SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago
Muqdisho aynu u duceyno ??
Ilaahow Naxariistaada reer Muqdisho nabad waarta sii ???
??????????????????????????
لا تمنح ثقتك بسهولة لأي شخص لمجرد أنه أظهر لك وداً .. فالأفعى تحتضن الضحية قبل التهامها …
Qofna Si fudud ha u siin kalsoonidaada kaliya inay ku tuseen kalgaceyl, Maskuba wuu isku duubaa dhibbanaha ka hor inta uusan cunin...
Ma ogtahay misana la socota ?
hadii aad habayartaa u wanaag fasho in danbiyada waaweyn lagaa towbad aqbalayo!?
Habyartu waxay joogtaa booska hooyada , Sidaa waxaa Cadeeyey Nabiga Suuban [N.N.K.H].
Waxaa nabiga (ﷺ) u yimid nin , wuxuu ku yiri : Rasuulkii ilaahayow waxaan danbaabey danbi weyn ee towbad ma leeyahay?
Wuxuu ku yiri :- Rasuulkii alle Sallalaahu Calayhi Wasallam, Hooyo ma leedahay?
Kolkaasuu yiri: Maya, Rasuulku ﷺ, wuxuu ku yiri: Habayar ma leedahay? Kolkasuu yiri: Haa, Suubanuhu Sallallahu Calayhi Wasallam, wuxuu ku dhahay :- "Habaryartaa u Samafal oo wanaaji".
Xadiiskaas waxaa wariyey Termadi
waxaana laga wariyey ibnu Cumar,
Waxaana Saxiixiyey Sheekh Albaani ilaahay Ha u naxariistee.
Habaryaraheen hooyooyinkeen la dhashey ajar kaas faraha badan ee weliba qofka danbiga galay looga towbad aqbalayo ayeey leeyihiin ee halaga war hayo.
Qof walbe Oo wax Jeclaado kana Run Sheego Jacaylkiisa Waa Gob Waana Nasab ogowna Marka Kowadba Gobta Unbaa Wax jeclaado Jacaylku Waa Hibo alle Baxsho Waa Naxariis iyo Dareen Nololeed Oo Waxna Diida Waxna Doona❤️✍
Xaqiiqada maanta jirtaa waxey taHaY?
Iney doqon kuu arkaan hadaad daacad u noqoto?
Iney dulmilow kuu arkaaN hadaad runta u sheeGto?
Iney danlaawe kuu arkaaN hadaaD waQti siiso?.?
• Saddex tolkaada baa kugu naca :
• Saddex dadka aya kugu naca:
• Saddex Derriskaa Kugu Naca:
• Saddex ilaahay baa kugu naca:
Dagaalkaas waxa u dhaxeyey dowladi umawiyiinta iyo France. Ciidamada musliminta waxa ogaan u ahaa Abdirahman qaafiqiyi rabby ka raalinoqde
halka uu dagaalku ka dhacay macada, haddana waxaa la sheegay in uu ka dhacay meel ku dhow waddo Roomaan ah oo isku xirta magaalooyinka Poitiers iyo Tours oo 20 KM dhanka Waqooyi ka xigta Poitiers. Gagaalgana waxa u socdey mudo 10 maalin ah ugu danbayn waxa guulaystey musliminta magaladana furdey waxase mesha ku geeriyoodey ogaamiyihi musliminta Abdirahman qaafiqiyi Rabby ka raali noqde.
*Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.
□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog
□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog
□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
Sadex midood
Mid way ihaystaa
Midna waan is haynaa
Midka danbana wuu ihayaa
In aan wax qabsado way ihaysaa dadaalna waan is haynaa waqtina wuu ihayaa
Habeen wanaagsaan asxaabta ❤???
Mar walba waxaa jiri doona quluub aan ku nici doonin si kasta oo aad u dayacdo, iyo quluub aan ku jeclaan doonin si kasta oo aad u ixtiraamto, ee dooro doorashada ugu habboon.☺️
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago