Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Murtida Nolosha๐Ÿฅ€โš–

Description
Salaam!โœ‹๐Ÿ’

-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa murtida nolosha
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
โ—dhiira-gelin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€
โ—xikmado๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€
โ—oraahyo๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€
โ—taloyin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€
โ—qisooyin๐Ÿ’ž๐Ÿฅ€

โ‚…/โ‚ˆ/โ‚‚โ‚€โ‚‚โ‚
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

2ย weeks, 4ย days ago
๐™Ž๐™๐˜ฝ๐˜ผ๐™“ ๐™’๐˜ผ๐˜พ๐˜ผ๐™‰ ***โค***

๐™Ž๐™๐˜ฝ๐˜ผ๐™“ ๐™’๐˜ผ๐˜พ๐˜ผ๐™‰ โค

๐˜ฟ๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™–๐™ง๐™ค๐™ค๐™ง๐™ฎ๐™–๐™™๐™ž๐™ž ๐™ ๐™– ๐™›๐™–๐™–'๐™ž๐™ž๐™™๐™–๐™ฎ๐™จ๐™ฉ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™ฆ๐™ฉ๐™ž๐™œ๐™ค๐™ค๐™™๐™– ๐™ฌ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™– ๐™๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™ฃ๐™–๐™›๐™ฉ๐™ค๐™ค๐™™๐™– ๐™ก๐™– ๐™Ÿ๐™š๐™˜๐™š๐™ก, ๐™š๐™š ๐™ง๐™–๐™—๐™– ๐™ž๐™ฃ ๐™–๐™ฎ ๐™ฉ๐™–๐™ฎ๐™ค ๐™ฎ๐™š๐™š๐™จ๐™๐™–๐™–๐™ฃ. ๐™ƒ๐™–๐™™๐™™๐™–๐™—๐™–, ๐™ ๐™ช ๐™™๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ก ๐™ž๐™ฃ๐™–๐™–๐™™ ๐™๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™ช๐™œ๐™ช ๐™ข๐™ช๐™๐™ž๐™ž๐™ข๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™ฆ๐™–๐™—๐™–๐™ฉ๐™ค ๐™ญ๐™ž๐™ก๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™–๐™ฃ.

๐˜ผ๐™ง๐™ค๐™ค๐™ง๐™ฎ๐™ค ๐™๐™ค๐™ง๐™™๐™๐™–๐™˜ ๐™ช ๐™–๐™ ๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ ๐™๐™–๐™ฎ๐™ง๐™š๐™ฎ๐™จ๐™–๐™ฃโค.

2ย weeks, 6ย days ago
Ha noqon qof indhaha wax ku โ€ฆ

Ha noqon qof indhaha wax ku qiimeeyo ee noqo qof qalbiga wax ka qiimeeyo waayo indhaha waxa ay ku seeyaan jawaab ku kooban waxa aad adigu arkeyso halka qalbigu ku siin karo su,aal iyo jawaabo macquul ah oo aynan idhuho arkeyn๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ขโœ…

1ย month, 4ย weeks ago

Haka fikin wax badan
Wax badan istiqfaarso โค๏ธ

2ย months, 1ย week ago
Ramadaan mubarak ***โค๏ธ******๐Ÿ€***

Ramadaan mubarak โค๏ธ๐Ÿ€

3ย months ago

Qofkii ku xumeeya laakiin kuu imaada isaga oo raali galin ka bixinaaya xumaantaas
Tawaaduca iyo dadnimadu waxay kugu waajibinayaan inaad aqbasho cudur daarkiisa , Wixii kalena aad illahay udayso โ˜๐Ÿป #ibnulQayim

3ย months ago

Farxadaada qeyb weyn waad ka qadan karta, fudeyd ayaad dareemi marka anaad
โŽ๏ธU dhawaan wax aan ku quseyn
โŽ๏ธAnaad raadin wax aan waxba ka galin
โŽ๏ธQofna Ha daba guriin
โŽ๏ธ wax anaad waxba ka badalin kareyn ha isku xiqin
โœ…๏ธWaxad qabsan karto xogga sar.
โœ…๏ธWaxaad fahmi weydo ha iskusi wareerin, ilaahay u dhibo ( tawakkul)

4ย months, 2ย weeks ago
Nasiib badana qof dhalinyara ah o โ€ฆ

Nasiib badana qof dhalinyara ah o dunidan ka tagay inta aysan ka tagin๐Ÿฅน
Nasiib badanaa Qofka ka faidestay waqtigiisa Ee ku bixiyay sidu ilhey u raali galin lahaa๐Ÿฅน

Ilhow qulubteena jecelkaga ka buuxiโค๏ธ๐Ÿคฒ

@murtida_nololsha

4ย months, 2ย weeks ago
Waxaan ahaan donaa aktaada ilaa dhamaadka โ€ฆ

Waxaan ahaan donaa aktaada ilaa dhamaadka nolosheeydaโค๏ธ

@murtida_nololsha

4ย months, 2ย weeks ago
***๐Ÿ’ž***

๐Ÿ’ž
Qur'aanku waa hagaha iyo toosiyaha nolosha qaybaheeda kala duwan๐Ÿงก๐Ÿค

4ย months, 2ย weeks ago
Murtida Nolosha๐Ÿฅ€โš–
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago