Mohamet Ahmet™

Description
Ha sugin soo laabashada qof tagay, qofkii dhab kuu jecel lagama yaabo inuu maqnaado.!!!
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 days, 21 hours ago

Waxay yiraahdeen waa argagaxiso kadib markii ay dileeñ caruurta iyo dhalinyarada iyo ragii intaa kuma akaynee waxay ku duuleen masaajida oo ay isku dayeen inay xoog kula wareegaan oo waxay layeen dumarkii marka bay Naga dhaadhicinayaan Faslatiin inay tahay argaguxiso🥴

4 days, 18 hours ago

Waxaan rabay inaan kaaga waramo iney dadka dhan iqayaameyeen se intaan kuu sheeginba adigaa iqayaamay 🥴

See iyeeeshay Xaliimo😁

6 days, 20 hours ago

Maalin uun waxaad rabtay waad heli doontaa ee ha degdegin hadey kasoo daahdo hana ar gagixin waxaad dhahdaa nafyahay sabar 😔

2 months ago

💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠
107k🌐Somali Books 📚*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*52k
😎Somali Library⚡️*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*31k
💭Xikmado iyo murti 💙*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*30k
💰Kobciye Books 📚*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*21k
💞Mucaashaq Jacayl 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
20k 💰Dhiiragaliye 📚*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*18k
🆓**Free Udx Courses🈚️*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*17k
📖 Aqoon Kobciye 📒*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*16k
👩‍🦰 Hidaayatu Rabi*🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*16k
🎓 Dunida Suuganta 🎩*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*15k
🍎 Quruxda Islamka 🍀*
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*14k
🪴Al-Xakiim Channel🌼
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k Dareen Side🔥
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ☢️ Som Motivation 📳
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeena*💢
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*12k
🧩 Faiido Channel🪝
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channel*🗯
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👩 Hogaan Dumar**🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
*11k
📒 Qoraalo kooban 👀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Side*🌬
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
09k 🌎*Haqabtire Online⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
05k 🫧 MaanHage WP 💫*
*➠
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░

━━━━━━━━━━━━
*⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete
🔝***12hrs in channel

Telegram

MaanHage ™

Waa Website ad ka heli karto resources waxbarashada sida ***✅***Free Courses***📖*** ***✅***Scholarship Links ***✅***fursadaha Online ***🟢*** https://bit.ly/4cbaH ***⚪️*** https://bit.ly/3OOmALl ***🔴*** www.maanhage.com https://telegra.ph/Welcome-to-Maanhage-12-29 @Hagitaanbot @Maanlivebot

***💠*****SOMALI TELEGRAM CHANNELS*****💠***
2 months ago

Sucuudiga oo lagu soo bandhigey Sanam/robot loo bixiyey 'Maxamed'.
___

Dhulka Xijaas ee barakeysan haddana loo yaqaanno Sucuudiga ayaa lagu soo bandhigey sanam casri ah(robot) oo loo bixiyey magaca Maxamed.
 Bandhiggan oo lagu qabtey caasimadda Sucuudiga ee Riyaad ayaa loo bixiyey DeepFest. Muuqaal daqiiqado kooban soconaya oo laga soo duubey munaasibadda loo qabtey sanamkan ninka loo ekeysiiyey ayaa maalmihii u dambeeyay noqdey mid aad loo hadal hayo(viral).

Fadeexad ka dhacdey goobtii bandhigga ayaa ka sii dhigtey mawduucan mid hadal hayntiisu sii badato. Robotkan la sheegay in uu ku shaqaynayo artificial intelligence-ka ayaa soo muuqday isaga oo si khaldan gadaal uga taabanaya saxafiyad kamid ahayd kuwii barnaamijka daadihinayey. Raywa Qaasim oo kamid ahayd weriyayaasha barnaamijka daadihinayey ayey arrintani la yaab ku noqotey.

Shirkadda samaysay sanamkan oo lagu magacaabo QSS waxa ay dhankooda xuseen in robot-kani iskii go’aammada u qaadanayo oo uu madax bannaan yahay. Shirkaddu waxa ay sidoo kale dadka ku boorrisay in aan aad loogu dhawaan robot-ka xilliyada munaasibadaha.

Boqortooyada Sucuudiga oo maamusha xudduntii muslimiinta ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay noqotay meel lagu faafiyo dhaqan xumooyinkii suubbanuhu kumannaan sano kahor ka tirtirey dhulka barakeysan. Xaflado is xigxigey oo dhammaantood ka horjeeda dhaqanka suubban ee Islaamka ayaa lagu qabanayey Sucuudiga sannadihii ugu dambeeyay.

Dabayaaqadii sannadkii ina dhaafey waxa Riyaad lagu qabtey Tartanka Mahrajaanka Eeyaha halka sannadkii ka sii horreeyayna lagu qabtey Munaasibadda Shayaadiinta ee Halloween.

2 months ago
Mohamet Ahmet™
2 months ago

Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa fal argagax leh oo ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.
Aabe 80 sana jir ah ayaa habeenki talada ahayd degmada Kaaraan ku dilay wiilkiisa oo ahaa caasi waalideyn sida ay sheegeen dad daris la ah.

Qadar oo ah aabe 80 sana jir ah ayaa toogasho ku dilay wiilkiisa Maxamuud Qadar kadib markii uu usoo qaatay Toorreey, ehellada aabaha falka dilka ah geystay ayaa warbaahinta usheegay in qoyskan uu bilihii lasoo dhaafay  khilaaf ka dhaxjiray.

Wiilka ladilay ayaa Toorreey ku weeraray aabihiis kadibna waalidka ayaa soo qaatay qori kadibna waa uu toogtay, falalka nuucaan ah ayaa bilihii lasoo dhaafay kusoo badanayay degmooyinka gobolka Banaadir.

Falal dambiyeedyadii Muqdisho ka dhacay 40-kii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa kamid ah nin xaaskiisa gubay, sirdoonka oo ceejo ku dilay sarkaal ushaqeynayay hay'adda duulimaadyada iyo wiilal dilay aabahood.

2 months ago
Aabbe 80 sana jir ah oo …

Aabbe 80 sana jir ah oo wiilkiisa ku dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Maalinti shalay ahayd
_________

2 months ago

Abkuu doono ha sheegtee
Ehel waxaan wadaagnaa
Axadkaan af aqaane si wax iila arkaaya Namideyso Ujeedo !

2 months, 1 week ago

💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠

107k🌐Somali Books 📚
━━━━━━━━━━━━
51k 😎Somali Library⚡️
━━━━━━━━━━━━
31k 💭Xikmado iyo murti 💙
━━━━━━━━━━━━
30k 💰Kobciye Books 📚
━━━━━━━━━━━━
20k 💰Dhiiragaliye📚
━━━━━━━━━━━━
18k 🆓* Free Udx Courses🈚️
━━━━━━━━━━━━
*17k
📖* Aqoon Kobciye 📒
━━━━━━━━━━━━
*16k
👩‍🦰* Hidaayatu Rabi 🧕
━━━━━━━━━━━━
*15k
🎓* Dunida Suuganta 🎩
━━━━━━━━━━━━
*15k
🍎* Quruxda Islamka 🍀
━━━━━━━━━━━━
*14k
🪴*Al-Xakiim Channel🌼
━━━━━━━━━━━━

14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
━━━━━━━━━━━━

14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
━━━━━━━━━━━━

13k Dareen Side🔥
━━━━━━━━━━━━

13k ☢️ Som Motivation 📳
━━━━━━━━━━━━

13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
━━━━━━━━━━━━

13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
━━━━━━━━━━━━

13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
━━━━━━━━━━━━

13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
━━━━━━━━━━━━

13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
━━━━━━━━━━━━
*12k
🧩* Faiido Channel🪝
━━━━━━━━━━━━

12k 💬 albaani channel 🗯
━━━━━━━━━━━━

12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
━━━━━━━━━━━━

12k 👩 Hogaan Dumar 🧕
━━━━━━━━━━━━

11k 📒 Qoraalo kooban 👀
━━━━━━━━━━━━

10k 🍇 Nuxur Side 🌬
━━━━━━━━━━━━

10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
━━━━━━━━━━━━

9k 🌎 Haqabtire Online⚡️
━━━━━━━━━━━━

5k 🫧 MaanHage WP 💫***

━━━━━━━━━━━━
⭐️Vip Channel➡️ Join now
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

Telegram

Hidaayatu Rabi

Dhiiragelin mida u wanaagsan waa in qofka Aakhiradiisa lagu booriyo.***🌸******💯***

***💠*****SOMALI TELEGRAM CHANNELS*****💠***
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago