Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Baro xadiiskan

Description
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad SCW mararka qaar aayado ayaynu isdul taagaynaa.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 2 weeks ago
❉Ramadaan Xadiiska Maanta 21❉

❉Ramadaan Xadiiska Maanta 21❉

قال رسولُ الله ﷺ: ❪تَحَرَّوْا لَيْلةَ القَدْرِ في الوِتْرِ مِنَ العَشرِ الأواخِرِ مِن رَمَضَانَ❫ رواه البخاري

Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Ka raadiya habeenka laylatul Qadriga tirada kala dhiman oo kamida tobanka dambe ee Ramadaan❫.

🌸Tirooyinka kala dhiman ee tobanka dambe ku jiraa waa  21, 23, 25, 27, 29 Habeenadaas ayuu dhahay Nebigu ❪ﷺ❫ ka raadiya.

☜الدال على الخير كفاعله

1 month, 2 weeks ago
❉Tobanka dambe ee Ramadaan❉

❉Tobanka dambe ee Ramadaan❉

Caa'isha -رضي الله عنها- waxay tidhi:❪Nebigu ﷺ wuxuu ahaa markay tobanka dambe soo galaan habeenkiisa waa noolayn jiray, ehelkiisana waa toosin jiray, guntigiisana waa adkaysan jiray.❫

❍ Guntigiisana waa adkaysan jiray maxaa laga wadaa?

❶Culimadu waxay yidhaahdeen waxaa laga tilmaamayaa dedaalka uu Nebigu ❪ﷺ❫ dedaalayo inuu guntiga adkaysan jiray.

❷Culimada qaarna waxay yidhaahdeen: Waxa laga qaadanayaa xaasaskiisa inuu u tago inuu ka fogaan jiray oo ku mashquuli jiray uun cibaado.

Tobanka dambe ee Ramadaan waxaa ku jira habeenka Laylatul Qadriga oo camalka iyo cibaadada la sameeyaa ay ka khayr badantahay kun bilood camalka la samaynayay.

Fursadda waa in laga faa'idaystaa dib inay inoo soo mari doonto ma ogin. Qur'aanka akhrintiisa waa in la farabadiyaa, tawbada iyo istiqfaartana la badsadaa.

1 month, 2 weeks ago

*🤲🔟 عشر دعوات جامعة 🔟🤲*

*1️⃣ 🤲 اللهم آتنا في الدنيا حسنة ، وفي الآخرة حسنة ، وقنا عذاب النار
📚* [ متفق عليه ]

*2️⃣ 🤲اللهم اغفر لي ذنبي كله ، دِقّهُ وجِلّهُ ، وأوله وآخره ، وعلانيته وسره
📚*[ رواه مسلم ]

*3️⃣ 🤲 اللهم إني أسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى
📚*[ روه مسلم ]

*4️⃣ 🤲 اللهم إني أعوذ بك من جَهْد البلاء ودَرَك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعداء
📚*[ متفق عليه ]

*5️⃣ 🤲 اللهم إني أعوذ بك من زوال نعمتك وتحوِّل عافيتك وفجاءة نقمتك وجميع سخطك
📚* [ رواه مسلم ]

*6️⃣ 🤲 اللهم إني أعوذ بك من علم لا ينفع ، ومن قلب لا يخشع ، ومن نفس لا تشبع ، ومن دعوة لا يستجاب لها
📚* [ رواه مسلم ]

*7️⃣ 🤲 اللهم أصلح لي ديني الذي هو عصمة أمري وأصلح لي دنياي التي فيها معاشي
وأصلح لي آخرتي التي فيها معادي
واجعل الحياة زيادة لي في كل خير
واجعل الموت راحة لي من كل شر
📚*[ رواه مسلم ]

*8️⃣ 🤲 اللهم إني أعوذ بك من العجز والكسل والبخل والهرم وعذاب القبر
🤲 اللهم آت نفسي تقواها وزكها أنت خير من زكاها أنت وليها ومولاها
📚*[ رواه مسلم ]

*9️⃣ 🤲 اللهم اغفر لي خطيئتي وجهلي وإسرافي في أمري وما أنت أعلم به مني
🤲 اللهم اغفر لي جِدّي وهزلي ، وخطئي وعمدي ، وكل ذلك عندي
🤲 اللهم اغفر لي ما قدّمتُ وما أخّرتُ وما أسررتُ وما أعلنتُ وما أنت أعلم به مني
أنت المقدم وأنت المؤخر وأنت على كل شيء قدير
📚*[ متفق عليه ]

*🔟 اللهم أنت الملك لا إله إلا أنت ، أنت ربى وأنا عبدك ، ظلمت نفسى واعترفت بذنبى ، فاغفر لى ذنوبى جميعا إنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
🤲 واهدني لأحسن الأخلاق لا يهدي لأحسنها إلا أنت
🤲 واصرف عني سيئها لا يصرف عني سيئها إلا أنت
🤲 لبيك وسعديك والخير كله في يديك استغفرك ربي واتوب اليك*

1 month, 3 weeks ago
Baro xadiiskan
1 month, 3 weeks ago
Waxa uu yiri Imaam ibnu Qayim:

Waxa uu yiri Imaam ibnu Qayim:

ᴀғᴀʀ Wᴀxᴀ ᴀʏ sᴏᴏ ᴊɪɪᴅᴀᴀ ᴀʀᴀᴀǫᴅᴀ

  1. Salaadda habeenkii.
  2. Istiqfaarta oo la badiyo xilliga suxuurta.
  3. Sadaqado oo la caadaysto.
  4. 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗶𝗸𝗿𝗶𝗴𝗮 (oo la badiyo) 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲.
1 month, 4 weeks ago
Dadka qaar waa hindhisada oo kale …

Dadka qaar waa hindhisada oo kale marka ay kabaxaan noloshaada waaxa kugu waajibaya inaad dhahdid Alx

2 months ago
Ibnu Cabaas Nabiga Scw Wxuu Ka …

Ibnu Cabaas Nabiga Scw Wxuu Ka wariyey Inuu Dhhy:  "Hduu U ahaan Lahaa Ibnu Aadamka Tog Oo Dahab Ah Wxuu Jeclaan Lahaa Inuu Lahaado Mid 2 Togod Oo Dahab Ah Afkiisa Ma Buuxiyo Ilaa Caro Alle SWT Wuu Ka Towbo Aqbalaa Midkii U Towbo Keeno.

#R2024
#Axadith

2 months ago
Nabiga Scw Wxaa Laga Wariyey Inuu …

Nabiga Scw Wxaa Laga Wariyey Inuu Dhhy " Ilaahey SWT Wuu Fidiyaa Gacantiisa Habeenkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Maalinkii,  Wuu Gacantiisa Maalinkii Suu Utowbo Keeno Kii Xumanta Sameeyi Habeenkii Arintas nh wxy Socon Ilaa Qoraxda Ay Kasoo Baxdo Dhanka Galbeedka /meesha ay U dhici Jirtay.

#R2024
#Axadith

2 months ago
قال رسول الله ﷺ: ❪مَنْ فَطَّرَ …

قال رسول الله ﷺ: ❪مَنْ فَطَّرَ صَائمًا، كانَ لَهُ مِثْلُ أَجْرِهِ غَيْرَ أَنَّهُ لاَ يَنْقُصُ مِنْ أجْر الصَّائمِ شيءٍ.❫

Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Qofka afuriya qof sooman ajarkiisa oo kale ayuu leeyahay iyadoon kii soomanaa ajarkiisa waxba laga nuqsaaminayn.❫

Bisha Barakaysan ee Ramadaan ku dedaal in aad afuriso dadka sooman waxa jira dad badan oo innagu dhex nool oo aan awoodin in ay iska bixiyaan afurada.

☜الدال على الخير كفاعله

2 months ago
Ninka Adag Ma'ahan Midka Lagdinta Badan, …

Ninka Adag Ma'ahan Midka Lagdinta Badan, Lkn Ninka Adag Waa Midka Hananaayo Nafsadiisa Mrkuu Caroodo".

#Axadith
#r2024

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago