Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Description
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊

°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.

SOO DHAWOOW WLLKA✌
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

2 weeks, 3 days ago

CALAAMADAHA LAGU GARTO QOFKA BILAA CAMALKA AH EE MAALMIHIISU ISKU EG EG YIHIIN Ee aan nolashan wax wayn Tari Doonin ee eberka ah 👇👇👇

1:Mar walba waa online

2:Status si joogto ah ayuu wax u soo dhigaa

3:Hadad dhahdo aan isku nimaadno hayeh ayu ku dhihi

4:Waa qof mar walba la heli karo

5:Interneetka ayuu sabab la,aan u furaa oguna jiraa

6:Talefoonka wayn ma dhigi karo

7:Wixii nolashiisa waxtarka u lahaa in uu qabto wuu ka cajisanyahay

8:Waa qof mar walba saxiib la ah furaashka

9:Magaalka ayuu micno daro u adaa

10:Wakhtigiisa qiimo lama lahaa

11: Wuxu ku jiraa sheko iyo shuukansi been ah

12:Hawl aan loo dirsanin unbuu ku jiraa ka shekaynteeda hebel wuxu dhahahy

13:wuxu ku mashqulaa dadka kale nafahooda isaga oo tiisa dayacay

Fg:Intan oo calamadood hadad isku aragtay waxad u bahantahay isbadal dagdag ah wayo halls ayad ku jirtaa

@Engmohamedqoslaaye

2 weeks, 4 days ago

-Dadka waa sida buufinta oo kale buufinta hadii aad ku shubto neef ka badan inta ay Mudan tahay way kugu qarxi oo ma xamili karto, dadkana waa sidaas oo kale oo qof hadad siiso qiimo uusan mudnayn wuu kugu qarxi

-Yuusan kugu qarxine sii inta uu u qalmo

2 weeks, 4 days ago

Waxaa isleedahay wadankaan dhibaatada iyo shiidka ka jirto keligaa ma ahan waa lagula qabaa, hadii aad tagtid Taleex iyo Zoobe waxaa arkee Gaari Proof, Prado, Rangerover, SURF iyo dabaqyo dhaadheer dadkaas wadanka ma nala joogaan miyaa micnaha 💔🥶

Xamar team Telegram lee shiid ah ☹️🙄

@Binu_Abdiziiz

3 weeks, 2 days ago
250 iisoo dir hadaa hayso Abdiaziizkeygii …

250 iisoo dir hadaa hayso Abdiaziizkeygii 😳🙄

Mid ka mid ah ciid Mubaraktii aan bixiyay, ciidaan gacantayda way furneen alx👊

Ahlu sadaqa 🤲🤲

@Binu_Abdiziiz

3 weeks, 3 days ago
Albaani ²⁴™| قناةالألباني
3 weeks, 3 days ago
Albaani ²⁴™| قناةالألباني
1 month ago
LABAATAN IYO SHANTA RAMADAAN (25)

LABAATAN IYO SHANTA RAMADAAN (25)

  1. #Maanta_oo_kale_25ta_Ramadaan sanadkii 558 hijriyada waxa dhacay dagaalkii weynaa ee Ceyn-Jaaluut wuxuu u dhaxeeyay ciidamadii dowladdii Muslimka aheed ee Mamaaliikta oo Masar ka talineysay oo uu horkacaayo hogaamihiyii dowladaas Sayfudiin Qudhuz.

Dhanka kale waxa ka safnaa ciidamadii Tataarka (Mangooliyiinta) oo badi dunida soo qabsaday marka laga reebo qeybo yar oo yurub ka tirsan iyo dhulka Masar oo dowladda Mamaalikta ka talineysay.

Dagaal adag oo waxba leysu reeban ayaa dhex maray labada dhinac Muslimiinta iyo Mangooliyiinta. Hasayeeshee waxay guusha raacday Muslimiinta. Halkaas ayuuna ku soo af jarmay isku daygii Mangooliyiinta ee ahaa inay dunida wada qabsadaan.

Soo Saare : C.NAASIR MOHAMMED
Waqtiga : 9:17 FIIDNIMO geeska Afrika
Kanaalada : @Jiilka_wacyiga1
|| @Albaanichannel252

1 month ago
1 month ago
1 month, 1 week ago
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago