SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
تَحْسَبُهُمْ جَمِيعًا وَقُلُوبُهُمْ شَتَّى ذَلِكَ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لّا يَعْقِلُونَ
Itamar Ben Gvir oo ah wasiir sahyuuni mujrim amniga gudaha u qaabilsan cadowga ayaa is casilay saacad ka hor asagoo ka xun xaalka uu dagaalku ku dhamaaday..
Erayada uu Alle uu ugu neceb yahay ee uu ka xanaaqo wax badan ayey dadku isticmaalaan iyaga oo aanan ja warqabin, Erayada uu Alle uu ka caroodo waxaa kamid ah in qof uu ku dhaho walaalkiisa "Adigaba Illaahay ka cabso". Qof saaxibkaagii ah ayaa kuugu dhahaya "Waxaan iskaa daa, War illaahay ka cabso", Booskii loo baahnaa qalbigaaga in ay erayadani ku waynadaan, Haddii aad ku jawaabto "Naftaada ku mashquul, Ama Adigaba Illaahay ka cabso" = Waxaad ku dhawaaqday erayo Alle uu ka caroonayo. Waa erayo kibir iyo isla wayni ay ku jirto. Xitaa qofka u wacdinaya qof haddii hab jees jees ku jiro uu qofku wax ugu sheegayo, Waxaa loo baahan yahay marxaladani in qofka uu sabro, Adkeysto, Si wacan uu h dhageysto maadana Alle la xusuusiyey.
Nebiga NNKH waxaa uu dhahay;
إنَّ أحبَّ الكلامِ إلى اللَّهِ أن يقولَ العبدُ : سبحانَكَ اللَّهمَّ وبحمدِكَ ، وتبارَكَ اسمُكَ ، وتعالى جدُّكَ ، ولا إلَهَ غيرُكَ ، وإنَّ أبغضَ الكلامِ إلى اللَّهِ أن يقولَ الرَّجلُ للرَّجلِ : اتَّقِ اللَّهَ ، فيقولُ عليكَ نفسَكَ
Erayada uu Alle ugu jecel yahay in adoonka uu dhaho waa "Subxaanaka-Laahuma wa bixamdik, Wa tabaarak ismuk, Watacalaa Jaduk, Walaa'ilaaha gayruk"......Erayada uu Alle ka caroodo waa in qof lagu dhahay "Alle ka cabso", in uu ku jawaabo Adigane Alle ka cabso, Naftaada ku mashquul.
Talooyin ✅?
waxyabahaan hasameyn balse haday dhacdo kuwaan ka danbeysi
● Markaad salaada faralka Ah aad dib u dhigto raaci Sunaheeda...
● Markaad heesaha dhagaysatana Jus quraan ah akhriso
● Markad waalidkaa codka Kor ugu qaado sadaqo baxso
● Qof markaad xamato Uducee
Fiidnimo wanaagsan
✿ صَلُّوْا عَلَى اَلْحَبِيْبِ ﷺ
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago