Waayo araga Nolosha

Description
🖇🖤🥰❤
Nagu soo biir maadsanid 🙏
Channel ka Waxaad ka heli doontaa
~Dheerigalin
~Aqoon diini &maadi
~Xikmado
~Sawiro qurux badan
~caafimaad
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

2 months, 1 week ago

لا تتراجع ابدا فالنجاح العظيم يستغرق وقتا.👍

Waligaa dib hau laaban waayo guushu u weyni waxey qaadataa waqti badan🥰👍

#Hapeen_wnngsan_Jaaleyaal

2 months, 1 week ago

Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo subscribe toodu tahay 7.6k iyo 4.6k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

@Dream_girl645

2 months, 2 weeks ago

DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO QURAAC LA'AANTA. #FARIIN_CAAFIMAAD.

Waxaa jirto dhibaatooyin farabadan anan ku baraaruksaneyn ee laga dhaxlo quraac la'aanta, waxaana jirto cuduro halis oo aad qatar ugu jirto hadii subixi aadan quraacanin,

Dhibaatooyinka kadhasho quraac la aanta waxaa kamid ah:-

1-In ilaawshahaaga ama hilmaamkaga in uu bato

2-in uu kugu dhaco nooc kamid ah madax xanunka ee lagu magacaabo #Migraine taas uu qeyb madaxa kamid ku xanuunaayo

3-waxad halis ugu jirta in uu cudurka macaanka /sokor kugu dhacdo

4-waxaad kaloo halis ugu jirtaa in ay timahu ku gurmaan (daataan).

5-ma ogtahay in quraac la'anta laga dhaxlo xaydha caloosh ama in aad caloosha kacayisho (naaxdid).

6-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo Stress (Isku buuq).

7-Ma ogtahay in quraac la'aanta aadka dhaxli karto cudurka halista ah ee Kansarka..

8-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo cudurada ku dhaca wadnaha.

9-Mase ogtshay in quraac la'aan ay kugu sababi karto dhiig karka.

10-Ma ogtahay in quraac la'anta adka dhaxli karto suuxdin ama jareen.

Fadlan waadsoo aragtay dhibaatooyinka ay leedahay quraac la'anta maanta kedib anku dadaalno in aan quraacano subixii si aan ugu hortagno cudurada halista ah aan kor kuso xusnay mahadsanid, xiliga quraacda ugu wanaagsan subixi 7-8Am.

Waxay iitahay farxad iyo dhiiri gelin hadii aad manta kedib bilaawdo inaad quraacato

alxamdulilah.mahadsanid

@HEALTHSCIENCESCHOOL

4 months, 3 weeks ago

Baro ducadana oo kuducayao xilli xakta
الهمّ إنّي أسألك الهدى والسّداد
Oo macnaheedu Tahay :ilaahayow  waxaan ku waydiisanaya hanuun iyo toosnaan?

#Subah_wngsan Jaaleyaal?❤️??

4 months, 3 weeks ago

Naftaada u abuur maalmo qurux badan oo ha ka sugin quruxda maalmahaaga qofna.

#Subah_wngsan

5 months, 3 weeks ago

Lix caalamadood oo aad ku ogaan karto inaad fiyowdahay iyo in kale

  1. Gaajada: Rabitaanka cuntada kugu filan iyo waqti ku habboon ayaa calaamad wanaagsan u ah caafimaadka maskaxda ee wanaagsan. Taa beddelkeeda, rabitaanka cuntada, ama wax cunka xad dhaafka ah ee joogtada ah iyo in cuntada aad cuni weydo waxay muujin kartaa fayoobida maskaxda oo liidata.Wax cunka xad dhaafka ayaa inta badan hoos u dhiga rabitaanka cuntada, halka cudurrada sida niyad-jabka ama walaaca ay si weyn u saameyn karaan rabitaanka cuntada.
  2. Hurdo: Hurdo nasasho leh oo si joogto ah u seexato 7-8 saacadood oo aad kacdo adigoo dareemaya nasasho waxay tilmaan u tahay maskax caafimaad qabta. Taa bedelkeeda, hurdo la'aan, daal badan inkastoo wakhti kugu filan seexatay, ama hurdo badan ayaa laga yaabaa inay tilmaamto arrimo la xiriira caafimaadka maskaxeed oo hooseya.

Walaaca wuxuu kordhin karaa suurtagalnimada hurdo la'aan, halka xaaladaha qaarkood sida waallida ama ka-noqoshada la-qabsiga maandooriyaha ay carqaladayn karaan habka hurdada.

  1. Awooda Fikirka: Maskaxda caafimaadka qabtaa waxay suurta gelisaa fikir hufan, xalinta mushkiladaha wax ku ool ah, iyo awooda lagu maareeyo walbahaarka

Taa beddelkeeda, in la dareemo daciifnimo maskaxeed marka aad la kulanto caqabadaha yaryar iyo jahawareer joogto ah, ayaa ah calaamadaha maskaxda aan deelitirneyn.

  1. Adkeysiga: In aad xamili karto guuldarada, waxna ka barato, iyo dib u soo kabashada waxay muujinaysaa maskax dheeli tiran.

Dhanka kale, in guuldarrooyinka aad ku saameeyaan, shakhsi ahaan loo qaato, ama guul darada loo adkeysan waayo,waxay noqon kartaa calaamado muujinaya karti-darro nafsi ah.

Dhalinyaradu waxay si gaar ah ugu nugul yihiin calaamadahan, gaar ahaan marka ay la halgamayaan guuldarada tacliinta ama xiriirka.

  1. Qorshaynta Xiriirka: Joogteynta xiriirka caafimaadka qaba ee qoyska iyo asxaabta ayaa muhiim u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga baahiyaha cilaaqaadka iyo ka jawaabista ku habboon, oo ay weheliso xallinta khilaafaadka yaryar, waxay gacan ka geysataa caafimaadka dhimirka.

Taa bedelkeeda, cuqdad joogto ah, muujinta ego ama islaweyni, rajooyinka aan macquul ahayn ee dadka kale, ama in aan awoodi weydo in aan dadka cafino waxay dhaawici kartaa fayoobida maskaxdeena.

Carruurta ka soo jeeda qoysaska burburay ama kuwa la kulmay xadgudub ayaa laga yaabaa inay la kulmaan caqabado xagga dhisidda cilaaqaadka ah ee dadka kale.

  1. Kalinimada: Bini’aadamku waa makhluuq bulsho, ilaalinta xidhiidhka bulsheed ee asxaabta iyo qaraabadu waxay lama huraan u tahay isu dheelitirnaanta maskaxda.

Dadka isku gooni yeelay shaqada kana hormariya cilaaqaadka shakhsi ahaaneed, ama aan dano shaqada ka baxsan lahyn waxay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurrada dhimirka.

Ka qaadashada fasaxa shaqada, ka qayb qaadashada wax yaabaha uu qof jacelyahay, iyo kobcinta xiisaha fanka, ciyaaraha, ama akhriska ayaa lagama maarmaan u ah fayoobida maskaxda.

Aqoonsiga tilmaamayaashan dadka inagu xeeran waa muhiim. Haddii qof lagu arko calaamadahan, waa muhiim inaad isha ku hayso oo aad ku dhiirigeliso inay caawimaad ka raadsadaan xirfadlayaasha sida dhakhaatiirta maskaxda ama la-taliyayaasha. Wax ka qabad waqtiyeysan wuxuu si weyn u wanaajin karaa fursadahooda nolol farxad iyo maskaxeed oo caafimaad qabta.

#daraasad

8 months, 1 week ago

Darajada dadka aad kala kulanto ma ahan mid aay iyagu ku gaadhsiyaan ee waa mid aad adiga hab dhaqankaaga wanaagsan aad ku muteesatey.....??

?????? ?????????

9 months, 1 week ago

"??? ????? ?? ??? ??? ?????????? ???????? ??? ? ???? ??? ?????"??

#hpn wngsan

9 months, 1 week ago

- لا بأسَ بأن تعيشَ حياةً لا يفهمها الآخرون.??

?? ? ???? ?? ???? ? ???? ?????? ??? ???????????.?

- Waa caadi inaad ku noolaato nolol aanay dadka kale fahmin. ?

Waayo_arag7

9 months, 2 weeks ago

7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo ....

1_ ixsaan inaa samayo ان الله يحب المحسنين.

_sifada labaad uu Allah
kugu jeclaanayo waa towbah ان الله يحب التوابين

3_ sifada
sadaxaad waa dahaarada ان الله يحب المتطهرين

4_sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato ان الله يحب المتقين .

Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka
ان الله يحب صابرين .

Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ان الله يحب المقسطين .

sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ان الله يحب المتوكلين inaa Allah talo saarato

@Dream_girl645

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago