WadaJirkeena🦋

Description
Ma doonayo caalamka oo dhan in aan u xog warramo, ee waxa aan doonaya hal qof oo aan uga xog warramo sidii in aan naftayda la hadlayo oo kale.

Fyodor Dostoevsky
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 4 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 3 weeks, 2 days ago

1 month, 3 weeks ago
Daruufaha yaabka badan

Daruufaha yaabka badan
Ayaamaha daalka badan
Xanuun daran baa ku laran.
~❤️‍🩹

3 months ago
"Badh ka mid ah qofka quruxdiisa …

"Badh ka mid ah qofka quruxdiisa waxay ku jidhtaa carabkiisa."

3 months ago
Dhamaadyada qaar ayaa u qadhaadh sida …

Dhamaadyada qaar ayaa u qadhaadh sida qahwada, laakiin waxay kaa dhigaysaa qof soo jeeda oo feejigan.?

Mohamud darwiish.

3 months ago
Ninku wuxuu jecel yahay kun dumar …

Ninku wuxuu jecel yahay kun dumar ah wuxuuna u dhiman lahaa hal kaliya.
Naagtu waxay jeceshahay nin keliya oo waxay u dhiman lahayd kun jeer.

~Nizar Qabbani.

4 months, 3 weeks ago
"Inkastoo indhuhu doonayaan in aan ku …

"Inkastoo indhuhu doonayaan in aan ku daymoodaane
Qalbigaygu wuxuu diidayaa in uu ku doon doono.”

– Weedhsame.

4 months, 3 weeks ago

"Marka uu dhamaado jacelka ayaa la ogaadaa inuusan awalba jaceyl ahayn, jaceylka waa inuu noolaado ma aha inuu xasuus noqdo" ❤️‍?

~Maxamuud Darwiish.

4 months, 3 weeks ago
قال أبو بكر الصديق في وصيته …

قال أبو بكر الصديق في وصيته لعمر بن الخطاب رضي الله عنهما حين استخلفه :
" إنَّ أوَّل ما أحذِّرُكَ نفسك التي بين جنبيك .. "
Abu-Bakar Assidiiq waxa uu yiri isagoo u dardaarmayay Cumar Bin Khadab kolkii xilka uu uga tagayay:
" Waxa ugu horreeya ee aan kaaga digayo waa naftaada kalxamahaaga dhexdooda ku jirta"

Adigu ma is waydiisay waxa lumiyay Ibliis oo ah shaydaan kii u horreeyay ee ugu madaxa adkaa??!!

4 months, 3 weeks ago
‏”الحمد لله بلا سبب ، الحمد …

‏”الحمد لله بلا سبب ، الحمد لله بلا طلب ، الحمدلله بلا عدد ، الحمدلله حتى يرضى”.?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 4 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 3 weeks, 2 days ago