Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Wanaag Badan

Description
Maanta Noqo Akhriye Si Aad Berito U Noqoto Hogaamiye.📖📚

✅ Xikmado & Oraahyo.
✅ Dhiiro-gelin.
✅ Ereyo Macaan.
✅ Arimaha Jacaylka.
✅ Arimaha Diinta.

@Wanaag_Badan
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 weeks, 1 day ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

3 weeks, 1 day ago
3 weeks, 3 days ago

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم { اذا مات الإنسان انقطع عمله الا من ثلاث، صدقه جارية، أو علم ينتفع به، أو ولد يدعو له}

Nabi Muxamed ﷺ waxa uu yidhi:-

Markay dhintaan dadku wuu go'aa camalkiisu ilaa saddex mooye:
• Sadaqo joogto ah
• Cilmi ay dadku ku intifaacsadan iyo
• ilmo suuban oo usoo duceeya.

2 months, 3 weeks ago
Abii hurayra alle haka raali noqdee …

Abii hurayra alle haka raali noqdee waxaa laga wariyey inuu yiri nabiga ﷺ ayaa yiri:

"Ilaahay ma fiiriyo muuqaalka jirkiina iyo maalkiina ee Alle waxa uu fiiriyaa qalbigiina iyo camalkiina".

@Wanaag_Badan

2 months, 3 weeks ago

Bushqadaan waxaa kujiro
Qaar kamida kanaalda ugu
wanaagsan waxbadane aad
Ka faa'iideysid nagu soo biir
Oo naga mid noqo.👏

⬇️Riix halkaan si aad ugu biirto ⬇️

https://t.me/addlist/ppAgcw46cBhmZmY0

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 78 chats.

3 months ago

Asc subax wanaagsan intii saaka soo caafimaad kacday intii xanuun allah ha u boga dhayo.🤲

3 months ago

Gabar caddaan ah ayaa gaandi ku tiri waan ku jeclahay.

Wuxuu ku yiri "Anigu wax la igu jeclaado igama muuqdaan, laakiin walaalkey oo iga yar igana qurux badan ayaa gadaashaada taagan ee isaga u bandhigo".

Gadaal ayey fiirisay balse qofna meesha ma taagna, iyadoo yaabban ayey markale gaandi soo eegtay.

Wuxuu ku yiri; "haddaad si dhab ah ii jeceshahay maxaad gadaal u fiirisay"!

3 months ago

Wuxuu yidhi Nabiga ﷺ:

"Qofkiii ku waa bariista reerkiisa isagoo oo nabad qaba, Caafimaad qaba, maalinkaa wuxuu cunni lahaa haysta, wuxuu lamid yahay qof aduunyoo dhan halkiisa ugu timid".🪴

W/W: Tirmidi 📚.

اللهم لك الحمد على كل نعمة أنعمتنا بها.

@Hidaayatu_Rabi ✍️

3 months ago

Guurka Gabadha Deriskaaga ah Ogoow waxaa ku jiro Dhowr Faa'iido kuwaas oo kala ah:-

1- Labadiina Reer aad ayey isku yaqaanaan oo Doonisteeda dhibaato kalama Kulmeysid.

2- Uma baahnid inaad Taleefan kala Hadashid, maxaa yeelay, Habeen iyo Maalinba waad is arki kartaan.

3- Iyada oo aan Make up marsan, waa taqaan Midabkeeda dhabta ah.

4- Markey Xanuunsato waad soo Booqan kartaa.

5- Lacala haddii aad is Furtaan, Caruurtaada, waad arkeysaa mar walba iyaga oo Waddada ku Ciyaaraayo.

6- Intii aad Shukaansiga ku jirtaan, Xariifkii u yimaado xitaa waa Ogaaneysaa.

7- Markey Suuqa aadeyso waad Arkeysaa inaad Surwaal isku taagtid ayaad Waddada ku gaadeysaa.

8- Waxba ugama Baahnid iney Sawir kuu soo dirto, maxaa yeelay iyadoo Bilicsan ayey Gurigaada soo Hor mareysaa.

Farxiyo Lama-filaan ✍️

@Wanaag_Badan

3 months, 1 week ago
Bushqadaan waxaa ku jiro

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir👏

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Erayojaceyl23
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Riyooyinkeena56
↪️ @NAFTEENNA1
╚═══════ - ════════╝

Channel kudarista. 👇
♤♧ ⚕️ @Gud_Kooxda_Midnimo⚕️ ♧♤
Riix boton kaan si aad ugu biirto.👇

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago