad ogaan …

Maalin maalmaha kamid ah ayaad ogaan doontaa in uu kuu jeclaa si aanu qof kale kuu jeclayn.🫀

5 months, 1 week ago
Gabadh deggan ayaa weydiisay; waa maxay …

Gabadh deggan ayaa weydiisay; waa maxay riyadaada?

Asigoon ka sii fikirin ayuu dhahay; adiga!

Si fudud ayey u dhoollacaddeysay; waxaan kala jeedaa doontistaada nolosha?

Wuxuu ku dhahay; inaan adiga ku guursado!!

Wajigeedii ayaa isabddelay, wuxuu u iftiimay sida qorraxda oo kale, iyadoo ka xishoonayso inay i eegto ayey dhahday; Waayahay'e intaadan ila kulmin ka hor maxaad ku riyoon jirtay?

Si fudud buu isu soo dhaafiyay; inaan adiga kula kulmo..!!! 🫂

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago