SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
D A R D A A R A N .
Dhalinyara wax qoraya ee madaxda qaar garabka saaraya qaarna colaadinaya iyagoo ucolaadinaya hayb ahaan ama qadiyad wadan. Allaah haka baqaan oo masiirka umada islaamka ha unaxaan.
Waa in dadaalka 1aad lagaliyo in umada looga digo nidaamyadii gumaystaha ee kudhisan Kufriga, qabyaalada, Dimuqraadiyada , calmaaniyada , hawa raacnimada iyo umada laka qoqobay oo qaarba gobol lasiiyay loona yeelay calan gaar ah.
Waa in geed dheer iyo geed gaabanba loo koraa sidii lagusoo celin lahaa dowlad islaami ah oo cudud leh, waa in dhalinta la baraarujiyaa oo lafahnsiiya waaqica jira. Maanta umadii waxaa daashaday nidaamyadii gumaystaha , waa in umada laga samata bixiyaa xaaladaa, waana waajib.
Yaanan loo aabayeelin oo laga didin magacyada Gumaystuhu samaystay sida :- "Argagixiso, budh-laduul, mayal-adag, Asal-raac, seef-labood" , wuxuu dhamaan magacyadaan ubixiyaa qofkasta oo aragtidiisa gumaysi kasoo hor jeeda oo Islaam ah, yaanan laga biqin.
Waa inaad adeegsato wado kasta oo aad umada ku baraarujin karto oo aad hurdadana aad kaga kicin karto, adoo isticmaalaya dhamaan mareegyada isgaadhsiinta sida Facebook, Telegram, YouTube, WhatsApp, Twitter iyo wixii kale oo lamid ah.
Cadee dhamaan khaladaadka Nidaamyada Gumaystaha iyo xasuuqi uu gaystay ee kadhacay daafaha caalamka Islaamka, adigoo dhinaca kale bulshada lawadaagaya Sooyaalkii Islaamka, ilbixii iyo cadaaladii ay gaadheen qarniyadii tagay.
Dowlad islaam ah dib loo heli maayo ilaa dagalka laga tuuro dhamaan nidaamyada gumaystaha iyo maamulada uu gumaystuhu daabay ee kajira daafaha caalamka islaamka. Uhiili Islaamka oo baal dahaba kagal taariikhda Islaamka, ugu hiili afkaaga, adinkaaga iyo caqligaagaba.
Fiiro gaar ah:- Hadaadan tamar iyo awood u haynin inaad dumiso nidaamyada gumaystaha ama aad dhaliisho oo aad khaladaadka jira banaanka keento , fadlan ha u olalayn oo ha usacaba tumin hana taageerin. Hadaadan noqon karin Libaax Islaamka difaaca hanoqon Ey Islaamka dhibaateeya.
Dhamaad.
Halkan hadaad kamaqantahay kusoo biir mahadsanid - fariintaas bal Facebook halagu dhex share gareeyo.
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
"Hadii damiirku dhinto wax walba waa dhibtaan"
Qof damiirkiisu intuu nool yahay oo waxyar qiiroonayo wali ceeb tiisu way asturan tahay , maalinta damiirku dhintu dhaqankaa laga durduriyaa oo diintaa laga durduriyaa oo cadowgaa la daba haadaa oo wada duyuus baa la noqdaa.
Ilaahow damiirkeena ha dilin
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago