Al Taqwa??التقوى

Description
?بسم الله الرحمن الرحيم?

Aduunka kaga tag raad wanagsan iyo tusaale fican.❤??

fadlan nagu so biir https://t.me/Al_Taqwa_channel
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 year, 10 months ago

?KOOXDA MIDNIMO?
╔━═━═━︽︾?︎︾︽━═━═━╗
? ᴅɪɪɴɪ ?

ꕥ: @Mucjisoyinka_Quraanka
ꕥ: @Badbaadinaftaada
ꕥ: @Diinteena_Macaan
ꕥ: @Al_Taqwa_channel
ꕥ: @Suaalo_diini_ah
ꕥ: @TAFSIIRKA_QURAANKA1
ꕥ: @Quraanka2023
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
︎ ᴇʀᴀʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

ꕥ: @DAREEN_KAABA
ꕥ: @hoygacishiga
ꕥ: @hano_quluuptooda
ꕥ: @HOYGAJACAYLKA
ꕥ: @LAMAANe24h
ꕥ: @Darenjaceyl1
ꕥ: @Hasan_Cishqi
ꕥ: @jaceylqore
ꕥ: @AmaanJaceyl
ꕥ: @Geeraarjacayl
ꕥ: @ruuxdeena
ꕥ: @wadnojacayl
ꕥ: @Erayojaceyl23
ꕥ: @RumeeRiyadada
ꕥ: @SheekooyinJacayl
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ ?

ꕥ: @sheekochannell
ꕥ: @HoygaShekoyinka
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
?  ᴛᴇᴄɴᴏʟᴏɢʏ  ?

ꕥ: @SOM_ONLINE
ꕥ: @ahmadarab1
ꕥ: @Faaristube
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?

ꕥ: @DHIRIGALISO
ꕥ: @xikmaawi_media
ꕥ: @Umu_sulaymaan
ꕥ: @NAFTEENNA1
ꕥ: @FAAIDOCHANEEL
ꕥ: @HADAFKEENA11
ꕥ: @Madasha_Caruusha123
ꕥ: @Amaalbintuahmed
ꕥ: @EraYoQuruxbadan
ꕥ: @murtiiyomaskax
ꕥ: @anagalee
ꕥ: @mbsdalsanchannel
ꕥ: @kalimaatzahra
ꕥ: @Forextrade24h
ꕥ: @shukriabintumoumin
ꕥ: @murtida_Nolosha
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ ?

ꕥ: @ilaqosol22
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Aǫᴏᴏɴ ɪʏᴏ ғᴀsᴀʟᴏ ?

ꕥ: @luqadacarabiga
ꕥ: @kadisaqoon
ꕥ: @Aqoonta_kaa_maqan
ꕥ: @tijaabiska
ꕥ: @taladaqoyska
ꕥ: @mustaqbalkacaafimaad
ꕥ: @samewadegraphic
ꕥ: @isweydiin

❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?
ꕥ: @Quraanka2023
ꕥ: @murtikaab
ꕥ: @BandhigaNolosha
ꕥ: @Wehelka_Bulshada
ꕥ: @isbedalka_Guusha
ꕥ: @MAAN_DHAYEE
ꕥ: @Hayaanka_nolosha
ꕥ: @Marwomahamedabdullaahi
ꕥ: @Riyooyinkeena56
ꕥ: @Dareenkadunida
ꕥ: @dhiiriye
ꕥ: @Mustaqbalkaabe
ꕥ: @ILEYS24
ꕥ: @kaahanolosha
ꕥ: @dherigaliyesomali
ꕥ: @hagaajinaftaada
ꕥ: @Xog_side
ꕥ: @GaroGuushaada
ꕥ: @oNolosha
ꕥ: @dhiirigaliyaha_nolasha1
ꕥ: @HADAFKANOLOSHA
ꕥ: @Aqoonraadiis
ꕥ: @waxkorarsi
ꕥ: @Wadada_Guusha
ꕥ: @nuurkanolosha
ꕥ: @RAADKAKuusha12
ꕥ: @malikat_qalbi
ꕥ: @hadafka12
╚━═━═━︾︽?︎︽︾━═━═━╝
?↬Channel ku Darista iyo faah-faahin dheeri ah ☞︎︎︎ @kooxdaMidnimo

Ka adeego.↬? @E_BileShopping
◥▬▭▭▭▭◳◺?︎◿◰▭▭▭▭▬◤

⫷sᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ⫸
@LAMAANe24h
@sheekochannell
@NAFTEENNA1
@Darenjaceyl1
@HoygaShekoyinka
@Diinteena_Macaan
↝E.N.D↜

2 years, 1 month ago

xukunka heesaha iyo dhagaysigooda ? ?

قال الله تعالى:
{ ومن الناس من يشتري لهو الحديث ليضل عن سبيل الله بغير علم  ويتخذها هزوا  أولئك لهم عذاب مهين } [ لقمان - 6.

" Dadka waxaa kamid ah kuwa soo gadanaya sheekooyin bilaa macna ah (sida heesaha)
si' uu dadka jidka ilaaheey uga dhumiyo cilmi la,aan jidka Ilaahayna wuxuu ka dhigayaa wax lagu dheel dheelo oo aan hagaag sanayn kuwaas waxeey leeyihiin cadaab dulleeya"

- Ibnu cabaas wuxuu dhahay lahwal xadiith waxaa laga wadaa waa heesaha.
- Ibnu mascuud radiyallahu canhu wuxuu ku dhaartay lahwal xadiith inay tahay heesaha.

Nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay:
(ليكونن من أمتي أقوام يستحلون الحر والحرير والخمر والمعازف) رواه البخاري.

" Waxaa ahaan doona umadayda dhaxdooda kuwa xalaaleesta music-kada, heesaha iyo wixii la midka ah "

AFARTA MAD-HAB IYO CULIMADA ISLAMKU MAXAY KA YIDHAAHDEEN ?

  • Xanafiyo.
    Heesaha dhagaysigooda waa faasiqnimo, ku macaansigooda iyo ku raaxeysashadooduna waa gaalnimo !!!
    (اغاثة اللهفان 348)
  • Maalikiyo.
    Imaam maalik -raximahullaah - ayaa la waydiiyay heesaha kuwee xalaal ah ?
    Wuxuu yiri " waxaa heesa agteena faasiqiinta oo kaliya "
    (تلبيس ابليس 282)
  • Shaaficiyo.
    Imaamu shaafici -raximahullaah- wuxuu dhaha :-
    Heesuhu waa lahwi baadil ah, qofka iska badiyaana waa sawir aan marqaati galin.
    (الأم للشافعي ج 6 ص 209)
  • Xanaabilo.
    Cabdullaahi wiilkii uu dhalay imaam axmed Ibnu xanbal -raximahumallaaah- wuxuu yiri :-
    Aabaheey (imaam axmed) ayaan waydiiyay heesaha wuxuu yiri " heesaha wexeey qalbiga ku beeraan nifaaq
    (تلبيس ابليس 280)
    Imaamul awzaaci -raximahullaah- wuxuu yiri " ha isku tagin waliimo (martiqaad/aroos) ay heesu ka jirto "

Ibnu thaymiyah raximahullaah wuxuu yiri " Mad'habka afarta imaam waa ineey xaaraam tahay waxyaabaha heesaha lagu tumo dhan "
( مجموع الفتاوى ج 11 ص 576 )

Waxaa ijmaac soo raray inay heesuhu
xaaraam yihiin imaamyo badan sida:
Abuu xaniifa, maalik, shaafici, axmed, Ibnu cabdilbar, ibnu jariir addabari, ibnu salaax, abuu bakar al aajurri, qurdubi, ibnu Rajab al xanbali, nawawi, ibnu mundir, ibnu qudaamah iyo culimo kale ... salafkiina waa ku ijmaaceen inay heesuhu xaaraan yihiin waa heesihii waagoodi jiray ogow.
ka waran haday arki lahaayeen heesaha samankeena jira, kuwa hadalada xun xun, anshaxa xun, xishood la'aanta ah, dhaqan xumada dadka ugu waca.  ?
Kasii daran Al imaam Ibn muflix kitaabkiisa (alfuruuc juzka 6 safxada 494 )
wuxuu kasoo raray Alqaadii ciyaad inay ijmaac tahay inuu gaal yahay qofka heesaha xalaaleysta.

Diintaada inaad qudhaqanto oo Aakhiro badbaado ayaa kuu dhaanta inaad gaalo io faa siqiin raacdo

Ilaahayaw ma gaadh siiyay

2 years, 1 month ago

?KOOXDA MIDNIMO?
╔━═━═━︽︾?︎︾︽━═━═━╗
? ᴅɪɪɴɪ ?

ꕥ: @Mucjisoyinka_Quraanka
ꕥ: @Badbaadinaftaada
ꕥ: @Diinteena_Macaan
ꕥ: @Al_Taqwa_channel
ꕥ: @Suaalo_diini_ah
ꕥ: @XUSUUSIN_QURAANKA
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
︎ ᴇʀᴀʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

ꕥ: @LAMAANe24h
ꕥ: @Darenjaceyl1
ꕥ: @Hasan_Cishqi
ꕥ: @jaceylqore
ꕥ: @AmaanJaceyl
ꕥ: @Geeraaro1MM
ꕥ: @DAREEN_KAABA
ꕥ: @xamaasad
ꕥ: @dayaxadunida
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
?  ᴛᴇᴄɴᴏʟᴏɢʏ  ?

ꕥ: @ahmadarab1
ꕥ: @Faaristube
ꕥ: @SOM_ONLINE
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?

ꕥ: @NAFTEENNA1
ꕥ: @FAAIDOCHANEEL
ꕥ: @HADAFKEENA11
ꕥ: @murtida_Nolosha
ꕥ: @Hafsabintumohamed
ꕥ: @Madasha_Caruusha123
ꕥ: @Amaalbintuahmed
ꕥ: @murtiiyomaskax
ꕥ: @anagalee
ꕥ: @mbsdalsanchannel
ꕥ: @Ibnusalaad
ꕥ: @kalimaatzahra
ꕥ: @Forextrade24h
ꕥ: @shukriabintumoumin
ꕥ: @xikmaawi_media
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ ?

ꕥ: @sheekochannell
ꕥ: @HoygaSheekoyinka
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ ?

ꕥ: @ilaqosol22
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Aǫᴏᴏɴ ɪʏᴏ ғᴀsᴀʟᴏ ?
ꕥ: @kadisaqoon
ꕥ: @tijaabiska
ꕥ: @taladaqoyska
ꕥ: @mustaqbalkacaafimaad
ꕥ: @Arabic023
ꕥ: @samewadegraphic
ꕥ: @isweydiin
ꕥ: @luqadacarabiga
ꕥ: @ciiltireonline88
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?

ꕥ: @Riyooyinkeena56
ꕥ: @Dareenkadunida
ꕥ: @dhiiriye
ꕥ: @Mustaqbalkaabe
ꕥ: @ILEYS24
ꕥ: @kaahanolosha
ꕥ: @dherigaliyesomali
ꕥ: @isbedalka_Guusha
ꕥ: @Hayaanka_nolosha
ꕥ: @hagaajinaftaada
ꕥ: @Xog_side
ꕥ: @GaroGuushaada
ꕥ: @oNolosha
ꕥ: @Gutaale5
ꕥ: @Aqoonraadiis
ꕥ: @waxkorarsi
ꕥ: @fikradooyin
ꕥ: @murtikaab
ꕥ: @IFIYAHANOLOSHA88
ꕥ: @Wehelka_Bulshada

╚━═━═━︾︽?︎︽︾━═━═━╝
?↬Channel ku Darista iyo faah-faahin dheeri ah ☞︎︎︎ @kooxdaMidnimo

Ka adeego.↬? @Farxad_Online_Market
◥▬▭▭▭▭◳◺?︎◿◰▭▭▭▭▬◤

⫷sᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ⫸
@LAMAANe24h
@sheekochannell
@NAFTEENNA1
@Darenjaceyl1
@HoygaSheekoyinka
@Diinteena_Macaan
↝E.N.D↜

2 years, 2 months ago

لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحْـدَهُ لا شَـريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَديرIlaah majiro xaq lagu caabudo alle mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa

(سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ عَدَدَ خَلْـقِه ، وَرِضـا نَفْسِـه ، وَزِنَـةَ عَـرْشِـه ، وَمِـدادَ كَلِمـاتِـه . (ثلاثاً

Waxaa xumaan ka hufan oo mahad leh ilaahay, inta aytahay tirada uunkiisa, iyo raalinimada naftiisa, iyo miisaanka(culayska) carshigiisa, iyo anqaasta ama khadka erayadiisa

اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً، وَ رِزْقاً طَيِّباً، وَ عَمَلاً مُتَقَبَّلاً

Allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo (waxaa la dhahaa subaxdii)

أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ

Ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa ,una toobad keenayaa (boqol jeer maalinta dhexdeeda)

(أَعـوذُبِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق . (ثلاثاً إِذا أمسى

Waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran sharka waxa uu uumay

اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍﷺﷺ?

Allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga muxammad korkiisa yeel Waayo rasuulku ﷺﷺ? wuxuu sheegay qofkii ku salliya toban jeer markii uu waagu u baryo, toban jeerna ku salliya markii uu galabaysto in shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso qofkaas maalinta qiyaamo

┈┉━•✿???✿•━┉
Adkaarta Galabtiii

2 years, 2 months ago

اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصْرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ... اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالْفَقْرِ، وأَعُوْذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ

Allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi maqalkayga, allow ii caafi aragayga, ilaah majiro adiga mooyee, allow anigu waxaan kaa magan galayaa gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa saboolnimo, waxaana kaa magan galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro xaq lagu caabudaa adiga mooyee

(حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . (سبع

Waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq lagu caabudo isaga mooyee, isagaana tala saartay, isaguna waa rabbiga carshiga weyn

اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّ اسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي ، اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّ وَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَ أَن أُغْـتالَ مِن تَحْتـي

Allow waxaan ku weydiisanayaa cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro iyo aduunba, allow waxaan ku weydiisanayaa cafis iyo caafimaad diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana iigu amaan, allow iga ilaali hortayda iyo gadaashayda iyo midigtayda iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow weynaantaada ayaan u magan galayaa in hoostaydana la iga shirqoolo

اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم

Allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan

(بِسـمِ اللهِ الذي لا يَضُـرُّ مَعَ اسمِـهِ شَيءٌ في الأرْضِ وَلا في السّمـاءِ وَهـوَ السّمـيعُ العَلـيم . (ثلاثاً

Magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa, magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa maqal badane cilmi badane ah

(رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ نَبِيّـاً . (ثلاثاً

Waxaan raali uga ahay ilaahay rabbinimo, islaamkana diinimo, muxammadna ﷺﷺ? nabinimo

يا حَـيُّ يا قَيّـومُ بِـرَحْمَـتِكِ أَسْتَـغـيث ، أَصْلِـحْ لي شَـأْنـي كُلَّـه ، وَلا تَكِلـني إِلى نَفْـسي طَـرْفَةَ عَـين

Allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow(allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin naftayda ilbiriqsi

أَصْبَـحْـنا وَأَصْبَـحْ المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذا الـيَوْم ، فَـتْحَهُ ، وَنَصْـرَهُ ، وَنـورَهُ وَبَـرَكَتَـهُ ، وَهُـداهُ ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَه / أَمْسَيْـنا وَأَمْسـى المُـلكُ للهِ رَبِّ العـالَمـين ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ خَـيْرَ هـذهِ اللَّـيْلَة ، فَتْحَهـا ، وَنَصْـرَهـا ، وَنـورَهـا وَبَـرَكَتَـهـا ، وَهُـداهـا ، وَأَعـوذُ بِـكَ مِـنْ شَـرِّ ما فـيهـاِ وَشَـرِّ ما بَعْـدَهـا

Waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba

(سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ . (مائة مرة

Ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh

2 years, 2 months ago

? أذڪــ?ـــار المـــســ?ـــاء?
┈┉━•✿???✿•━┉┈
Adkaarta Galabtii?
اللهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ
Akhri aayad kursiga

قُـلْ هُـوَ اللهُ أَحَـدٌ …..( [ الإِخْـلاصْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ الفَلَـقِ…..( [ الفَلَـقْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ النّـاسِ…..([ الـنّاس([

أَمْسَيْـنا وَأَمْسـى المـلكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في هـذهِ اللَّـيْلَةِ وَخَـيرَ ما بَعْـدَهـا ، وَأَعـوذُ بِكَ مِنْ شَـرِّ هـذهِ اللَّـيْلةِ وَشَرِّ ما بَعْـدَهـا ، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنَ الْكَسَـلِ وَسـوءِ الْكِـبَر ، رَبِّ أَعـوذُبِكَ مِنْ عَـذابٍ في النّـارِ وَعَـذابٍ في القَـبْر

Waan waabariisanay, boqornimaduna wey waabariisatay iyadoo usugan ilaahay, mahad ilaahay ayaa leh, ilaah xaq lagu caabudaana majiro ilaahay mooyee kaligii, cid wax lawadaagtana malaha, wuxuu leeyahaya boqornimada, wuxuuna leeyahayna mahadda, shay kastana wuu karaa, rabbiyow waxaan ku weydiisanayaa (inaad i siiso) khayrka maalintan iyo khayrka kadambeeya, waxaan kaa magangalayaa sharka maalintan iyo sharka kadambeeya, rabbiyow waxaan kaa magangalayaa caajiska, waxaana kaa magan galayaa gabow-xumi, rabbiyow waxaan kaa magan galayaa cadaab naarta dhexdeeda ah iyo cadaab qabriga dhexdiisa ah

اللّهُـمَّ بِكَ أَصْـبَحْنا وَبِكَ أَمْسَـينا ، وَبِكَ نَحْـيا وَبِكَ نَمـوتُ وَإِلَـيْكَ النِّـشور

Allow sababtaada ayaan ku waabariisanay, sababtaadaana ku galabaysanay, sababtaadaana ku noolnahay sababtaadaana ku dhimanaynaa, xagaaguuna ahaaday soobixitaanku

للّهـمَّ أَنْتَ رَبِّـي لا إلهَ إلاّ أَنْتَ ، خَلَقْتَنـي وَأَنا عَبْـدُك ، وَأَنا عَلـى عَهْـدِكَ وَوَعْـدِكَ ما اسْتَـطَعْـت ، أَعـوذُبِكَ مِنْ شَـرِّ ما صَنَـعْت ، أَبـوءُ لَـكَ بِنِعْـمَتِـكَ عَلَـيَّ وَأَبـوءُ بِذَنْـبي فَاغْفـِرْ لي فَإِنَّـهُ لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إِلاّ أَنْتَ

Allow adigu waxaa tahay rabbigay, ilaah majiro adiga mooyee, adigaa i abuuray, aniguna waxaan ahay adoonkaaga, waxaana ku suganahay balankaagii iyo yaboohaagii intaan awooday, waxaan kaa magangalayaa sharka aan sameeyay,waan kuu qirayaa nicmada aad ii nicmaysay,waana qirayaa danbigayga,ee ii dambi dhaaf, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee». ducadan waa duco aad u weyn, qofka yiraahdana isagoo yaqiinsan kadibna dhinta isla habeenkiisaas, janno unbuu) horay ka gali

اللّهُـمَّ إِنِّـي أَصْبَـحْتُ أَُشْـهِدُك ، وَأُشْـهِدُ حَمَلَـةَ عَـرْشِـك ، وَمَلائِكَتِك ، وَجَمـيعَ خَلْـقِك ، أَنَّـكَ أَنْـتَ اللهُ لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ وَحْـدَكَ لا شَريكَ لَـك ، وَأَنَّ ُ مُحَمّـداً عَبْـدُكَ وَرَسـولُـك .(أربع مرات حينَ يصْبِح أوْ يمسي)

Allow aniga waagaa iibaryey anigoo ku marag galinaya, makhraatigalinayana xambaarayaasha carshigaaga, iyo malaa-igtaada iyo dhamaan uunkaaga inaad tahay adigu ilaahay. ilaah majiro adiga mooyee kaligaa, malihid wadaage, nabi muxammadna waa adoonkaagii iyo ergaygaagii (qofkii dhaha afar jeer subaxdii iyo galabkiiba ilaahay wuxuu ka xorayn naarta)

اللّهُـمَّ ما أَصْبَـَحَ بي مِـنْ نِعْـمَةٍ أَو بِأَحَـدٍ مِـنْ خَلْـقِك ، فَمِـنْكَ وَحْـدَكَ لا شريكَ لَـك ، فَلَـكَ الْحَمْـدُ وَلَـكَ الشُّكْـر

Allow waxa aan ku waabariistay oo nimco ah, ama uu ku waa bariistay qof kale oo uunkaaga kamid ah, adiga xagaaga ayuu kasugnaaday kaligaa, cid wax kula wadaagtana ma lihid, allow waxaa kuu sugnaaday mahad iyo shukri

اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصْرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ... اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالْفَقْرِ، وأَعُوْذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ

2 years, 2 months ago

?KOOXDA MIDNIMO?
╔━═━═━︽︾?︎︾︽━═━═━╗
? ᴅɪɪɴɪ ?

ꕥ: @Mucjisoyinka_Quraanka
ꕥ: @Badbaadinaftaada
ꕥ: @Diinteena_Macaan
ꕥ: @Al_Taqwa_channel
ꕥ: @Suaalo_diini_ah
ꕥ: @XUSUUSIN_QURAANKA

❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
︎ ᴇʀᴀʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

ꕥ: @LAMAANe24h
ꕥ: @Darenjaceyl1
ꕥ: @Hasan_Cishqi
ꕥ: @jaceylqore
ꕥ: @AmaanJaceyl
ꕥ: @Geeraaro1MM
ꕥ: @DAREEN_KAABA
ꕥ: @xamaasad
ꕥ: @dayaxadunida
ꕥ: @qalbikaaba
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
?  ᴛᴇᴄɴᴏʟᴏɢʏ  ?

ꕥ: @ahmadarab1
ꕥ: @Faaristube
ꕥ: @SOM_ONLINE
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ?

ꕥ: @NAFTEENNA1
ꕥ: @FAAIDOCHANEEL
ꕥ: @Ladnaan
ꕥ: @HADAFKEENA11
ꕥ: @murtida_Nolosha
ꕥ: @Hafsabintumohamed
ꕥ: @Madasha_Caruusha123
ꕥ: @Amaalbintuahmed
ꕥ: @murtiiyomaskax
ꕥ: @anagalee
ꕥ: @mbsdalsanchannel
ꕥ: @Ibnusalaad
ꕥ: @kalimaatzahra
ꕥ: @Forextrade24h
ꕥ: @shukriabintumoumin
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ ?

ꕥ: @sheekochannell
ꕥ: @HoygaSheekoyinka
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ ?

ꕥ: @ilaqosol22
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Aǫᴏᴏɴ ɪʏᴏ ғᴀsᴀʟᴏ ?
ꕥ: @kadisaqoon
ꕥ: @tijaabiska
ꕥ: @taladaqoyska
ꕥ: @mustaqbalkacaafimaad
ꕥ: @Arabic023
ꕥ: @samewadegraphic
ꕥ: @isweydiin
ꕥ: @luqadacarabiga
ꕥ: @ciiltireonline88
❛ ━━━━━━・❪ ?︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
? Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ?

ꕥ: @Riyooyinkeena56
ꕥ: @Dareenkadunida
ꕥ: @dhiiriye
ꕥ: @Mustaqbalkaabe
ꕥ: @ILEYS24
ꕥ: @kaahanolosha
ꕥ: @dherigaliyesomali
ꕥ: @isbedalka_Guusha
ꕥ: @Hayaanka_nolosha
ꕥ: @Sahankanolosha1
ꕥ: @hagaajinaftaada
ꕥ: @Xog_side
ꕥ: @GaroGuushaada
ꕥ: @oNolosha
ꕥ: @Gutaale5
ꕥ: @Aqoonraadiis
ꕥ: @waxkorarsi
ꕥ: @fikradooyin
ꕥ: @murtikaab
ꕥ: @IFIYAHANOLOSHA88
ꕥ: @Wehelka_Bulshada

╚━═━═━︾︽?︎︽︾━═━═━╝
?↬Channel ku Darista iyo faah-faahin dheeri ah ☞︎︎︎ @kooxdaMidnimo

Ka adeego.↬? @Farxad_Online_Market
◥▬▭▭▭▭◳◺?︎◿◰▭▭▭▭▬◤

⫷sᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ⫸
@LAMAANe24h
@sheekochannell
@NAFTEENNA1
@Darenjaceyl1
@HoygaSheekoyinka
@Diinteena_Macaan
↝E.N.D↜

2 years, 3 months ago

وعن أنس رضي الله عنه: “أنَّ أعرابياً قَالَ لرسول الله صلى الله عليه وسلم: مَتَى السَّاعَةُ ؟ قَالَ رَسُول الله صلى الله عليه وسلم: مَا أعْدَدْتَ لَهَا ؟ قَالَ: حُبَّ الله ورسولهِ، قَالَ: أنْتَ مَعَ مَنْ أحْبَبْتَ.”

مُتَّفَقٌ عليه، وهذا لفظ مسلم.

“Waxaa laga wariyay Anas Ilaahay haka raalli noqdee: in qof reer baadiye(miyi) ahi ku yiri rasuulkii Allaah(ﷺ): waa goorma saacaddu? Wuxuu yiri rasuulkii Allaah(ﷺ): Maxaad udiyaarsatay iyada(Qiyaame)? Wuxuu yiri: Allaah iyo rasuulkiisa jaceylkooda(yacni Allah iyo rasuulkiisa baan jeclahay), markaasu rasuulku ku yiri: waxaad tahay la jiranka ciddaad jeceshahay.”

2 years, 3 months ago

Wuu yaryahay ama majiraba qof shaqadiisa maalinlaha ah iyo wax barashadiisa maaddiga ah shan daqiiqo ka dib dhaca,hadda waa shan daqiiqo kaliya ! maalinka uu yar habsaamo ama hurdo la tagtana murugta iyo walbahaarka wajigiisaad ka garan. Halka qayb badan oo innaga mida ay caadaysteen wakhtiga salaadda subax inay iska hurdaan xitaa haddii la toosiyo wuu/way isasii nabi illeen waa qof shaydaan dhagaha ooga kaajaye. Qof walba naftiisa wuu yaqaanaa ta Ilaahay markaa hagaajino ayunbayna teenu innoo hagaagi .

Allaw na astur oo na karsii

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago