Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Halyeeyadii_Hore

Description
Dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

11 months, 1 week ago

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda halyeeyadii_hore, waxaan hawada idiin soo marineynaa hambalyada iyo farxadda Ciida Al-adxa, ciid wanaagsan kuciida, ciidaan ciideeda kale alle hanugu gaarsiiyo bash bash iyo baraaro iyo barwaaqo annagoo wada caafimaad qabna.

11 months, 1 week ago

𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗼

Maanta oo ah maalintii 9aad ee bisha Dil-Xijja (carafo) ayaa ah maalin aad u weyn fadligeeda. Maanta waa maalinta ay Xujeeyda ay u diyaar garoobayaan inay istaagaan buurta Carafa, taasoo ka mid ah tiirarka uu Xajka ka kooban yahay kan ugu weyn, oo la’aantiisu uusan ansax noqonaynin xajka, sida uu Xabiibka Suubbanaha Muxammad (scw) uu u yiriba: ”Xajku waa Carafa”, taasoo loola jeedo istaagga buurta Carafa.

#Ducada maalinta Carafa

Maalin la duceysto waxaa ugu fadli badan ducada maalinta sagaalaad ee Carafa, sidaa darteed ayeey Xujeeyda afkooda ka go’eynin maanta oo kale xuska Alle, iyadoo ka shidaal qaadanaya Rasuulka (scw) hadalkiisii uu yiri ”Ducada waxaa ugu fadli badan ducada maalinta Carafa, wax la yiraahdana waxaa ugu sii fadli badan waxaan anniga iyo Nebiyadii iga horeeyay ay yiraahdeen oo ah "لا إلهَ إلاَّ اللَّه وحْدهُ لاَ شَرِيكَ لهُ، لَهُ المُلْكُ، ولَهُ الحمْدُ، وَهُو عَلَى كُلِّ شَيءٍ قَدِيرٌ،”.

Guud ahaan muslimiinta (aan xujeeyda ahayn) waxaa loo jideeyay inay soomaan maanta oo kale, maxaa yeelay wuxuu Nebigeena (scw) ku boorriyay guud ahaan muslimiin inay badiyaan acmaasha wanaagsan maalmahan aynu Ku jirno, soonkuna wuxuu ka mid yahay acmaasha wanaagsan inta la qabto. Nebiga (scw) wuxuu soomi jiray maalinta sagaalaad (maantoo kale) ee bisha Dil-Xijja. Sida laga weriyay mid ka mid ah xaasaska Rasuulka hadal ay tiri wuxuu Nebiga (scw) soomi jiray maalinta sagaalaad ee Dil-Xijja iyo maalinta Caashuuraa iyo saddex maalmood bil kasta.

#Maalinta_mash_huudka

Maalinta Carafa waa maalinta loogu magac daray “maalintii mash-huudka”, waa maalinta qofkii si Alle dartii ah u sooma uu Ilaahay u dhaafayo denbigiisa labo sanno, waa fadli aad u weyn oo nooga yimid xagga Eebbe(sw) ee naxariista badnaa, mudanna in laga faa’iideysto. Qof kasta oo muslim ah waxaa dushiisa saaran inuu weyneeyo nimcooyinka ay wataan maalmahan.

Buurta Carafa, 15 km ayey u jirtaa Makkah

#Salaadda_Namira

Xujeeyda waxay maanta salaadda duhur iyo casarkuba ku tukanayaan Namira, iyadoo la wada jamcinayo oo la soo gaabiyay, loomana dhaxeysiinayo dhexdooda wax sunno ah. Markay qoraxda dhacdana waxay aadayaan Musdalifa, halkaasoo uu Xaajigu salaad jamac-la-dib-dhigay ah ugu tukanayo salaaddii maqribka iyo cishaha. Xaajiga waxaa u bannaan inuu seexdo Musdalifa ilaa laga gaaro waaberiga, dabadeedna wuxuu aadayaa Mina, isagoo badinaya xuska Alle iyo dembi dhaaf-dalbidda laga dalbayo Eebbe (sw), wuxuuna soo guranayaa quruurixii/dhagxaantii (aan weynayn) ee uu ku gani lahaa buurta “jamratul-caqaba” subaxa maalinta gooraca ee Mina.

Maanta waa maalinta alle tirada ugu badan uu Naarta ka xoraynayo, alle naarta hanaga xoreeyo dhamaanteen . 🤲

Maxamuud Maxilli

11 months, 1 week ago

Asc wllaha qaaligaa een madashaan quruxda badan ku Midownay, sidii aan halkaan ugu kulannay ilaahay hanoogu kulmiyo janadiisa.

Intaas kadib waxan rajeynayaa inaad wada caafimaad qabtaan ood ladantihiin, Mashquul iyo tacab dheer kadib dib ayaan u midownay oon iskugusoo noqonay Allaha qaadirkaa ayaana taas ku mahadsan.

Waxaan u maleynayaa dadka qaar in ay nadhibsadeen inta aan hawada ka maqneyn, cidkasta oo halkaan caajis iyo cidlo ku dareentay raalli gelin buuxda ayaan siineynaa.

Shaqadii aan dadkeenna u haynay halkeedii ayey noogasii socon doontaa haddii Eebbe weyne yiraahdo insha allah.

Soo dhowaada Dadkii la iga beeroow, waadna ku mahadsantihiin dulqaadka aad muujiseen, Sharaf iyo karaamo korkiinna ha ahaaTo. 🙏

1 year ago

DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!
🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆
https://t.me/dhiiriye
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two2⃣

Taabo kolba linkiga ku cajabiya.

🏆DHIIRI GALIN 🏆

▶️ QURAANKA IYO SAYNISKA.
▶️ DOOD CILMIYEED
▶️KAABAHA NOLOSHA

➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA

🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️BARASHADA ENGLISHKA
➡️ WAAYAHA AAADANAHA

📕 BUUGAAG 📒

➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL

🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
➡️CILMI NAFSIGA
➡️PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE

🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE
➡️ Ereyo jacayl

➡️ Halganka nolosha
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA
➡️ DAACAD ACADEMY

🕋 DIINI 🕋

➡️ AlRAXMA CHANEL
➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA
➡️ ibrahin geedi
➡️ Islamic digital

📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
➡️ AQOON RAADIS

╚═══════ - ════════╝

❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis

Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

NASIIB 149

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ma tahay qof ganacsi leh ,misana raba in ganacsigiisa uu u helo macmiil badan.
Si laguugu xayaysiiyo ganacsigaaga ciwaankan hoose la xidhiidh.
@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
[Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.

Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq](https://t.me/AlFURQANONLINE1)
■□■□■□■□ - ■□■□■□■

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Telegram

DHIIRIYE CHENNEL

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ***♥️******💯*** Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer Dhiirriye Discussions https://t.me/+iYYcvw6p7xI5OGJk

***DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!***
1 year ago

DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!
🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two2⃣

Taabo kolba linkiga ku cajabiya.

🏆DHIIRI GALIN 🏆

▶️ QURAANKA IYO SAYNISKA.
▶️ DOOD CILMIYEED
▶️KAABAHA NOLOSHA

➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA

🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️BARASHADA ENGLISHKA
➡️ WAAYAHA AAADANAHA

📕 BUUGAAG 📒

➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL

🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
➡️CILMI NAFSIGA
➡️PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE

🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE
➡️ Ereyo jacayl

➡️ Halganka nolosha
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA
➡️ DAACAD ACADEMY

🕋 DIINI 🕋

➡️ AlRAXMA CHANEL
➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA
➡️ ibrahin geedi
➡️ Islamic digital

📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
➡️ AQOON RAADIS

╚═══════ - ════════╝

❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis

Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

NASIIB 149

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ma tahay qof ganacsi leh ,misana raba in gamacsigiisa uu u helo macmiil badan.
Si laguugu xayaysiiyo ganacsigaaga ciwaankan hoose la xidhiidh.
@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
[Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.

Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq](https://t.me/AlFURQANONLINE1)
■□■□■□■□ - ■□■□■□■

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Telegram

Nasiib149

yaa ka fiican hadal qof ugu yedha hadlka eebe***❤*** #Halkn wxd ka heli doonta I.a *Quran *xikmad *Diini *dhiirigeln *Qisooyn https://t.me/+gYM\_jKt9TJA0Y2Zk

***DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!***
1 year ago

DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!
🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆
https://t.me/THEKURAN
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two2⃣

Taabo kolba linkiga ku cajabiya.

🏆DHIIRI GALIN 🏆

▶️ QURAANKA IYO SAYNISKA.
▶️ DOOD CILMIYEED
▶️KAABAHA NOLOSHA

➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA

🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️BARASHADA ENGLISHKA
➡️ WAAYAHA AAADANAHA

📕 BUUGAAG 📒

➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL

🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
➡️CILMI NAFSIGA
➡️PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE

🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE
➡️ Ereyo jacayl

➡️ Halganka nolosha
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA
➡️ DAACAD ACADEMY

🕋 DIINI 🕋

➡️ AlRAXMA CHANEL
➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA
➡️ ibrahin geedi
➡️ Islamic digital

📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
➡️ AQOON RAADIS

╚═══════ - ════════╝

❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis

Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

NASIIB 149

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ma tahay qof ganacsi leh ,misana raba in gamacsigiisa uu u helo macmiil badan.
Si laguugu xayaysiiyo ganacsigaaga ciwaankan hoose la xidhiidh.
@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
[Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.

Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq](https://t.me/AlFURQANONLINE1)
■□■□■□■□ - ■□■□■□■

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Telegram

QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. ***👇******👇*** https://youtube.com/channel/UCN3mUQw4doOGRxHMe2mq8ag

***DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!***
1 year ago
"In xaafad kasta laga dhiso toddoba …

"In xaafad kasta laga dhiso toddoba Masaajid oo aan qaar-kood cidi ku tukan waxaa dhaanta adoo dhisa wado dadku maro, oo ka gaadhiga wata aanu gaadhigu kaga jabin ka maskiinka ah ee lugaynaayana aanu ku dhibtoon ".

- Sh Mustafa hajji Ismail

1 year, 1 month ago
[#\_Afar](?q=%23_Afar) shey oo irsaaqda kaa hor …

#_Afar shey oo irsaaqda kaa hor istaagsan.

1- Salaada subax kadib in la seexdo, ilaa ay qoraxdu kasoo baxdo mooyee.
2- Salaad la'aan ama salaad yari.
3- Caajiska iyo Wahsiga.
4- Istiqfaarta iyo ducada oo kugu yar.

1 year, 1 month ago
[#\_Afar](?q=%23_Afar) arrimood waa ku qiima tiraan.

#_Afar arrimood waa ku qiima tiraan.

1- Hadal badni.
2- Sheegasho ama cabasho badan.
3- Beenta badan
4- Xanta iyo iskudirka.

1 year, 1 month ago

Aad ayey u xanuun badan tahay nasiib darrana u tahay in aad salaatu_leyl ama taajud aad usoo kacdo ood tukato balse salaaddii subax aad ka jiifato oo ay ku dhaafto, bal isweydii waa maxay faaiidada aad ka heshay salaatu_leylkaas oo sunno ah Haddiiba waajibkii salaadda subax ay ku seejisay !

Aan ku dadaalno waajibaadka, sunnooyinkana aan raacinno, ilaahayna hana waafajiyo habeenka qiimaha badan ee Leylatul_qadriga ah.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago