DARIIQA JANADA/الطريق الجنه

Description
HAL QOF OO AAD KHAYRKA UGU YEEDHO AJARKIISO KALLE AYAAD HELAY📲📝👈
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

1 month, 2 weeks ago
‏العيش مع القرآن عيشٌ كريم

‏العيش مع القرآن عيشٌ كريم
ونعمة يتفضّل بها ربّنا الكريم
فهنيئًا لبيوت نشأ أهلها على القُرآن
فزكّى القرآن قلوبهم،
وأحيا أرواحهم،
فما أطيب عيشهم،
وما أكرم منازلهم،
وما أسعد أهلهم بهم"..

Nolol Qur'aanka lajirkisa waa nolol wanaagsan iyo nicmad uu ku fadilay rabbigena wanagsan ❤️

Waxa Hambalyo iyo bogaadin leh guryo lagu barbaariye ehelkeeda Qur'aanka oo lagu dahiriyey quluubtodana Qur'aanka oo ruuxdooda lagu nooleeye 😘
Maxaa ka wanaagsan noloshoodo oo karaamo badan guryahooda oo ka saacada iyo liiban badan ehelka guryahas Qur'aanka lanolaaday❤️❤️

Yaa allah naga mid yeel kuwa aad jeclaato oo quluubtodana Qur'aanka ku sugtid😭❤️❤️❤️

https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj

1 month, 2 weeks ago
Allahayow jaceelka quraanka na sii

Allahayow jaceelka quraanka na sii

Fadliga Qur’aankana nasiib

, Fadliga

Qur’aanka iyo Nuurkisana nasii

Qur’aanka.

Iyo xasiloonidisana nasii

Qur’aanka.

Daawayntisana nasii

Qur’aanka iyo naxariisana nasii Qur’aanka

Iyo hanuunkiisaba Quraanka

https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj

1 month, 2 weeks ago

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

1 month, 3 weeks ago
*Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa liibaanay Qofkii* …

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa liibaanay Qofkii Islaama, Laguna arsaaqay wax ku filan, Ilaahayna ku qanciyay wixii uu siiyay
Muslim

Noloshan kuma siinayso wax walba oo aad jeceshahay, laakiin Qanaacada ayaa kaa dhigaysa in aad jeclaatid ku faraxdid wax walbo aad haysatid. 🤍💐❤️

Ku Salliya Rasulka N.N.K.H ( SCW )❤️.

https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj

1 month, 3 weeks ago
nebigu ﷺ wax uu yiri;

nebigu ﷺ wax uu yiri;
midkiin ma rumeynayo ilaahay ilaa iyo uu la jacelaad wax uu la jacel yahay naftiis qofka kale ee walalkiis ah.

1 month, 3 weeks ago
DARIIQA JANADA/الطريق الجنه
4 months, 4 weeks ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días