Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

🌷NOLOL IFEYSA-حياة مشرقة🌷

Description
Waxaad ka heli doontaa chanelkaan waxyaabo badan oo wanagsan oo aad ka faa'iidi doontid ❤️
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

7 months, 3 weeks ago
7 months, 3 weeks ago
صفحة┆٢٩ .

صفحة┆٢٩ .

7 months, 3 weeks ago
8 months ago
8 months, 1 week ago
8 months, 1 week ago
10 months, 2 weeks ago
***🌴*** Si kasta oo aad cilmi …

🌴 Si kasta oo aad cilmi u yeelato, kuma sara mareysid Qur’aanka wax aan aheyn, xataa hadaad kun kitaab akhriso 💙

🌴 Aduun iyo aakhiro waxan dadka sara mariya ee sharfta u yeela waa Qur'aanka, isagaana naga mudan inaan ku dadaalno

🌸🥰💙

10 months, 3 weeks ago
10 months, 3 weeks ago

🌼 Allow maalintan carafo ee fadliga badan darteed👇

🌱Waxaad kabuuxisaa guryaha muslimiinta farxad iyo barwaaqo 🤲

🌱Allow ka feed kurbo iyo dhib oo dhan 🤲

🌱Allow fududey arimahooda 🤲

🌱 Allow Diinta qalbiyadooda ku suk 🤲

🌱 Allow u dambi dhaaf 🤲

🌱Allow caafi kooda xanuunsan 🤲

🌱Allow u naxariiso kooda dhintay 🤲

🌱 Allow Naarta Kawada xureey 🤲

🌴 اللهم إنا نسألك زيادة في الدين
وبركة في العمر
وصحة في الجسد
وسعة في الرزق
وتوبة قبل الموت
وشهادة عند الموت
ومغفرة بعد الموت
وعفوًا عند الحساب
وأمانًا من العذاب
ونصيبًا من الجنة
وارزقنا النظر إلى وجهك الكريم

Aamiin aaamiin aaamiin 🤲🤲🤲

10 months, 3 weeks ago

قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ:
( أفضلُ الدُّعاءِ دعاءُ يومِ عرَفةَ)

Maanta Duceyso oo Duceyso oo Duceyso hana ka daalin inaad Alle weydiisato wax waliba oo wanag ah oo aduun iyo Aakhiro uga baahantahy

Waalidkaga, Ehelkaaga, Asxaabtada u wada ducey

Inta dhimatayne u ducey

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago