SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días
🔴Shirkadda Sahal Swap ayaa dhawaan daah qaadi doonta adeegga signalska fursadaha leh, waxaa howshaas u qaadanay 3 kamid ah xubnaha ugu fir fircoon ardaydii aan soo saaray.
Sahal Swap isha ku haay, xubnaha ugu horreeya waxay heli doonaan discount, maalin walba 2 trade ayaa heli doontaa bisha dhan waa $50 kaliya, waxaa jaaniskaas la siin doonaa 50ka qof ugu horreeya.
More info Join Sahal Swap
October 29 👀👆
🔴Trump wuxuu ku dhawaaqay guul khudbad uu ka jeediyey West Palm Beach, Florida, isagoo yiri “Amerika waxay na siisay kalsooni xooggan oo aan horey loo arag.”
🔴Guusha musharraxa Jamhuuriga ee Pennsylvania waxay u dhowdahay iney siiso saddex cod oo uu ugu guuleysan lahaa madaxtinnimada. Waxaa la filayaa inuu codadkaas ka helo Alaska.
🔴Jamhuurigu waxay la wareegeen gacan ku haynta Senate-ka. Waxay ku guuleysteen 13 kursi oo Senate ah, sida ay sheegayaan saadaasha AP, taas oo siinaysa aqlabiyad 51 kursi ah 100-ka kursi ee Senate-ka.
🔴Cedric Richmond, oo ka mid ah hoggaanka ololaha Harris, ayaa sheegay in musharraxa Dimuqraadiga aysan taageerayaasha kula hadli doonin Howard University, Washington, DC. Harris oo aan wali tanaasulin ayaa la filayaa inay khudbad u jeediso shacabka Arbacada maanta ah.
🔴 LIVE Now Trump ayaa taageerayaashiisa ku tilmaamay inay abuureen “dhaqdhaqaaqa siyaasadeedka ugu weyn abid,” isagoo ballan qaaday inuu dalkaan ka dhigi doono mid xooggan, aamin ah, oo barwaaqo leh, kuna tilmaamay mustaqbalka “waayaha dahabiga ah ee Amerika.
odeyga 3 cod kaliyaa u dhiman hambalyo ma dhahnaa 😅😅😅
Jimce wanaagsan saaxibada qaaliga ah hambalyo 20K?subscribers ✅️
Saaxibada lacagta bixiyay walina aan buuxin orderka koorsada si laguugu furo please gal website-ka, add to cart dheh sii raac tilmaamaha ilaa aad gaarto Order Received, kadibna email kaaga raac tilmaamaha kugu soo dhacaya. Maanta ayay ku egtahay diiwaan gelinta xubnaha cusub.
? https://abdishakur.me/
Support: [email protected]
Deadline: today 5:00 PM
Admin
Maanta iyo birri kaliya ayaa ka dhiman fursadda is diiwaan gelinta xubnaha cusub ee qaadanaya koorsooyinka Cryptocurrency. Bil kasta 7da maalin ee ugu horreysa ayaan xubnaha cusub qaadaannaa, inta kale waxaan mashquul ku nahay fursadaha suuqa, caawinta ardayda hore u qaatay koorsooyinka, update garaynta cashirrada, zoomka ustaadka uu la leeyahay maal gashadayaasha ayaa waqti gelinnaa mar walba qof cusub inaan diiwaan gelinno waqti uma heli karno hadii ay bishaan ku dhaafto waa inaad sugto bisha kale 1-deeda.
Koorsooyinka waa 4 heer, waa kala qaalisan yihiin, mid kastana waxay ku xiran tahay waxa aad rabtid inaad ku baratid.
Trading Course: Waxaan ugu tala galnay ardayda iyo dhallinyarada aan lacag badan ku billaabi karin suuqa ee raba inay trade gareeyaan, waqti badanna u heli kara suuqa.
Consulting course, waa koorso loogu tala galay dhallinyarada shaqeysa ee dooneysa in bil kasta ay sameeyaan maal gashi, coins-ka ugu fiican suuqa iyo la talin gaar ah ayaa heli doontaa.
Investment Course, Waa koorsada loogu tala galay dadka raba in ay sameeyaan maal gashi, waa dadka raba inay suuqa la soo aadaan lacag macquul ah sida diaspora, ganacsatada iyo qofkii heli kara ilaa $5k.
Advanced Course, koorsadan waa koorsada ugu sarreysa waxaa loogu tala galay qofkii raba inuu lacag badan suuqa geliyo ilaa $10k. waxaa heli doontaa caawin gaar ah iyo coins-ka ustaadka uu maal gashado.
Ka dalbo website-keenna https://abdishakur.me/
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5 días, 5 horas
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2 meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2 semanas, 4 días