Hidaayatu Rabi

Description
Dhiiragelin mida u wanaagsan
waa in qofka Aakhiradiisa
lagu booriyo.??
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 4 months, 1 week ago

Cryptocurrency ku baro si fudud, koorsada ka dalbo website keena abdishakur.me

Last updated 7 months, 2 weeks ago

6 months ago
6 months, 1 week ago

عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَآ)
Aayaddan sare kaaga muuqato, kaga naso xanuun kasta oo ka dhashay fursad kaa dayacantay, shaqo walba oo aad wayday, jacayl kasta oo aad kala irdhowdeen iyo saaxiib kasta oo aad u haysatay daacad, balse gadaal kaaga xumaaday. Ilaahay, waxa uu kaa qaado xikmad ayuu ka leeyahay, waxa uu kuu daayaana waa naxariis xaggiisa ka ahaatay, ee haddii aad fahanto xikmadda mahadnaq, haddii kalena iska adkayso maxaa yeelay; guud ahaan qorshayaashiisu waa wada wanaag haba ku xanuujiyaane.

#BuugaDhambaalladaQuraanka.

6 months, 1 week ago
6 months, 2 weeks ago

Ka walwal shaqsiyadaada, ee haka walwalin sumcadaada. Shaqsiyadaada waa qofka aad tahay, sumcadana waa dadka siday kuu arkaan.?✨️

6 months, 3 weeks ago

Quruxda iyo haybadda qofku waa edebtiisa iyo akhiyaarnimadiisa. Labadaa la’aantood qofan jirrin ayaad iska ahaanaysaa—position-ka aad doonto nolosha ka joog.?✨️

Mohamed omar

7 months ago

Sedex meelood ka raadiya macaanka imaanka

- Salaada
- Qur'aanka
-Digriga(xuska Alle)

Subax wanagsan

9 months, 2 weeks ago

Dadka kula dhaqan akhlaaqdaada, ee ha kula dhaqmin akhlaaqdooda,

9 months, 2 weeks ago
9 months, 2 weeks ago

Ku xamdinta Alle wa culeys kaa yaraanaya iyo waajib aad gudaneyso? Alle ayaa ku mahadsan wax walba, meel walba iyo xaalad walba!.

9 months, 3 weeks ago

"Maalinta ugu wanaagssan maalmaha waa maalinta kugu dhaaftaa danbi la'aan"??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 4 months, 1 week ago

Cryptocurrency ku baro si fudud, koorsada ka dalbo website keena abdishakur.me

Last updated 7 months, 2 weeks ago