☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺

Description
"Kusoo dhawoow Chanalka ʜᴀᴅᴀғᴋᴀ Nᴏʟᴏsʜᴀ waxaad ka helli dontaa:Xikmado,Qisooyin,Jacaylo,dhiirigallin.

Nagu soo biir walaal,


@ABU_CAAMIR

صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 week, 2 days ago
1 week, 3 days ago

Ha quusan. 

Haddii shaqo wanaagsan adiga oo haysta lagaa eryo, ama imtaxaan aad jaamacadeed/ iskuul ood gashay aad ku guuldaraysato, sidoo kale haddii lagaa dhaco alaab aad u waday ganacsigaaga, ama ba adiga oo haysta nolol qurux badan hal mar aad waydo, ha quusan, kuwa quusata waligood ma liibaanaan/guulaystaan. Adkayso oo isku day mar labaad, ama ba saddexaad, haddii aad isku daygaaga joogtayso waxaa hubaal ah inaad guulaysan doonto wax kasta oo aad rabtona gaadhi doonto.

Xigasho: dhaqan wanaag

1 week, 3 days ago
2 weeks, 2 days ago

Waxaa suuragal in aad dareemeyso, murugo, balse waxaad ogaataa, in murugada, iyo farxad Alle keenno, noloshaada waxaa suuragal in aad waayo dhib badan soo martay laga yaabbaa in aad haatan aad ku jidho, balse waxaad ogaadaa in ilaaha qaadirka wax walbo suuragalsha, maanta haddii aad faraxsan tahay Ilaahey ku mahdi, haddii aad murugeysatahay Ilaahey ku mahdi.

Nolosha teeda dhabta lagu badhaadho waa teeda loo sabro haddii ay arrini kaa nixisi qalbigaada rogrogto waxaad ku orodaa sallaada, wax walba aad dooneyso waxay ku jiraan gacanta rabbigaa, si aad u hesho waa in aad badisaa cibaada joogtey maalin walba. Farax oo nolosha ha u arkin mid adag, haddii aad isku adkeyso waa ay adkaan haddii aad fududeysato waa ay kuu fududaan, ilaahey wax walbo adag fududey buu daba dhigay, adkeysi muuji rajjada maalin uun waa ay rumoobeysaa.

Guusha waa cabsida Alle, haddii uu qalbigaada ku weyntahay cabsida Alle waxaad heysataa libinta adduunka ugu qaalisan, in aad guuleysato waxay ku xidhan tahay in ay naftaada dhisan tahay, mar walbo ay dhisan tahay naftaada, ma jidhi doonto wax kugu adkaada. Haddii aad aragto shey adag aad ka baqato, ha is dhiibin Naftaada bar adkeysiga, ku celcelinta. Wax kasto ayaa lagaa sheeki dooonnaa waxba laguuma reeban doonno, waa in aadan dhag u dhigin kaliya aad maqashaa guushaada, dhiirrigelinta waxay ku jidhaa isla gudahaaga dhageyso naftaada. ILAAHEY WAXA UU YIDHI.
(يُدَبِّرُ الْأَمْرَ مِنَ السَّمَاءِ إِلَى الْأَرْض)(السجدة: 5).
“Wuxuu agaasimaa oo isku dubbaridaa arrin (kasta) ee ka jira samada ilaa arlada”. (As-Sajdah: 5)

Indha_caad

2 weeks, 2 days ago
2 weeks, 3 days ago
2 weeks, 6 days ago
3 months ago
☘️ HADAFKA NOLOSHA 🌺
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago