SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
Ma ogtahay haddii aad 100 qudhaanjada madow ah iyo 100 qudhaanjada cas ah aad geliso weel, in aysan waxba dhexdooda ka dhacayn oo ay heshiish kuwada joogayaan? Laakiin haddii aad si xoog ah u ruxdo weelka, qudhaanjadani waxay bilaabayaan inay is-dilaan. Qudhaanjada-casi waxa ay qudhaanjada-madow u aqoonsanaysaa inay cadaw ku tahay, halka qudhaanjada madowguna ay ta cas u qaadanayso mid cadaw ku ah. Balse cadawga dhabta ahi waa qofka ruxaya weelka. Isla sidaas oo kale ayaa in badan ku dhacda bulshada aaddamaha. Ka hor intaan midiba midkeenna kale weerarin, aynu arrimaha dhexda inoo ah sal iyo baar u baadhno inay bal yihiin kuwa ka unkamay dhexdeena, iyo inay yihiin kuwa la inoo soo waariday.
~Sultan Sitiin~
Bacdan dheecanka madow ku jiro waxa laga soo dhuray Sambabada qof muddo dheer cabayay sigaarka, oo uu ku sababay Kansar waliba heerkii u dambeeyay maraya (last stage). doorashada ah inaad joojiso iyo inaad sii waddaba imikay kula gudboon tahay, inta aanay iman wakhti ay isugu kaa mid yihiin.
~Sultan Sitiin~
Ruuxii ka jeesta xuskeyga (Qur'aanka) waxaa u sugnaaday nolol ciriiri ah waxaana soo kulminaynaa maalinta qiyaamaha isaga oo indho la'.
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋
Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Timo-jarahani waxa uu macaamiishiisa u sameeyay maktabad halkii uu TV u dhigi lahaa.
Tani waxay ku tusinaysaa dadaalada yar-yar inay isbedel weyn ku keeni karaan bulshada.
Cilmi-baadhayaal ka socda Jaamacadaha Monash, Swinburne, iyo RMIT ee dalka Australia ayaa guul ka gaadhay xawaare sare oo internet cusub ah oo gaadhaya 44.2 terabit halkii ilbidhiqsiba, iyaga oo adeegsanaya qalab la yidhaahdo "MICRO-COMBS." Qalabkan ayaa beddeli kara agabkii caadiga ahaa ee isgaadhsiinta, kaas oo adeegsanay laysaro badan. Tijaabadan ayaa lagu fuliyey 76.6 km oo fiilooyin ah oo horay ugu xidhnaa magaalada Melbourne.
Si haddaba loo fahmo xawaaraha internet-kan cusub, aynu fahanka soo dhawayno'e, tusaale ahaan, 44.2 terabit waxay suurtagelinaysaa in la soo dejiyo qiyaastii 1,000 filim oo HD ah, muddo hal ilbidhiqsi gudaheeda. Tan ayaa ka dhigan in uu 100 jeer ka xawaare badan tahay qalabka hadda jira. Tiknoolajiyaddan ayaa beddeli karta mustaqbalka internet-ka, taas oo suuragelinaysa gudbinta xog aad uga dhakhso badan ugana dheereynaysa tii hore, iyada oo aan loo baahnayn in la beddelo shabakadaha fiber optic-ka ee hadda jira. Horumarkan wuxuu ka dhigan yahay in mustaqbalka internetka uu noqon karo mid aad u dhakhso badan, iyada oo la raacayo baahida sii kordheysa ee loo qabo xawaare sare oo internet ah.
~Sultan Sitiin~
Boqortooyadii Aztec Empire.
Boqortooyadii Astec (Aztec Empire) waxay ahayd mid awood badan oo ka jirtay Bartamaha Ameerika, gaar ahaan magaalada hadda loo yaqaan Mexico. Boqortooyadan waxaa aasaasay qabiilka Mexica oo asal ahaan kasoo jeeda Nahuatl-ka, waxayna taariikh ahaan la aasaasmeen qarnigii 14-aad, gaar ahaan 1428. Waxaa loo dhisay nidaam boqortooyo oo xoog leh oo ku salaysnaa isbahaysi saddex magaalo ah (Tenochtitlan, Texcoco, iyo Tlacopan). Midowgan ayaa si weyn u xukumi jiray dhul ballaadhan oo hadda ka tirsan gobolka Mexico iyo meelaha ku xeeran.
Astec waxay caan ku ahayd dhismayaal waaweyn sida pyramids-ka, oo ay u dhisan jireen cibaadada iyo siyaasadda. Magaaladooda caasimadda ah ee Tenochtitlan waxay ahayd xarun dhaqaale, diimeed, iyo mid siyaasadeed. Dhanka ciidanka waxay ahayd boqortooyo ku tiirsan xoogga dagaalyahannadooda, taas oo u suuragelisay inay qabsadaan dhulal badan oo ku teedsanaa deegaanka ay ka talinayeen. Diintooda ayaa door muhiim ah ku lahayd noloshooda, waxayna caabudi jireen ilaahyo badan. Waxay aaminsanaayeen in qorraxda iyo caalamkuba ay u baahan yihiin Allabari si ay u sii socdaan ama u sii jiraanba.
Boqortooyada Astec waxay ahayd mid leh nidaam siyaasadeed oo adag, waxaana hogaamin jiray boqor sare oo loo yaqaanay "Tlatoani." Bulshadu waxay ahayd mid kala sarreysa oo leh dabaqado kala duwan oo ay ka mid yihiin hogaamiyayaal, dagaalyahanno, beeraleey, iyo addoomo. Boqortooyadan waxay ahayd mid firfircoon oo dhaqaalahoodu ku tiirsanaa ganacsiga iyo wax soo saarka beeraha, gaar ahaan galleyda iyo iniinyaha kala duwan.
Dhammaadka boqortooyadii Astec wuxuu yimid 1521-kii markii Hernán Cortés oo ahaa hogaamiye militari oo reer Spain ah uu soo weeraray. Wuxuuna la dagaallamay boqorkii ugu dambeeyey ee Astec, Montezuma II, wuxuuna ka faa’iidaystay khilaafaad gudaha oo hadheeyay boqortooyada iyo cuduro ay wateen dadka reerYurub oo si ba’an u saameeyey bulshada Astec. Ugu dambayntii, boqortooyadii xoogga lahayd ee Astec way burburtay, waxayna dhaxashay gumeysigii Spain.
~Sultan Sitiin~
لئِن شَكرَتُـــــم لأزيدَنـــــكُم.
"Hadaad igu shukrisaan waan idiin Ziyaadin."
Qofkii Alle ugu mahad celiya Nimcooyinkiisa Alle wuu Uziyaadiyaa.
Alx dheh marwalba iyo xaalad kasta.
Dhamaadka arrin walba waa bilowga mid kale.
Iska jir in dhamaadyada qaar ay ku niyad-jabiyaan ama timaadada ay shaki kaa geliyaan.
Waxaa inala gudboon tala-saarasho Eebbe iyo inaynu ku noolaano dadaal aan joogsi lahayn .
لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ
Haka quusanina naxariista Eebe.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días