Nasiib149

Description
yaa ka fiican hadal qof ugu yedha hadlka eebe❤
#Halkn wxd ka heli doonta I.a
*Quran
*xikmad
*Diini
*dhiirigeln
*Qisooyn

https://t.me/+gYM_jKt9TJA0Y2Zk
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 months ago

Dagaalkaas waxa u dhaxeyey dowladi umawiyiinta iyo France. Ciidamada musliminta waxa ogaan u ahaa Abdirahman qaafiqiyi rabby ka raalinoqde
halka uu dagaalku ka dhacay macada, haddana waxaa la sheegay in uu ka dhacay meel ku dhow waddo Roomaan ah oo isku xirta magaalooyinka Poitiers iyo Tours oo 20 KM dhanka Waqooyi ka xigta Poitiers. Gagaalgana waxa u socdey mudo 10 maalin ah ugu danbayn waxa guulaystey musliminta magaladana furdey waxase mesha ku geeriyoodey ogaamiyihi musliminta Abdirahman qaafiqiyi Rabby ka raali noqde.

2 months, 1 week ago

*Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.

□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog

□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog

2 months, 1 week ago

Sadex midood
Mid way ihaystaa
Midna waan is haynaa
Midka danbana wuu ihayaa
In aan wax qabsado way ihaysaa dadaalna waan is haynaa waqtina wuu ihayaa

Habeen wanaagsaan asxaabta ❤‍🩹🤍🥰

3 months, 3 weeks ago

Mar walba waxaa jiri doona quluub aan ku nici doonin si kasta oo aad u dayacdo, iyo quluub aan ku jeclaan doonin si kasta oo aad u ixtiraamto, ee dooro doorashada ugu habboon.☺️

3 months, 3 weeks ago

"In aad wanaajiso qof ku wanaajiyay waa wax ay awoodaan dadka oo dhan,

Laakiin in aad wanaajiso qof ku xumeeyay waxa kaliya oo Awooda Dadka karaamada leh".🥰

4 months, 3 weeks ago

"عد إلى الله، يعود إليك كل شيء"☝️

"Ilahey u laabo, waxaa kuso labanaya shey walba."

5 months, 3 weeks ago

Waxaa jira 5️⃣ xaaladood oo lagu xusay Quraanka oo murugo aan waligeed la kulmayn, waxaan waydiisanayaa Allah SWT inuu nagu barakeeyo inaan raacno iyaga si aan ugu faraxno labada adduun idankiisa.

  1. Qofka baari uu ah waalidintiisa isma arkan murugo
    وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً)

2.Baryada Allah iyo murugaadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)

  1. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
    (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).

  2. Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
    (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).

  3. Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman
    (فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى).

6 months ago

Ibnul Qayyim:

"Bani'aadamku wuxuu ku dhow yahay inuu iloobo cilmigii uu kasbaday dembiyadii uu galay."

6 months, 1 week ago

UfiiiRso hadlkaaN ninyahow marka nafta lagugu abuuraayay wxad ku jirtay calosha haweeneeY marka aad ooyzo wxad ku oyza labta haweneeY marka aad cashaqdo / wx jeclaaTo wxada ku jirta qalbiga haweeneeY hadabo ogow dumarka iN lo abuuray dacadnimo ee lomax abuurin baHdi

6 months, 1 week ago
Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Qur'aanka codadkiina …

Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Qur'aanka codadkiina ku qurxiya, waayo codka wanaagsani wuxuu u kordhiyaa Qur'aanka qurux.❫

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago