Xaqiiqada Nolosha💛💯

Description
Soo dhawoow✌, Nagu soo biir🤗
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal



@xaqiiqadanolosha❤
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 week, 3 days ago
Run ahantih waa dareen gooniya marka …

Run ahantih waa dareen gooniya marka qof in badan is jeclayden nasiibku ku saamaxo inaad kulantaan....❤️🥹

1 week, 4 days ago
Join the Walal ***❤️***

Join the Walal ❤️
Please inoo dhaqaajiya chanelkan Wuu gaabinaya walalyaal Chanelkan @xaqiiqadanolosha ayuu ku xidhan yahay inaga leh meeldheer inoo gaadhsiiya insha allah ❤️😍

https://t.me/xasuusqoraal

1 week, 5 days ago
Igula saliya Nebigeena Muhammad Calayhi salaatu …

Igula saliya Nebigeena Muhammad Calayhi salaatu wasalaam SCW ❤️😍

Caawa ilaa Habeen dambe laga gaadhayo aynu akhrisano suuratul Kahfi si maalinkeenu inagu hagaago ❤️

Hakis bila wanaagsan ♥️

2 weeks, 1 day ago
3 weeks, 3 days ago

"Waxaad ku dedaashaa waxa ku anfacaaya, wakhtigaaga, xooggaaga, cilmigaaga, caaligaaga, hantidaada iyo garaadkaaga waxaad u isticmaashaa waxa ku anfacaaya adduun iyo aakhiro".

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil.

3 weeks, 5 days ago

Jimco wanaagsan
Ha ilaawin aqrinta suratu kahfi iyo saliga nabiga scw
Jimcadiina yeey dhamaan idinka oo ducaysan ,dalka iyo dadkana uduuceyn .

3 months ago

Waa Gafkeygi .. Qeybta Labaad Subaxaasi Sidaas Ayu Igu Dhaafay Waxaanse Is Weydinayay Waydimo Badan Oo Ah Edo Maxaa Helay Maxay Kuu Maagtay Muxuuse Adeero Sidaaso Dhan Kugu Eegayay Kaso Gudubo Indoor Ah Hadaan Ku Kaaday Is Weydimahaas Waxay Noqotay Goor…

3 months ago

Waa Gafkeygi .. Qeybta Labaad

Subaxaasi Sidaas Ayu Igu Dhaafay Waxaanse Is Weydinayay Waydimo Badan Oo Ah Edo Maxaa Helay Maxay Kuu Maagtay Muxuuse Adeero Sidaaso Dhan Kugu Eegayay Kaso Gudubo Indoor Ah Hadaan Ku Kaaday Is Weydimahaas Waxay Noqotay Goor Habeen Ah Waxaanan U Dhaqaaqay Dhanki Qolkeyga Lakinse Waxaan Maqlay Garaaca Albaabki Guriga Cod Dheer Ayey Eedo Igu Tidhi Albaabka Fur Hadaan U Dhaqaaqay Mise Waxaan Ka Furey Adeer Intan Furey Ayaan Dhinac Uga Baydhay Wuxuna Igu Yidhi Iska Waran Magacaagi Muxuu Ahaa Awel Ano Weli Foorara Ayaan Idhi Adeer Hebla Lay Dhaha Aad Yarbu Iskaso Jaray Adeer Hay Odhan Ee Magacayga Igu Yeedh Aan Idinka Yar Dhex Gale Aniga Dhaqan Ahaanteyda Layma So Barin La Sheekeysiga Raga Waalidkey Qaba Oo Dhaqan Hagaagsan Oo Ixtiraam Leh Ayaan Ayaa Layguso Koriyay Haye Adeer Ayaan Hadana Idhi Intuu Adeerki Cabaar Aamusna Ayuu Igu Yidhi Imisad Jirta Waxaan Ku Idhi 16 Woow Ayuu Yidhi Wuxuna Igu Yidhi Si Khaas Ah Baan Kula Hadlaya Ee Edada May Joogta Sida Marku Hadalka U Yidhi Ayey Eedo Tidhi Qofma Ayaad Albaabka Ka Furtay.

Anon Hadal Ayuu Adeerki Yidhi Aniga Ee Maxaad U Qaylin Wuna I Dhaafay Aad Baan U Naxay Waayo Waxaan Dareensanahay In Wixi Uu Adeer I Waydiyay Iyo Si Khaas Baan  Ku Raba Inay Khalad Tahay Waayo Aniga Waalid Buu Ii Yahay Waanan Iska Dhaqaaqay Bisinkana Hoostaan Ka Waday Waayo Hooyaday Ayaa Markay Yaabto Aad Ugu Celcelin Jirtay Bisinka Allow Na Badbaadi ?

Kaso Gudubo

Habeenkaas Iska Seexday Waxaanse Ku Qarwaayay Eegitaanki Adeerkay Arooryadi Hore Ayaan Kacay Jikadaan Galay Cuntadi Anoo Sameynaya Ayaan Maqlay Sanqadh Guriga Gudihiisa Waaba Adeer Wu Iso Dhawaaday Macnaha Madbakhi Aan Ku Jiray Ayuu Soo Galay Wuxuna Iyidhi Ma Fican Tahay Haa Ayaan Idhi Wuxu Igu Yidhi Dhagayso Gurigan Shaqaale Ayaan Keenaya Subax Danbana Kici Maysid Waayo Waa Kugu Dhib  Inan Yarna Waad Tahay Haye Adeer Mahadsanid Ayaan Idhi Miyaanan Ku Odhan Adeer Hay Odhan Intaan Xishood Dareemay Ayaan Idhi Haye Cakuye Naftaay Hayeda Badan Ha Odhan Lahayda Kaso Gudub Aan Sheekada So Dhaweeyo Halka Ay U Dhimataye Adeer Edo Ninkeeda Wuxu I Wanaajiyay Wanaag Xad Dhaafay Wuxu I Geeyay Goob Wax Barasho Wuxu Isin Jiray Lacag Aan Badankooda Hooyo Iyo Reerki Wax Ugu Iibin Jiray Xata Marmar Ayuu Isagu Jebkisa Raashin Uga Diri Jiray Sidi Uu Ii Sheegay Xata Guriga Shaqaale Ayuu Keenay Waxa Jiray Habeen Xusuustayda Marku Kuso Dhaco Aan Aad Uga Murugoodo Hadi Habeenkaas  Layso Celin Lahaana Runti Waxaan Ka Noqon Lahaa Ogolaanshaha Wax Kasta Oo Aan Ogolaaday Habeenkaasi Sida Runti Ah Waa Habeenka Sababay Burburka Farxadeydi Gabadhnino Iyo Dhalinyarnimadeydi Xata Noloshaydi...

Habeenkaas Subaxnimadisi Ayay Eedo Ii Sheegtay Inay Caawa Tagi Doonto Aroos Marka Waxay Igala Hadlaysay Sidan U Ilaalin Lahaa Caruurta Iyo Guriga Iyado Ileh Adiyo Inantu Isla Ilaaliya Guriga Adeerna Cuntadisa Qolka U Geeya Oo Haso Bixina Intu Ka Tagaayo Qolka Jiifka Sida Aad Idinkuba Ila Dareemaysan Eedo Adeer Way Jeceshahay Xooga Yar Oo Kalsooni Daro Ahna Xagiisa Wayka Hausata Edo  Haye Ayaan Idhi Waxaana La Gaadhay Habeen Edo Way Naga Tagtay Waxaana Yimid Adeer Aniyo Inanti Qolkaan Iska Wada Galnay Waanay Gam'aday Mudo 3saac Ka Dib Ayuu Adeero Ii Yeedhay Cabaar Ayaan Is Dhago Tiray Ugu Danbayna Waan Kacay Oo U Dhaqaaqay Dhiniciisa.....

LASOCO QEYBTA XIGTA
Like iyo love Hyga ilaawin ?❤️

3 months ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago