Gutalefx

Description
@Gutaale5
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

2 months, 2 weeks ago
after

after

2 months, 2 weeks ago
eu

eu

2 months, 3 weeks ago
TRADKAN waa isocda lkn waa dxy …

TRADKAN waa isocda lkn waa dxy ayado eu wan qaday ina so dhigo hilammay after so dhiga i.a

2 months, 3 weeks ago
3 months, 1 week ago

2024 wax yar ka harsan yihiim qof course lagu barayo forex trading gadanaayo Maa jiro ?

Ayadoo cilmiga u qofkan ku shegayo youtube yaalo

5 months, 4 weeks ago

Suuqyada saamiyada caalamka ayaa maanta ka soo kabtay hoos u dhicii waallida ahaa ee shalay illaa toddobaadkii hore ku socday.

Lacagta Jabaan (JPY) ayaa iyana nasasho soo qaadatay maanta, kadib maalmo badan oo ay xawli u kordhaysay. Nasashadaasi waxa ay caawisay in suuqyada saamiyada Jabaab soo kabtaan.

Nikkie (.N225) ayaa kor u kacay in ka badan 10% kadib hoos u dhac aad u waynaa ee ku yimid shalayto. Hoos u dhacaasi wuxuu ahaa 12.5% waana kii u waynaa tan iyo 1987-dii.

Suuqyada saamiyada Maraykanka ayaa iyana soo kabanaya saaka, waxaase la sugayaa sida ay noqdaan kolka uu suuqa NY furmo casarkii.

Lacagta Doollarka (DXY) ayaa iyana kor u soo kacday xoogaa, kadib ISM PMI-gii shalay ka soo baxay oo ahaa tiro u wanaagsan lacagtaas, in kastoo NFP-liita iyo xogta shaqala'aanta oo liidataa ka soo baxday toddobaadkii hore.

Dahabka (XAUUSD) ayaa shalay galinkii dambe soo kabtay illaa iyo 400 oo pip, kadib hoos u dhac ahaa 900 oo pip. Maanta dahabka in la saadaaliyaa waa adag tahay, balse xaaladda Iiraan iyo Xisbullaah oo duqeeya Israa'iil ayaa ka dhigi karta mid boqollaal pip cirka gala.

Iiraan way goosatay inay weerarayso Israa'iil balse goorta wali la iskuma raacin, taasina waxay sababaysaa in wali farta wadnaha lagu hayo oo la dhowri karo saamaynta weerarkaa iyo xataa in uu isu beddeli karo mid gaadha guud ahaan caalamka iyo gaar ahaan Bariga Dhexe.

Soojeed oo ha seexan
Si wayn u feejignoow!

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago